Sunday, May 12, 2024
spot_imgspot_img

Dowlada soomaaliya oo shir caalami ah ugu qayb gashay dalka Faransiiska.

Axad-28-April-2024 {HMC} Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Ahmed Said Mohamed oo uu wehliyo Lataliyaha Sare Mudane Mahad Abdi ayaa magaalada Lyon ee dalka Faransiiska uga qeybgalay shirka sanadlaha ah ee Interpol.

Shirkan oo ah kii 19aad oo ay kasoo qaybgaleen 196 dowladood oo xubin ka ah Interpol ayaa sanadkaan waxaa looga wadahadlay arrimo quseeya ka hortagga danbiyada socdaalka iyo xog isweydaarsiga.

Agaasimaha Guud ayaa kulamo gaar ah la yeeshay madaxda sare ee Interpol isaga oo kala hadlay kawada shaqaynta arrimaha socdaalka iyo isdhaafsiga xogta iyo wadaaga khibradaha.

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {12.05.2024}

Axad,12 May, 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn. Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow Farsamadii...

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH-FAAHIN: Haween Nin ku dilay Magaalada Gaal-kacyo

Axad,12 May, 2024 {HMC} FAAH-FAAHIN: Haween Nin ku dilay Magaalada Gaal-kacyo HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA https://youtu.be/F28fSy0Z4Hw

WARARKA