{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Sacuudiga oo booqday Masjidka Nebiga (CSW)

0
142

Khamiis 4, April ,2024 {HMC}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo rasmi ah ku jooga dalka Sacuudiga ayaa maanta booqday Masjidka Nebiga (CSW) ee magaalada Barakaysan ee Madiina Al-munawara.

Madaxweynaha ayaa salaaddaha ku oogay Masaajidka Rasuulka naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee, waxa uuna shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu duceeyay amni, nabad waarta, horumar iyo xasillooni.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here