WAR DEGEG AH Doorashadii Duqa Magaalada Minneapolis oo si rasmi ah loogu dhawaaqay.

0
26

Arbaco 5 Nov 2025 {HMC} Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey ayaa lagu dhawaaqay in uu ku guulaystay doorashada duqa magaalada 2025, isagoo markii saddexaad helay, wuxuuna meesha ka saaray Cumar Fateh oo la tartamayey.

Siday wax u dhaceen: Frey waxa uu helay codadka ugu badan ee doorashada koowaad, saraakiisha doorashaduna waxa ay ku dhawaaqeen in uu guulaystay kadib markii ay tiriyeen codadka doorashada labaad iyo saddexaad. Waxa uu helay in ka badan 50% codadka guud halka Fateh uu helay 44.4%.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here