Monday, May 13, 2024
spot_imgspot_img

{DAAWO SAWIRADA} Saraakiil ka socota Masar oo Muqdisho kulan kula qaatay taliyaha Booliska Soomaaliya

Axad-28-April-2024 {HMC} Taliye Ciidanka Boliiska S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay Saraakiil Ka socda Dalka Masar ku waasi oo Shalay Soogaaray Magalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Soodhaweynta Saraakiishan waxa goob joog ahaa Taliye ku Xigeenada Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Cusmaan C/llaahi Maxamed (Kaniif) iyo S/Guuto Zakia Xussen Axmed iyo hogaanada ciidanka.

U jeedka Socdaalka Wafdigaan ayaa la xiriira casuumaad uu u fidiyay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto.

S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Saraakiishan uga Mahad celiyaya Aqbalaada Casuumaadii uu u fidayay sidooakalana uga Mahad Celiyaya Garab istaaga ay u sameeyeen Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed.

Dhanka kale Saraakiisha ka socday dalka Masar ayaa bogaadiyay hormarka ay ku tilaabsadeen ciidan boliiska Soomaaliyeed, iyaga oo xusay in ay ciidanka boliiska Soomaaliyeed ka taageeri doonaan tababara, xirfadaha iyo guud ahaan hormarada ciidanka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA

{DAAWO MUUQAALKA} Ciyaar dhaqameedyo Cajiib ah oo lagu so dhaweynaayo Duubka Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan

Axad,12 May, 2024 {HMC} Ciyaar dhaqameedyo Cajiib ah oo lagu so dhaweynaayo Duubka Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/25d9a5pp2oo

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {12-05-2024}

Axad,12 May, 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble Farsamadii ::Mohamed...

WARARKA