Home Blog Page 1042

{DAAWO MUQAALKA} Faransiiska oo dowlad madax banaan u aqoonsanayo Falastiin.

0

jimco 11, April-2025 {HMC} Faransiiska oo dowlad madax banaan u aqoonsanayo Falastiin.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalka ka soconaya Deegaanka Abooreey.

0

jimco 11, April-2025 {HMC} Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalka ka soconaya Deegaanka Abooreey.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wafdi Culus oo hordhac u ah Ra’isul wasaare Xamse oo Gaaray Laascaanood.

0

jimco 11, April-2025 {HMC} Wafdi Culus oo hordhac u ah Ra’isul wasaare Xamse oo Gaaray Laascaanood.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} WAR DEG DEG AH Madaxweyne Xasan sheekh oo shir iskugu yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada.

0

jimco 11, April-2025 {HMC} WAR DEG DEG AH Madaxweyne Xasan sheekh oo shir iskugu yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 11/04/2025

0

jimco 11, April-2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Hoos ka daawo Wararka ugu waa weyn

Madaxweyne Xasan sheekh oo shir iskugu yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada.

Jimco  11, April-2025 {HMC} – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya baaqii Midnimada iyo Wadatashiga Qaran ee 31-dii Maarso 2025 ayaa casuumaad u fidiyey madaxda Dowlad-goboleedyada, si ay uga soo qaybgalaan Golaha Wada-tashiga Qaranka.

Madashan uu Madaxweynuhu ku baaqay oo ku muddeysan 1-da ilaa 2-da bisha Maajo (May) ayaa muhiim u ah xaqiijinta midnimo qaran iyo sidii wadajir loogu dhameystiri lahaa howlgalka xoreynta dalka iyo dardar-gelinta dagaalka ka dhanka argagixisada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale wadatashiyo la yeelan doona waxgaradka iyo qeybaha kale ee bulshada Soomaaliyeed.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay adkaynaysaa sida ay uga go’an tahay in wada-tashi, wadashaqeyn iyo iskaashi lagu xaqiijiyo danaha Soomaaliyeed, oo ay ugu horreyso xoreynta deegaannada ay ku harsan yihiin argagixisadu, dhammaystirka dowlad-dhiska iyo horumarinta dalka.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {04-11-2025}

Jimco  11, April-2025 {HMC} –Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdirahman Muse

Farsamadii ::Mohammed Hassan Owsei

Maxaa ka jira in xaaska Obama ay furriin dalbatay?

Jimco  11, April-2025 {HMC} – Michelle Obama ayaa ka hadashay wararka xanta ah ee sheegaya in ay dhib ku qabto xidhiidhkeeda guurka ee iyada iyo Barack Obama.

Marwadii hore ee Maraykanka ayaan ka soo muuqan munaasabado muhiim ah oo dhowr ah oo uu ka qayb galay Barack Obama, kuwaasi oo ay ka mid yihiin caleemo-saarkii Donald Trump iyo aaska madaxweynihii hore Jimmy Carter. Arrimahaasi ayaa sii xoojiyay tuhun ku saabsan kala tagga Michelle iyo Barack Obama.

Inkasta oo aanay si toos ah u xusin arrimahaasi, haddan Michelle Obama ayaa u sheegtay barnaamijka Work in Progress oo ay daadihiso jilaaga Sophia Bush, in ay hadda leedahay awood ay ku qorshayso jadwalkeeda islamarkaana ku si madaxbannaan ugu maamulan karo arrimaheeda maadaama ay tahay “haweenay da’ weyn”.

Waxay ay sheegtay in dadku aanay rumaysan karin in iyadu go’aankaas gaadhay, taasi beddelkeedana waxay sheegtay in u maleeyaan in iyada iyo ninkeeda ay is furayaan.

Lammaanayaashan ayaa bishii Oktoobar ee sannadkii hore u dabbal-degay sannad-guurada 32-aad ee guurkooda.

Michelle Obama waxay hore uga hadashay caqabadihii ay kala kulantay guurkeeda iyo sidii hamiga siyaasadeed ee Obama uu u saameeyay iyo waqtigii ay ku qaateen Aqalka Cad, sida ay ku soo bandhigtay buuggeeda caanka ah.

Abiy Ahmed oo la taliye u magacaabay Getachew Reda

Jimco 11, April-2025 {HMC} –  Getachew Reda, oo laba sano madax ka ahaa Maamulka Ku-meel-gaadhka ah ee Gobolka Tigray ayaa maanta loo magacaabay la taliyaha raysalwasaaraha sida lagu sheegay bayaan kooban oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Getachew Reda ayaa hore u ahaa madaxweynaha maamulka ku-meel-gaadhka ah ee Tigray ka hor intii aan lag beddelin Leitenant General Tadesse Worede, oo hadda ah Madaxweynaha cusub ee maamulka gobolkaasi.

Waraysi uu Bixiyay maalmo ka hor waxa kaga hadlay qorshayaashiisa mustaqbalka. Mar la weyddiiyay su’aal ku saabsan waxa uu qaban doono mustaqbalka, wuxuu ku jawaabay: “Meel kasta oo aan joogo, waxaan sii wadi doonaa ka shaqaynta siyaasadda Tigray.”

{DAAWO MUQAALKA} Abwaan Cabdullaahi Aw Cusmaan ” AS anaka oo aanan Dalka ka saarin ma nasan Doono”

0

jimco 11, April-2025 {HMC} Abwaan Cabdullaahi Aw Cusmaan ” AS anaka oo aanan Dalka ka saarin ma nasan Doono”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA