Xamaas oo ku dhawaaqday in ay burburiyeen baabuur dagaal oo ay leedahay Israa”iil

0
144

Arbaco, November -1- 2023 {HMC}  Guutada Al-Qassam ayaa ku dhawaaqday in dagaalyahanadooda ay u suurtagashay in ay burburiyaan 4 baabuur oo ay leeyihiin ciidamada Israa’iil oo wada gantaalaha “Al-Yassin 105”.

Waxa ay sheegeen in ay ka saareen ciidan kuwa dhulka ah oo ku sugnaa dhismo ku yaalla Beit Hanoun.

Hadalkan ayaa kusoo beegmaya xilli dhowaan la shaaciyay inta uu la’egyahay khasaaraha ciidamada Israa’iil kasoo gaaray dagaalka ay kula jiraan Xamaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here