Home Blog Page 928

Ethiopia-Djibouti railway pledges to reshape trade dynamics, foster regional development.

Thursday May 8, 2025 {HMC}  The Ethio-Djibouti Standard Gauge Railway Share Company (EDR) has reaffirmed its strong commitment to expanding the role of the Chinese-built railway as a “crucial artery of trade and connectivity” between the two countries, aiming to boost logistics efficiency and spur regional economic growth.  

The Ethio-Djibouti Standard Gauge Railway Share Company (EDR) has reaffirmed its strong commitment to expanding the role of the Chinese-built railway as a “crucial artery of trade and connectivity” between the two countries, aiming to boost logistics efficiency and spur regional economic growth.

In a response to Xinhua, the EDR outlined plans to raise the 752-km electrified railway’s annual freight capacity from the current two million tonnes to 6.2 million tonnes by 2027. Ultimately, the railway aims to handle at least 25 percent of Ethiopia’s total import and export trade.

Touting the railway’s growing strategic importance, the EDR said its operations are anchored in value-added services such as multimodal transport, freight forwarding, warehousing, customs clearance, and passenger services, helping reshape logistics between Ethiopia and Djibouti.

“The railway has significantly improved Ethiopia’s import-export trade by providing a reliable and efficient transportation corridor to the port of Djibouti. It has streamlined logistics, reduced transportation time and costs, ultimately increasing trade competitiveness,” it said.

Data from the EDR suggested that the railway has slashed freight transport time between the two countries from more than three days to under 18 hours.

According to the EDR, the railway’s ability to “seamlessly connect major cities, industrial parks, and key economic zones in Ethiopia and Djibouti” has enabled the efficient movement of cargo and passengers. Its electrified system offers a cost-effective and environmentally sustainable alternative to road transport.

The EDR also highlighted the railway’s broader socio-economic benefits, including job creation, stimulation of local economies along the route as well as its role in strengthening people-to-people ties and fostering cultural exchanges between Ethiopia and Djibouti.

As part of its “ambitious yet achievable” five-year growth plan, the EDR aims to increase its annual cargo capacity from the current 2.09 million tonnes to 10.1 million tonnes and passenger numbers from around 180,000 to over 560,000, while improving its net profit margin by 38.2 percent.

The railway is implementing a multifaceted strategy involving infrastructure expansion, enhancement of its rolling stock, digitalization of logistics operations, and diversification of services. With newly added capabilities such as multinational operations, customs clearance, and freight documentation, the EDR is also working to deepen partnerships and attract new clients.

By offering “end-to-end comprehensive services,” the EDR said it is positioning itself as a regional logistics leader. Its growing role, the company emphasized, is helping to reshape trade dynamics and lay the groundwork for sustainable regional development.

Jointly constructed by China Railway Engineering Corporation and China Civil Engineering Construction Corporation, the 752-km standard-gauge railway, also known as the Addis Ababa-Djibouti Railway, is Africa’s first electrified transboundary rail line.

SOURCE 

Dowladda Turkiga oo ka hadlay xiisadda dagaal ee Pakistan iyo Hindiya

Dowladda Turkiga ayaa ka hadashay xiisadda u dhaxeysa dalalka Pakistan iyo Hindiya, ka dib weerarkii ay Hindiya ku qaaday Pakistan.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa war ay ku baahisay baraha bulshada ku sheegtay, inay ka walaacsan tahay xaaladaha ka soo cusboonaanaya Hindiya iyo Pakistan, isla markaana ay si dhow ula socoto arrimahaasi.

“Waxaan cambaareyneynaa tallaabo kasta oo kicinaya rabshadaha iyo weerarada lagu beegsado dadka shacabka ah iyo dhismayaasha rayidka ah,” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Wasaaradda.

“Waxaan rajeyneynaa in tallaabooyin la qaadi doono sida ugu dhaqsiyaha badan si loo dejiyo xiisadda”, ayay intaas raacisay.

Bayaankala soo saaray ayaa sidoo kale labada dhinac loogu baaqay inay iska ilaaliyaan ficillo hal dhinac ah”.

Sidoo kale, bayaanaka ayaa lagu sheegay in Turkiga uu Pakistan ku taageerayo dalabka ah in baaritaan lagu sameeyo weerarkii 22-kii bishii hore ka dhacay Pahalgam, qeybta Hindiya .

