Home Blog Page 909

Dowladaha Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis cusub

Talaado, May 13, 2025 {HMC} Dowladdaha Soomaaliya iyo Azerbaijan ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan ku kala saxiixay heshiis is afgarad ee (MoU) oo wada shaqeyn ah.

Heshiiskaan is afgarad ayaa waxaa si rasmi ah labada dowladood u kala saxiixay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo dhigiisa dalka Azerbaijan ee Wasaaradda Beeraha Majnun Mammadov.

“Heshiiskan ayaa xoogga saaraya iskaashi ballaaran oo ku saabsan maalgashiga beeraha, is-weydaarsiga hababka casriga ah ee waraabka iyo danabeynta, horumarinta cilmi-baarista, iyo wada shaqeynta ganacsatada ku hawlan wax-soosaarka beeraha ee labada dal” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Wasaaradda Beera iyo Waraabka Soomaaliya.

Wasaaraddu waxay sidoo kale sheegtay in is afgaradkan uu qayb ka yahay dadaalada ay ku dooneyso iney ku horumariso wax soo saarka gudaha dalka, iyadoo la kaashanayo teknoolojiyada casriga iyo khibradaha heerka caalami ah ee dalka Azerbaijan leeyahay, taasoo la filayo in beeraleyda Soomaaliyeed wax weyn ka faa’iideysan doonaan.

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa sidoo kale booqday xarumaha cilmi baarista beeraha iyo machadyada tiknoolajiyadda la xiriira cilmiga carada iyo kiimikada beeraha ee dalka Azerbaijan.

Ugu dambeyntii heshiiskaan is afgarad ee dhanka beeraha ah oo ay wada galeen labada dowladood ayaa kusoo aadaya, iyadoo bilawgii sanadkaan heshiis iskaashi oo dhanka difaaca ah labada dal ku wada gaareen magaalada Baku ee Caasimadda dalkaasi Azerbaijan.

Muxuu Yahay Xisbiga Hadal Haaynta Dhaliyay ee Maanta lagu Dhawaaqi Rabo?

Talaado, May 13, 2025 {HMC}  Waxaa la filayaa in magaalada Muqdisho looga dhawaaqayo urur siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Ururkan oo ah xisbigii UPD ee madaxweynaha oo la balaariyay ayaa la qorsheeyay in lagu dhawaaqo Toddobaadkii hore, balse wuxuu u baaqday Khilaaf ka dhashay awood qeybsiga xilalka sare ee Xisbiga, kadib diidmo ka timid Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

Waxaa muddooyinkii dambe socday wada-hadallo siyaasadeed oo la sheegay in khilaafaasi lagu xaliyay. Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen lagu qanciyay inuu noqdo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee urur siyaasadeedka cusub ee Caddaaladda iyo Wadajirka.

Ururuka Caddaaladda iyo Wadajirka ayaa noqonaya xisbigii ugu horeeyay ee ay ku jiraan Madaxda sare ee dowladda Federaalka oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sidoo kale, waxaa ka tiirsan Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoone iyo Aqalka Sare Cabdi Xaashi, waxaana kaloo xu Xubnaha xisbiga ka mida Guddoonnada labada gole, Ra’iisal wasaaraha, golaha wasiirada iyo madaxda dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed.

Sida ay xogtu sheegeyso, Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadda haysta hoggaanka iyo guddoomiyaha xisbiga, iyadoo uu yahay musharaxa rasmiga ah ee xisbiga u matali doona doorashooyinka aan la isku raacsaney ee qabanqaabadoodu socoto.

Ujeedka dhismaha urur siyaasadeedkan ayaa lagu sheegay inuu mar saddexaad xukunka kusoo laabto Madaweyne Xasan Sheekh muddo 5 sano ah, isagoo heshiis kula galay Madaxda Maamul Goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed inay sidoo kale xilalka si heyn doonaan.

Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa si weyn uga hor yimid xisbiga cusub ee Madaxweynuhu dhisanayo, waxayna ku tilmaameen xisbi lagu boobayo hoggaanka dalka oo la mida xisbigii Kacaanka ee Dowladii Siyaad Barre.

 

Maxaa ka Jiro in Trump Qorsheynayo inuu Gaaro Israa’iil?

Talaado, May 13, 2025 {HMC} Raysal wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ,ayaa ahaa hogaamiyihii ugu horreeyay ee ajnabi ah oo booqda Donald Trump ka dib markii dib loo doortay horaantii sanadkan.

Haatan Trump waxaa uu ku suganyahay Bariga Dhexe, wuxuuna goor dhow ka caga dhigtay Sacuudiga, booqashadiisi ​​ugu horreeysay ee dibadeed balse, qorsaha safarkiisa kuma jirto inuu gaaro Israa’iil.

