spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS Sharci muran dhaliyay ee uu saxiixay madaxweyne Ruto

Sharci muran dhaliyay ee uu saxiixay madaxweyne Ruto

0
93

Khamiis-21- March-2024 {HMC}  NAIROBI — Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa saxiixay sharci muran badan dhaliyay, kaasoo u gogol xaaraya in dowladda ay sii waddo qaadista canshuuraha guryaha oo ah 1.5% ee mushaarka shaqaalaha bil walba.

Canshuurta ayaa loogu talagalay in lagu bixiyo dhismaha guryaha la awoodi karo ee Kenyaanka saboolka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here