Axad 23, March 2025 {HMC} MW Xasan oo Gudoomiyaha Midowga Africa Kulan Afurin ku Maamuusay.
{DAAWO MUQAALKA} Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Caalamka 23-03 2025.
Axad 23, March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} “Markii aan Musharaxa ahaa MW Xasan Sheekh ii fidiyey taageroMaxamuud Cali Yuusuf.
Axad 23, March 2025 {HMC} “Markii aan Musharaxa ahaa MW Xasan Sheekh ii fidiyey taageroMaxamuud Cali Yuusuf.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Askari Saaxibkiis Baasto Ugu Dilay Moqokori Oo La Maxkamadeynayo.
Axad 23, March 2025 {HMC} Askari Saaxibkiis Baasto Ugu Dilay Moqokori Oo La Maxkamadeynayo.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {23.03.2025}
Axad 23, March 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :Abdiqani Osoble
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO
{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 23-3-2025.
Axad 23, March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY.
{DAAWO MUQAALKA} Burcad badeedda Soomaalida oo sii daayay Doon laga leeyahay Yemen
Axad 23, March 2025 {HMC} Burcad badeedda Soomaalida oo sii daayay Doon laga leeyahay Yemen
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Ciidama cusub oo u dhaqaaqay xureynta degmada Ceelbuur.
Axad 23, March 2025 {HMC} Ciidama cusub oo u dhaqaaqay xureynta degmada Ceelbuur.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Weerarro culus oo ka dhacay Itoobiya iyo wararkii ugu dambeyay
Axad 23, March 2025 {HMC}Weerarro culus oo ka dhacay Itoobiya iyo wararkii ugu
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO SAWIRADA} RW Xamse Oo Qaabilay Gudoomiyaha Midowga Afrika
Axad 23, March 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo maanta booqasho shaqo oo laba maalmood ah ku yimid dalka.
Ra’iisul Wasaaraha Xamsa Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, ayaa kulankooda waxay uga wada hadleen xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta u dhaxeysa Midowga Afrika iyo Soomaaliya, gaar ahaan amniga, la dagaallanka Khawaarijta iyo doorka hawlgalka cusub ee AUSSOM ee Midowga Afrika.
Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyaha in uu safarkiisii ugu horreeyay ku yimaado Muqdisho, taas oo muujineysa ahmiyadda uu Midowga Afrika u leeyahay Soomaaliya, waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu ka hadlay guulaha waaweyn ee dowladda Soomaaliyeed ka gaartay dhinacyo kala duwan, gaar ahaan dagaalka xooggan ee lagu ciribtirayo AS oo halis ku ah amniga guud ee gobolka.
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yusuf oo ugu horreyn ka mahadceliyay soo dhaweynta diirran ee loo sameeyay isaga iyo wafdigiisa, ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan taageerada ay la garab taagan yihiin dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.