Saraakiisha Israel ayaa lagu soo waramayaa inay si gaar ah maamulka Trump ugala hadleen inuu safarkiisa ku daro wadankooda, dadaalladaas oo u muuqda kuwo aan miro dhalin.

Iyadoo safiirka Maraykanka u fadhiya Israa’iil, Mike Huckabee, uu Sabtidii sheegay in xiriirka Maraykanka iyo Israa’iil uu weli yahay mid xooggan

Madaxweeynaha Dalka Mareeykanka Booqashada Ku Tagay Dalka Sacuudi Carabiya?

Talaado, May 13, 2025 {HMC} Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa maanta ka degay magaalada Riyaad ee caasimadda dalka sacuudiga, kaas oo ka dhigan socdaalkii u horreeyay ee rasmi oo dibadda uu ku tagayo, tan iyo markii uu xafiiska dib ugu soo laabtay.

Dhaxalsugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan, ayaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxwayne Trump, iyada oo la arkayay diyaaradaha Sacuudiga F-15 oo galbinaya diyaaradda madaxwaynaha ee Air Force One.

Labada hoggaamiye iyo wafdigooda ayaa u gudbay gudaha Terminalka garoonka diyaaradaha Boqor Khaalid oo ay wada-hadal kooban ku yeesheen inta uu socday waqtiga qaxwaha uu Sacuudiga caanka ku yahay.

Madaxweyne Trump waxaa socdaalkan ku weheliya xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Marco Rubio, Xoghayaha Ganacsiga Howard Lutnick, Xoghayaha Difaaca Pete Hegseth, iyo Xoghayaha Tamarta Chris Wright.

Inta lagu guda jiro socdaalka uu madaxwayne Trump ku joogo dalka boqortooyada Sucuudiga ayaa la filayaa in uu soo saaro go’aamo saamayn ku yeelan kara siyaaadda iyo xaaladaha kacsan ee ka jira gobolka.

{DAAWO MUQAALKA} Puntland Oo Xaqiijiyay in ay Soo iibsatay Diyaarado dagaal .

Talaado, May 13, 2025 {HMC} Afhayeenka howlgalada Puntland oo la hadlayay warbaahinta ayaa u sheegay in tallaabadan ay qeyb ka tahay tayaynta ciidamada Puntand, isagoo intaas ku daray in diyaaradahani ay ka qeyb qaadan doonaan duqaynta iyo sahanka ciidamada.

Inkastoo uu afhayeenku diiday inuu sheego halka ay Puntland kasoo iibsatay diyaaradahan, haddana wuxuu tilmaamay inay yihiin diyaarado tayo leh oo ay Puntland kusoo iibsatay lacagteeda. Wuxuu sidoo kale beeniyay in dowlado ay ku caawiyeen.

Faadhigo wuxuu sheegay diyaaradahan inay ciidamada ka caawinayaan inay ku gaaraan meelaha aysan gaadiidku geli Karin, taasoo uu sheegay inay ahayd caqabad ugu weyn oo ciidamada ka haysata inay gaaraan meelaha firxadka Daacish.

Waxa uu sheegay in diyaaradahan ay qeyb ka ahaan doonaan bilowga wajiga afaraad ee howlgalka Hillaac oo uu dhawaan madaxweyne Deni ku dhawaaqi doono. Wuxuu intaas ku daray in ciidamo Puntland ka tirsan loo tababarayo isticmaalkooda.

Si kastaba ha ahaatee, Diyaaradahan ayaa kusoo beegmaya xilli ay Puntland hakisay howlgalkii Daacish, iyadoo ciidamadu ay awoodi waayeen inay Daacish ka sifeeyaan togga Miiraale.

Somali army kills three AS militants in Mudug region

0

Tuesday May 13, 2025 {HMC} Somali National Army (SNA) forces, in collaboration with local clan militia, killed three AS militants in a coordinated operation on Monday in the Aalim area of Jowle district, near Harardhere town in the Mudug region.

Harardhere district commissioner Aseyr Ibrahim Mataan confirmed to local media that the joint forces successfully destroyed AS hideouts and seized several weapons during the raid.

“The bodies of the militants killed in the operation were recovered, including senior figures who held significant roles in the area,” Commissioner Mataan stated.

Among those killed was Mohamed Ali Gaaguf, identified as the AS operative for the Jawlo area. Authorities said he played a central role in coordinating the group’s operations in the region.

Additionally, the forces captured Hared Abdi Ali, a former local fighter who had defected to Al-Shabaab eight months ago. His arrest is seen as a valuable intelligence gain for ongoing operations.