Jubbaland oo ka Hortimid Go,aankii kasoo Baxay Shirka GWQ

khamiis 08, May 2025 {HMC}  Maamulka Jubbaland ayaa si cad u sheegay in waxba aysan ka khuseyn go’aamadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

Wasiirka Warfaafinta Jubbaland, Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar, ayaa qodobadii shirka kasoo baxay ku tilmaamay kuwo aan waxba soo kordhinayn, islamarkaana aan waxba ka beddeli karin xaaladda Jubbaland.

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa habeenkii xalay ku baaqay in Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Federaalka ay soo saarto talo sharci ah oo lagu wajaho xaaladda Jubbaland, si loo helo dowlad-goboleed leh sharciyad buuxda.

Hadalkan ayaa dhaliyay falcelin xooggan, iyadoo siyaasiyiin badan ay ku tilmaameen isku day ay Dowladda Federaalka ku doonayso in ay meesha kaga saarto maamulka Jubbaland, ayna dhisto maamul kale oo beddela.

Xildhibaan Cabdiladiif Sanyare oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag u dhaleeceeyay Dowladda Federaalka, isagoo ku eedeeyay inay duullaan siyaasadeed ku tahay Jubbaland.

“Dowlad-goboleedka Jubbaland waxaa laga rabaa diyaar garow dhab ah. Waxaa kusoo socda duullaan kaga imaanaya dhanka Dowladda Federaalka, taasoo si cad uga leexatay waddadii dowladnimada, khatarna ku ah midnimada iyo wadajirka dalka, kuna tumanaysa nidaamka federaalka,” ayuu yiri Xildhibaan Sanyare.

Jubbaland ayaa horey u shaacisay inay wadashaqeynta kala laabatay Dowladda Federaalka, iyadoo ku eedeysay in dowladda dhexe ay u shaqeyso si u eg shirkad gaar ah oo ku kooban Gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa isaguna dhankiisa sheegay in go’aan kasta oo kasoo baxa Dowladda Federaalka aanu wax saameyn ah ku yeelan doonin jiritaanka Jubbaland

NCC meeting ends with pledge to support security, elections; SSC-Khaatumo recognized as federal state

Somalia’s National Consultative Council (NCC) concluded its meeting in Mogadishu on Wednesday night with an agreement to enhance coordination on national security and accelerate the country’s electoral process.

In a communique issued after the meeting, leaders pledged full support for the Somali National Army in its fight against terrorism and called for stronger collaboration between federal and regional authorities to improve stability.

The Council also emphasized the need to expedite voter registration efforts, which began in Mogadishu last month and are expected to expand to other federal member states. Regional governments were urged to work closely with the National Independent Electoral Commission to ensure timely implementation.

The Ministry of Interior was tasked with drafting a legal framework to address the political standoff in Jubbaland, where disputes with the federal government have stalled coordination on national priorities.

In a major development, the NCC officially recognized SSC-Khaatumo as a federal member state. The Council agreed to complete the region’s ongoing state formation conference in accordance with Somalia’s provisional constitution.

Despite the progress reported in the communique, two key federal member states—Puntland and Jubbaland—were absent from the talks due to unresolved political disputes with the central government over constitutional amendments and the electoral process.

President Hassan Sheikh Mohamud chaired the talks at Villa Somalia, which attended by Prime Minister Hamza Abdi Barre, Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama, and the presidents of Galmudug, Hirshabelle, South West, and the newly recognized SSC-Khaatumo State, as well as the Banadir regional administration.

The NCC is Somalia’s top intergovernmental forum, bringing together federal and regional leaders to coordinate national priorities, including security, governance, and elections.

Madaxweyne Trump oo saacadaha soo socda shaacin doona qorshaha Qasa iyo cidda maamuli doonta

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in faahfaahinta wadahadallada la xiriira Marinka Qasa lagu dhawaaqi doono 24 saacadood ee soo socda, isagoo aan bixin wax xog dheeraad ah.

Sida ay werisay wakaaladda wararka ee Reuters, Washington iyo Israa’iil ayaa horey uga wadahadlay xaaladda Qasa, oo ay ka mid tahay in la dhiso xukuumad kumeelgaar ah oo uu hogaaminayo sarkaal Mareykan ah si uu u maamulo Qasa ilaa xaaladdu ay degto lana gaaro hub ka dhigis buuxda. Kadibna, waxaa la dhisi doonaa Maamul Falastiiniyiintu leeyihiin oo joogto ah.

Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in maamulkaasi aaney ka mid noqon doonin ururka Xamaas ama Maamulka Falastiin, balse ay ka shaqeyn doonaan farsamayaqaano Falastiiniyiin ah. Ma jiri doono jadwal rasmi ah oo loogu talagalay muddada uu maamulkaasi sii jiri doono, iyadoo lagu saleyn doono xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta dhulka.

Warbixinnada qorshahan la soo jeediyay ayaa is barbardhigaya wixii ka dhacay dalka Ciraaq sanadkii 2003 kaddib duullaankii Mareykanka, markaas oo Washington ay dhistay maamul kumeelgaar ahaa si uu u xukumo dalkaasi. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters, dalal kale ayaa lagu casuumi doonaa inay ka qaybqaataan maamulkaas, inkastoo aan la cayimin dalalkaas ama hannaanka ay kaga mid noqon doonaan qeybta maamulka.

Xukun ku dhacay rag lagu qabtay ayagoo quraanjo dhoofinaya

Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa ku xukuntay afar nin min hal sano oo xadhig ah ama ganaax dhan $7,700 (£5,800), ka dib markii lagu helay dambiga ah inay isku dayeen inay dalkaas ka tahriibiyaan boqollaal qudhaanjo, si gaar ah teeda waaweyn.

Eedeysanayaashaas—oo kala ah wiilal dhalinyaro kasoo jeeda Biljamka oo lagu kala magacaabo Lornoy David iyo Seppe Lodewijckx, mid Vietnam u dhashay, Duh Hung, iyo qof Kenyaan ah, Dennis Ng’ang’a—ayaa qirtay inay dhoofinayeen in ka badan 5,000 oo quraanjada nooca Messor cephalotes ah, oo sidoo kale loo yaqaanno Giant African Harvester Ants, kuwaasoo la dhex-geliyay ilaa 2,200 tubooyin ah si ay usii noolaadaan inta safarka lagu jiro.

Sida ay labada nin ee Belgian-ka ah ay u sheegeen maxkamadda, waxay qudhaanjadaas u urursanayeen si hiwaayad ah, isla markaana ma aysan ogeyn inay tahay arrin sharci-darro ah.

Laakiin Arbacadii, xukunka ayaa ayadoo ku dhawaaqaysa xukunka garsoore Njeri Thuku waxay sheegtay in nooca cayayaanka la qabtay uu ahaa mid qiimo badan oo ay lahaayeen kumannaan xabbo, ma ahayn tiro yar.

Qudhaanjadan oo keliya laga helo Bariga Afrika, ayaa la doonayay in lagu iibiyo suuqyada Yurub iyo Aasiya, halkaasoo hashii quraanjo ay ka joogto ilaa $130.

Waaxda Adeegga Duur-joogta Kenya (KWS), oo looga bartay ilaalinta noolaha waaweyn, sida libaaxa iyo maroodiga, ayaa arrintan ku tilmaantay “dhacdo taariikhi ah”.

Kiisku wuxuu muujiyay “isbedel naxdin leh oo ku yimid qaababka ka ganacsiga [noolaha] – laga bilaabo naasleyda caanka ah ilaa noocyada aan caanka ahayn ee muhiimka u ah isku dheellitirnaanta deegaanka”, ayay tidhi Waaxda Adeegga Duurjoogta ee Kenya.

Tuhmanayaashu waxay ku qariyeen noolayaashan la qabtay “tubbooyin la farsameeyay oo si gaar ah loo hagaajiyay iyo silingooyin” kuwaas oo awood u siin lahaa cayayaanka inay sii noolaadaan laba bilood” ayay tidhi KWS.

Waxaa kale oo jiray “isku day la xisaabiyey oo lagu doonayay in lagaga gudbo nidaamyada amniga” iyadoo la qarinayo waxa ku jira tuubooyinka.

Sawirro laga soo qaaday rarista sharci darrada ah ee ay Waaxda Adegga Duurjoogta ee Kenya shaacisay ayaa muujinaya boqolaal silingooyin ah oo ay ka buuxaan suufaf, oo mid walba ay ku jirto labo ama saddex qudhaanjo.

Afarta qof ee la tuhunsan yahay oo kala ahaa labo u dhashay dalka Belgian, Vietnamese iyo Kenyan – ayaa la xidhay, ka dibna waxa ay hay’adda KWS ku tilmaantay “howlgal qorshaysan oo sirdoonku hogaaminayey”.

Waxaa la aaminsan yahay in meelaha loogu waday qudhaanjooyinkan ay ahaayeen suuqyada xayawaanka ee Yurub iyo kuwa Aasiya.

KWS ayaa sheegtay in baahida loo qabo noocyada cayayaanka dhifka ah ay sii kordheyso. Soo ururiyeyaashu waxay ku hayaan degaanno gaar ah, oo loo yaqaanno foricariums – oo ah sanduuq xidhan oo lagu sameeyo darsidda qudhaanjada iyo dhismaha deegaanadooda.

Qudhaanjada waaweyn ee qadhaabata ah, ee dhalatuuga Afrikaanka ah – ama Messor cephalotes – waa tan ugu weyn noocyadeeda waxayna kori kartaa ilaa 20mm, iyadoo boqoraddu ay korto ilaa 25mm.

Pat Stanchev, oo ah maamulaha guud ee website-ka ka ganacsada cayayaanka ee Best Ants ee UK, ayaa sheegay in ay tahay “xajmiga weyn ee quruxda badan” taas oo ka dhigaysa mid soo jiidasho leh kuwa doonaya in ay u haystaan sidii xayawaan guri.

Isagu ma iibiyo qudhaanjada weyn ee Afrikaanka ah ee qadhaabata ah, balse waxa uu BBC-da u sheegay in uu ka warqabo dadka isku dayaya in ay u gudbiyaan cayayaanka sida sharci darrada ah loo keeno.

Dalka Kenya, qudhaanjada waxaa ilaaliya axdiyada kala duwanaanshaha noole ee caalamiga ah, ganacsigooduna aad buu u nidaamsan yahay.

“Xeer ilaalintan waxay diraysaa farriin adag oo ah in Kenya ay dhaqan galin doonto ama, waxayna calaamad u tahay tallaabo muhiim ah oo horay loo qaaday dagaalka ay Kenya kula jirto dambiyada aan caadiga ahayn ee duurjoogta” ayay tiri Waaxda Adeegga Duur-joogta Kenya (KWS).

Gantaalada Pakistan ee xambaara nukliyeerka ee Mareykanka gaari kara.

Sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay in Pakistan ay ku guda jirto ka shaqeynta nukliyeerka ayna sameyneyso gantaalada riddada dheer kuwaas oo gaari kara meelo ka baxsan Koonfurta Aasiya ilaa Mareykanka.

Maraykanka ayaa mar xulafo dhow la ahaa Pakistan, hadda se waxa uu ka hadlayaa oo uu ka walaacsan yahay barnaamijka gantaallada ee Pakistan.

Ku xigeenka la taliyaha amniga qaranka Mareykanka John Finer ayaa sheegay in su’aasha muhiimka ah ee ka dhalaneysa waxa ay Pakistan sameyneyso ay tahay waa maxay hadafkeeda ka dambeeya barnaamijkeeda gantaalada ballistic-ga.

“Dhaqdhaqaaqyada Pakistan looma eegi karo si kale marka laga reebo inay khatar ku tahay Maraykanka. Pakistan waxay samaysay gantaalo ay ku rakiban yihiin tignoolajiyada casriga ah,” ayuu yiri Finer.

Ciidamada Amaanka Magaalada Baledweyne oo toogasho ku dilay nin ku hubeysna Bastoolad iyo Bam gacmeed

Ciidamada amaanka magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa Xalay Fiidkii hore toogtasho ku dilay nin la sheegay inuu doonayay inuu weerar ka geysto fariisin ciidamadu ku leeyihiin afaafka hore ee Xaafada Buundaweyn, gaar ahaan Buundada loo yaqaano Buundaweyn.

Ninka toogashada ay ku dileen ciidanka amaanka ayaa la sheegay inuu ku hubeysana oo uu watay bastoolad iyo laba Bam gacmeed oo ah nooca gacanta laga tuuro ah.

Waxaa sidoo kale la tilmaamay in goobta lagu toogtay ninkaan oo la rumeysan yahay inuu ka tirsana kooxda Al-shabaab iney ka baxsadeen laba nin oo kale oo la socotay, kuwaas oo qeyb ka aha weerarka fashilmay.

