Sabti 27, Sep 2025 {HMC} Madaxweynaha Masar Cabdifatax Al sisi, Si aan gargaar u geeyo Qasa, waa in aan Fasax ka helaa Israa|l
Madaxweynaha Dalka Masar, Cabdifatax Al sisi, ayaa markii u horreysay ka hadlay xaalada Magaalada qasa iyo dagaalka israiil ka wado dhulka falastiin.
Al sisi, oo ka hadlaayay gar gaar ay gaarsiiyaan dadka reer qasa ayaa yiri “si aan gargaar u geeyo Qasa, waa inan oggolaasho ka helaa Israaiil.
Dhinaca kale Madaxweyne Al sisi, ayaa waxa uu intaa raaciyay in uusan waligiis Dagaal ku qaadi doonin israaiil.