Military activity has intensified in recent weeks around Harardhere district, with Somali forces targeting AS fighters entrenched in the area as part of the broader national campaign to eliminate the group’s presence in central Somalia.

Trump heads to Saudi Arabia eyeing more investment in US.

0

Tuesday May 13, 2025 {HMC} With US President Donald Trump due to visit Gulf states this week, a key focus will be securing significant new investment for the US economy.

“President Trump wants the announcement [of more Gulf money for the US],” says economist Karen Young, a senior fellow at the Middle East Institute think tank.

“He wants to have a big poster in a meeting that describes where these investments might go. And some estimation of what they will do to the American economy in terms of job creation or his big push, of course, on domestic manufacturing.”

Trump is due to arrive in the Saudi capital, Riyadh, on Tuesday 13 May, to meet the country’s de facto leader Crown Prince Mohammed bin Salman.

Trump is then expected to attend a summit of Gulf leaders in the city on 14 May, before travelling to Qatar that same day, and then ending his three-day trip in the United Arab Emirates (UAE) on 15 May.

The economic importance of the region to Trump is highlighted by the fact that the visit to Saudi Arabia was due to be the first overseas trip of his second term in the White House. That was before the death of Pope Francis necessitated Trump attending his funeral in Rome towards the end of April.

Saudi Arabia was also the first country that Trump visited during his first term of office, going against the modern practise of US presidents to start with the UK, Canada or Mexico.

Securing new investments in the US from Gulf states, and particularly from their state-backed sovereign wealth funds, will help Trump to signal back home that his “America First” agenda is delivering results.

The presidential visit is drawing top Wall Street and Silicon Valley leaders to Saudi Arabia. A Saudi-US investment forum on 13 May in Riyadh will feature CEOs from BlackRock, Palantir, Citigroup, IBM, Qualcomm, Alphabet, and Franklin Templeton.

The push comes amid economic headwinds, as President Trump’s new import tariffs have significantly disrupted global trade, confidence, and the US economy itself. US economic output fell in the first three months of this year, its first fall in three years.

Back in January, Prince Mohammed said that Saudi Arabia would invest $600bn (£450bn) in the US over the next four years. However, Trump has already said that he’d like that to rise to $1tn, including purchases of more US military equipment.

According to Ali Shihabi – a Saudi commentator and author, with close ties to the Saudi government – a number of economic agreements will be signed during the trip.

“These deals will further integrate the Saudi and US economies together, joint ventures in the kingdom, in the United States, procurements of American weapons and goods,” says Mr Shihabi.

Saudi Arabia’s sovereign wealth fund, the Public Investment fund (PIF), which controls assets worth $925bn, already has numerous investments in the US. These include Uber, gaming firm Electronic Arts, and electric car firm Lucid.

Meanwhile, the UAE has already committed to investing $1.4tn in the US over the next 10 years, in sectors such as AI, semiconductors, energy and manufacturing. This was announced by the White House in March after the UAE’s national security advisor, Sheikh Tahnoon bin Zayed Al Nahyan, met President Trump in Washington.

Yet Ms Young from the Middle East Institute says that the scale of these investments is not realistic in the short term. She instead says that they are long-term strategic moves, and that the figures should be taken “with a little bit of a grain of salt”.

Regarding specific deals that could be announced during Trump’s visit, it is widely reported that Saudi Arabia will agree to buy more than $100bn of US arms and other military items.

These are said to include missiles, radar systems and transport aircraft.

The US has been a longstanding arms supplier to Saudi Arabia, but in 2021 the then Biden administration stopped selling Riyadh offensive weapons, citing concerns about the country’s role in the war in neighbouring Yemen.

The 2018 killing of Saudi journalist Jamal Khashoggi was also widely reported to be a factor. A US report said that Prince Mohammed had approved the murder.

The Biden White House resumed the sale of these weapons last year. While it cited that the Saudis had stopped bombing Yemen, some commentators said that the US was seeking Saudi assistance to help end the conflict in Gaza and aid its future reconstruction.

Mr Shihabi says Saudi Arabia will be seeking assurances from the White House that the US will implement a “more efficient procurement system”, enabling the Gulf state to access ammunition and military equipment far more quickly and easily.

“The Trump administration is initiating procedures to facilitate those deals. So, it’s expected that this process will improve immediately,” he adds.

Artificial intelligence is the other topic that will dominate the agenda during Mr Trump’s visit. Talks are expected to centre on attracting greater Gulf investment into US tech firms, and boosting the region’s access to cutting-edge American semiconductors.

The UAE and Saudi Arabia have been investing billions of dollars into tech and AI sectors as they try to diversify their economies away from oil.

The Emiratis, in particular, are keen to establish themselves as a global AI hub.

