Sabti 14Feb 2026 {HMC} Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya oo ka warbixinaya Safarka Madaxwaynaha Soomaaliya ee Addis Ababa.
{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 14-02-2026.
Sabti 14Feb 2026 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka Ee Warbaahinta HMC Soomali Tv.
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.
Prime Minister Hamza Meets Arab League Delegation to Boost Education and Cultural Cooperation
Saturday 14 Feb 2026 {HMC} The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, today received in his office a high-level delegation from the Arab League, led by Dr. Mohamed Walad Acmar, Secretary General of the Arab League Educational, Cultural and Scientific Organization (ALECSO).
The meeting focused on strengthening cooperation between Somalia and the Arab League, particularly in the areas of education, culture, science, and the development and promotion of the Arabic language.
Prime Minister Hamza briefed the delegation on the overall situation in the country, highlighting the significant progress achieved in security stabilization, political processes, and institutional reconstruction. He also outlined ongoing reforms aimed at improving the national education system and raising academic standards.
For their part, the Arab League delegation emphasized the importance of deepening educational cooperation and commended Somalia’s renewed engagement in international educational organizations. They noted the country’s steady progress in strengthening education standards and affirmed that the Arab University stands ready to provide Somali students with expanded educational opportunities and scholarship programs.
Discussions also covered practical steps to further promote the Arabic language, which is Somalia’s second official language and holds particular importance due to its central role in knowledge, Islamic heritage, and Somalia’s longstanding relations with the Arab world.
The meeting underscored Somalia’s commitment to expanding regional partnerships in education and culture as part of its broader national development agenda.
Source Sonna
Acting President Sheikh Aden Mohamed Nur Receives ALECSO Delegation to Strengthen Educational Cooperation
Saturday 14 Feb 2026 {HMC} The Acting President of the Republic and Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, H.E. Sheikh Aden Mohamed Nur (Madoobe), today received a high-level delegation from the Arab League Educational, Cultural and Scientific Organization (ALECSO) at his office in Mogadishu.
The delegation was led by the Secretary General of ALECSO, Dr. Mohamed Ould Amar. The meeting was also attended by the Minister of Education, Culture and Higher Education of the Federal Government of Somalia, H.E. Farah Sheikh Abdulqadir; the Chairperson of the Social Service Development Committee of the House of the People, MP Nadra Salah Abdi; and the Secretary General of the House of the People, H.E. Abdirahman Mohamed Cabdulle (Jaabiri).
Discussions centered on enhancing cooperation in education, culture, and scientific research. The ALECSO delegation briefed the Acting President and Speaker on the organization’s activities in Somalia and its ongoing collaboration with national educational institutions. They highlighted progress made in supporting academic development, cultural preservation, and research initiatives.
H.E. Sheikh Aden Mohamed Nur expressed appreciation for ALECSO’s continued engagement in Somalia, commending its role in promoting education, safeguarding cultural heritage, and advancing research. He urged the delegation to further strengthen its support, particularly in improving the quality of education, expanding research opportunities, and enhancing the knowledge and skills of Somalia’s younger generation.
The meeting reaffirmed Somalia’s commitment to deepening partnerships with regional and international institutions to advance education and cultural development as pillars of national progress.
Source Sonna
Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama Announces Major Advances in Digital Transformation
Saturday 14 Feb 2026 {HMC} The Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Salah Ahmed Jama, has announced that Somalia has achieved significant progress in the digital sector, positioning itself ahead of many countries in the implementation and use of modern government services.
Speaking on the government’s digital reform agenda, the Deputy Prime Minister stated that several nations are currently striving to reach the level of digital transformation Somalia has attained, describing the milestone as clear evidence of the Federal Government’s sustained efforts and institutional progress.
H.E. Salah Ahmed Jama also unveiled a new initiative aimed at unifying government services under a single, accessible platform. He revealed that starting next year, Somali citizens will be able to access essential public services—including birth certificates, marriage certificates, and other key documents—through one centralized system.
The Deputy Prime Minister emphasized that the integration of services will not only simplify public access to essential documentation but also enhance institutional efficiency, transparency, and accountability across government agencies.
In recent years, the Federal Government of Somalia has intensified efforts to modernize public administration, digitize services, and build a secure and efficient digital infrastructure to support national development.
Source Sonna
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Ururka Jaamacadda Carabta
Sabti 14 Feb 2026 {HMC} Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Ururka Jaamacadda Carabta, gaar ahaan hay’adda u qaabilsan Waxbarashada Dhaqanka iyo Cilmi-baarista (ALECSO).
Wafdiga waxaa hoggaaminayay Xoghayaha Guud ee ALECSO, Dr. Mohamed Ould Amar,Kulanka waxaa sidoo kale ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,Guddoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi iyo Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle (Jaabiri).
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada waxbarashada, dhaqanka iyo cilmi-baarista. Xubnaha wafdiga ALECSO ayaa Kusimaha Madaxweynaha la wadaagay warbixin ku saabsan howlaha ay hay’addu ka waddo Soomaaliya, iyo heerka wada-shaqeynta ay la leeyihiin hay’adaha waxbarasho ee dalka.
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa uga mahadceliyey Ururka ALECSO doorka muhiimka ah ee ay ka qaadanayaan horumarinta waxbarashada, ilaalinta hidaha iyo dhaqanka, iyo kobcinta cilmi-baarista. Waxa uu wafdiga ku boorriyey inay sii xoojiyaan taageerada ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada tayada waxbarashada, cilmi-baarista iyo horumarinta aqoonta jiilka cusub.
Maxay Kawada hadleen Madaxweyne Xasan Shiikh& Ra’iisul wasaaraha Itoobiya kulankoda maanta ?
Sabti 14 Feb 2026 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay magaalada Adis Ababab kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed.
Kulanka ayaa looga hadlay xiriirka labada dal gaar ahaan iskaashiga ay wadaagaan sida Amniga, Dhaqaalaha iyo Siyaasadda.
“Waxaan maanta kulan doceed la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh waxaana ka wada hadlay xoojinta xiriirka aan wadaagno” ayuu yiri Aby Axmed.
Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa magaalada Adis Ababa uga qeyb galaya kulanka Midowga Afrika gaar ahaan meertada 39-aad.
Madaxweynaha ayaa saacadihii la soo dhaafay kulamo gaar gaar ah la yeeshay madaxda Afrika, isagoo si gaar ah uga mahadceliyay kaalinta ay ka qaateen ilaalinta midnimada Soomaaliya.
{DAAWO MUUQAALKA} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya caalamka 14-02-2026
Sabti 14Feb 2026 {HMC} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya caalamka 14-02-2026
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA
{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Saabir ”Sababta MW Dani looga tagay ayaa ah in hawiye kursiga ayuu haaystaa”
Sabti 14Feb 2026 {HMC} Xildhibaan Saabir ”Sababta MW Dani looga tagay ayaa ah in hawiye kursiga ayuu haaystaa”
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA
{DAAWO MUUQAALKA} Senatar Muuse ”G/Banaadir waa in uu noqdaa Maamul Goboleed”
Sabti 14Feb 2026 {HMC} Senatar Muuse ”G/Banaadir waa in uu noqdaa Maamul Goboleed”
HOOS KA DAAWO MUUQAALKA



