spot_imgspot_imgspot_img
Home SOMALIA NEWS {DAAWO SAWIRADA} Wasiirka W Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Qaramada Midoobay

{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka W Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Qaramada Midoobay

0
66

Axad-24, March-2024 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo maanta kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u

qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing iyo Wakiilka UNICEF Wafaa Siciid ayaa adkeeyay muhiimadda ay dowladda Soomaaliya siineyso ka hortagga tacaddiyada caruurta gaar

ahaan askaraynta iyo xadgudubyada kale ee soo wajihi kara.
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay iyo Wakiilka hay’adda

UNICEF ayaa dhankooda bogaadiyay dadaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira ilaalinta xuquuqda caruurta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here