Ma jirto wax khasaare oo soo gaaray dadka shacab ah, marka laga soo tago dhimashada ninkaan hubeysna, kaasoo Xalay meydkiisa ciidamada iyo dad shacab ah ku jiid jiidayeen xaafado ka tirsan gudaha magaalada Baledweyne.

Goobta Xalay ciidamada amaanka ku toogteen ninka ayaa waxaa horay marar badan xiliyada habeenkii ah uga dhaci jiray weeraro loo adeegsado Bambada noocada gacanta laga tuuro, taasoo marar badan sababtay iney ku dhintaan askar iyo dad shacab ah.

Ajaanibta ku Nool Soomaaliland oo Amaro lagu soo Rogay.

Xukuumadda Somaliland ayaa dadka ajaanibta ah ee dhulkeeda sida sharci darroda ah ku jooga ku amartay in ay isdiiwaangeliyaan, si loo siiyo deganaansho ku meel gaadh ah.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa lagu amray dhammaan ajaanibta aan sharciga haysanin in ay iska diiwaangeliyaan waaxaha laanta socdaalka. Dadka isdiwaangaliya ayaa la siin doonaan degenaansho.

“Waxa la farayaa dhammaan ajaanibta ku sugan dalka in ay iska diiwaangeliyaan laamaha socdaalka JSL muddo saddex toddobaad ah gudaheed, oo ka bilaabmaysa 6-da May 2025 kuna dhammaanaysa 26-ka May 2025. Qofkii isdiiwaangeliya waxa la siin doonaa oggolaansho ku meel gaadh ah,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

Xukuumaddu waxay sheegtay in qofka isdiiwaangeliya laga qaadayo cashuur, waxaana dadka la faray in ay codsi u qortaan laamaha socdaalka si loogu sheego shuruudaha looga baahan yahay si ay Somaliland ugu sii noolaadaan.

“Qofkii ajaanib ah ee raba in uu dalka iskaga baxo, wuu iskaga bixi karaa muddadaas gudaheeda, balse bixitaankiisa waa in uu ka diiwaangeliyaa goobaha xuduudka ee uu ka baxayo,” ayuu warsaxaafadeedku sii raaciyay.

Warbixintu waxay intaas ku dartay in qofkii aan isdiiwaangelin muddada loo qabtay ay ciidamada ammaanku tallaabo sharci ah ka qaadi doonaan.

Amarkan ayaa ka daba yimid amar ay Wasaaradda Arrimaha Guduhu soo saartay 29-kii Abriil, kaas oo lagu faray dadka ajaanibta ah in ay muddo saddex cisho gudaheed ah Somaliland uga baxaan.

Si kastaba ha ahaatee, amarkan cusub ayaa yimid kadib markii Wakiilka Dowladda Itoobiya u fadhiya Somaliland, Mudane Teshome Shunde Hamito, uu Madaxweynaha kala hadlay arrimaha socdaalka. Waxaa la sheegay in Danjire Hamito uu xukuumadda kala hadlay fududeynta amarka lagu saarayo dadka ajaanibta ah oo badankoodu Itoobiya kasoo jeedaan.

Kumanaan qof oo Itoobiyaan ah, kuwaas oo badankoodu ka shaqeeya shaqooyinka hoose, ayaa ku dhaqan Somaliland. Qaybo badan oo ka mid ah ayaanay haysan sharci, waxaana dhacda in mararka qaarkood ay ciidamada ammaanku masaafuriyaan.

Puntland: Nearly 100 Save the Children-Supported Health Centers Set to Close.

Monday 5,may 2025 {HMC}  Puntland is reportedly close to shutting down almost 100 health facilities, due to financial constraints of the agencies donating to health initiatives.

Puntland’s Minister of Planning, Da’uud Bisinle, disclosed that 70 of the facilities, originally funded by Save the Children, will be closed.

According to Save the Children’s Country Director for Somalia, Binyam Gebru, they had to lay off around 150 staff due to financial constraints. He added that they have closed many of their offices, which restricts their ability to offer services to the most vulnerable.

Gebru added that more children would inevitably die unless donors intervene to provide adequate resources.

The crisis begins as the US government has withdrawn $170 million for humanitarian aid to Somalia.

Aid agencies working in Somalia have started closing some of their facilities which assist in saving many lives and warn the international community that declines in donations could lead to a large-scale humanitarian crisis.