{DAAWO MUQAALKA} Dahab iyo Taleefoono qaali ah ayaa nooga gubtay Gurigeena.

0
99

Sabti 5 Oct, 2024 {HMC}  Khasaaro baaxad leh ayaa ka dhashay Dab ka kacay guri ku yaala agagaarka Kawaanka Hilibka ee Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here