Last week, the Trump administration scrapped the Biden-era chip regulations that placed restrictions on exports of advanced US chips to more than 120 countries including the Gulf states.

The White House is expected to draft new rules that would potentially involve direct negotiations with countries like the UAE.

“For the UAE, this is absolutely essential,” says Ms Young. “They are aggressively building out their AI capacity. So, for them getting access to US technology is imperative to be the best.”

While much attention will be on Trump courting Gulf capital for the US, Saudi Arabia is equally focused on drawing American investment into its ambitious Vision 2030 program.

Led by giant construction projects, such as the building of a linear city called The Line, Vision 2030 is central to the Saudi government’s continuing efforts to diversify the country’s economy away from oil.

It also involves pouring resources into entertainment, tourism, mining and sports.

However, foreign direct investment into Saudi Arabia declined for a third straight year in 2024, reflecting persistent challenges in attracting overseas capital.

The fall in global oil prices since the start of the year has further strained Riyadh’s finances, increasing pressure to either raise debt or cut spending to sustain its development goals.

Oil prices tumbled to a four-year low amid growing concerns that a trade war could dampen global economic growth.

The decline was further fuelled by the group of oil producing nations, Opec+, announcing plans to increase output.

Saudi Arabia is part of that group, and some commentators said that the rise was in part a desire to please Trump, who has called for lower oil prices.

Other analysts said the reason was more that Opec+ remains confident that the global economy is growing.

The US-Saudi Business Council, is an organisation that aims to boost trade ties between the two countries.

It is hoping that Trump’s visit will push American businesses to explore more opportunities in Saudi Arabia, especially in sectors like AI, healthcare and education.

“The Saudi government is looking heavily to invest in these sectors. There is a very big appetite for Saudi companies to collaborate with American companies,” Hutham Al Jalal, who heads the Riyadh office for the organisation, tells the BBC.

Saudi officials are said to be confident that some deals in these sectors will be secured during Trump’s visit.

For Saudi Arabia, Trump’s visit is about strengthening ties with their longest-standing Western ally – a relationship that grew strained during the Biden years. For President Trump, it is about landing investment deals that can be framed as a win for his economic agenda.

“President Trump is looking for a headline of big investments in America, and he will get that from this trip,” adds Mr Shihabi.

U.S. airstrike targets ISIS militants in northeastern Somalia, backing Puntland forces

0

Tuesday May 13, 2025 {HMC} U.S. Africa Command (AFRICOM), in coordination with the Federal Government of Somalia, carried out an airstrike targeting ISIS militants approximately 70 kilometers southeast of Bosaso in the Bari region.

According to the Somali National News Agency, the operation was launched to support Puntland Security Forces in their ongoing campaign to eradicate ISIS fighters entrenched in the area. The strike is part of a broader counterterrorism effort aimed at degrading the capabilities of extremist groups operating in northeastern Somalia.

Officials have not disclosed the number of militants killed or injured in the strike, citing that the operation is still ongoing and damage assessments are underway.

The Somali government praised the U.S. for its continued partnership, highlighting the critical role international allies play in the country’s fight against terrorism and in strengthening regional security.

Azerbaijan President ratifies defense cooperation agreement with Somalia.

0

Tuesday May 13, 2025 {HMC} Azerbaijani President Ilham Aliyev has ratified a bilateral agreement with the Federal Government of Somalia on cooperation in the field of defense and the defense industry, marking a significant step forward in military and strategic ties between the two nations.

The agreement, titled “Agreement between the Government of the Republic of Azerbaijan and the Government of the Federal Republic of Somalia on Cooperation in the Field of Defense and the Defense Industry,” was signed on February 12, 2025, in Baku by Somali Defense Minister Abdulkadir Mohamed Nur and Azerbaijani Defense Minister Zakir Hasanov.

Officials from both sides hailed the deal as a milestone in expanding defense and military industry collaboration, potentially paving the way for technology transfer, training programs, and joint defense initiatives.

The ratification comes after high-level talks between Somali President Hassan Sheikh Mohamud and President Ilham Aliyev, during which the leaders discussed a broad range of strategic issues, including green energy, economic cooperation, and enhanced defense relations.

Azerbaijan’s parliament had approved the agreement during a plenary session on April 22, affirming the country’s intent to deepen engagement with Somalia across multiple sectors.

The agreement reflects the growing strategic partnership between Baku and Mogadishu, as Somalia continues to seek global allies in its efforts to strengthen national security and defense capabilities.

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN Duqeeymo Culus oo laga Fuliyey Puntland.

0

Talaado 13, May 2025 {HMC} FAAH FAAHIN Duqeeymo Culus oo laga Fuliyey Puntland.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA.