Duqa London oo ka hadlay weerarka lagu qaaday bulshada Yuhuuda

0
17

Duqa magaalada Londn ayaa xaqiijiyay xiritaanka ay sameeyeen booliska London. Qoraal uu soo dhigay barta-bulshada Sadiq Khan ayaa ku xaiijiyay weerarka lagu qaaday labo kamid ah Yuhuuda reer London ee Golders Green.

Waxaa uu sidoo kale ka hadlay inay boolisku sameeyeen xiritaano.

‘’Waxaan xiriir dhow la leeyahay @MetPoliceUK, kuwaasi oo ina siinaya warbixinadii u dambeeyay,’’ ayuu yiri, isaga oo intaa ku daray ‘’ Met (booliska magaalada) waxa ay kor u qaadeen roondada muuqata ee aagga ‘uu shilku ka dhacay’’’.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here