Home Blog Page 1125

Suspected Somali pirates seize Yemeni fishing boat in third such attack in recent weeks.

0

Tuesday 18,March 2025  {HMC} Suspected Somali pirates have hijacked another Yemeni fishing boat off the Horn of Africa, the third such attack in recent weeks, authorities said Monday.

In a statement, a European naval force known as EUNAVFOR Atalanta said the pirates targeted the ship Sunday off the town of Eyl in Somalia. It identified the vessel as a Yemeni-flagged dhow, a traditional ship that plies the waters of the Mideast.

It said some seven hijackers remained on board the ship, which had a crew of eight Somalis.

The attack marks the third seizure in recent weeks. In February, pirates seized a dhow called the Saytuun-2. That Feb. 17 attack came just days after another pirate attack on another Yemeni fishing boat that ultimately ended with the pirates fleeing and the mariners on board being recovered unhurt.

Piracy off the Somali coast peaked in 2011, when 237 attacks were reported. Somali piracy in the region at the time cost the world’s economy some $7 billion — with $160 million paid out in ransoms, according to the Oceans Beyond Piracy monitoring group.

The threat was diminished by increased international naval patrols, a strengthening central government in Mogadishu, Somalia’s capital, and other efforts.

However, Somali pirate attacks have resumed at a greater pace over the last year, in part due to the insecurity caused by Yemen’s Houthi rebels launching their attacks in the Red Sea corridor over the Israel-Hamas war in the Gaza Strip.

In 2024, there were seven reported incidents off Somalia, according to the International Maritime Bureau.

Source AP

Turkey deploys advanced Akinci drones to boost Somalia’s fight against AS.

0

Tuesday 18,March 2025  {HMC} Turkey has deployed advanced Bayraktar Akinci unmanned combat aerial vehicles (UCAVs) to Somalia, delivering on a long-anticipated military commitment to enhance the country’s counterterrorism operations.

The Bayraktar Akinci unmanned combat aerial vehicles (UCAVs) arrived in Mogadishu on Tuesday morning as part of Turkey’s ongoing military assistance to Somalia. These drones are expected to enhance the Somali National Army’s (SNA) operational capabilities in targeting Al-Shabaab. Compared to the previously deployed Bayraktar TB2 drones, the Akinci boasts greater endurance, advanced surveillance systems, and the ability to conduct long-range precision strikes. It has a maximum payload capacity of 1,500 kilograms, allowing it to carry an array of munitions, including SOM cruise missiles, Gökdoğan air-to-air missiles, Bozok guided bombs, and MK-82 bombs.

Somalia’s outgoing Defense Minister, Abdulkadir Mohamed Nur, hailed the deployment as “unprecedented military aid,” emphasizing Turkey’s unwavering commitment to supporting Somalia’s security efforts. The drones are expected to enhance the SNA’s ability to conduct precision airstrikes and disrupt militant operations, a critical development in the country’s ongoing fight against Al-Shabaab.
Turkey has been a key ally of Somalia in recent years, providing military training, infrastructure support, and defence equipment to strengthen the country’s security forces. The deployment of the Akinci drones marks a significant step in deepening this military partnership while reinforcing Turkey’s strategic influence in the Horn of Africa.

Analysts say the addition of these advanced UCAVs will not only improve the effectiveness of Somali military operations but also contribute to the broader goal of stabilizing the country by curbing Al-Shabaab’s territorial ambitions.

 

{DAAWO MUQAALKA} Trump oo qaaday talaabo iska hor keeneysa Xisbiyada Is**iil & Xukuumadda Netanyahu

Taaado 18,March 2025 {HMC}Trump oo qaaday talaabo iska hor keeneysa Xisbiyada Is**iil & Xukuumadda Netanyahu

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Muqdisho oo laga soo dajinayo Diyaarado dagaal oo casri ah.

Taaado 18,March 2025 {HMC} Muqdisho oo laga soo dajinayo Diyaarado dagaal oo casri ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Diyaar garowga Soo dhaweynta Madaxweyne Xasan sheekh oo ka Socota Degmada Moqokori.

Taaado 18,March 2025 {HMC} Diyaar garowga Soo dhaweynta Madaxweyne Xasan sheekh oo ka Socota Degmada Moqokori.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {18.03.2025}

Talaado 18,March 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahmaan Ahmed Maaskaro

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Madaxwayne Xasan Sheekh oo ku wajahan Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan.

Talaado 18,March 2025 {HMC} Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu tago furimaha dagaalka ee deegaanada Hirshabelle, si markale dib u bilaabo dagaalka ka dhanka ah Kooxda Al-shabaab.

Madaxwaynaha ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socdo gaaro degmada moqokori ee Gobolka Hiiraan oo labo sano ka hor laga xureeyay kooxda AS.

Ujeedka socdaalka ee Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa uu yahay mid la xiriira kormeer uu sameeyn doono furimaha dagaalka iyo xeryaha ay degan yihiin ciidamada xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee macwiilseyda.

Wararka ayaa sheegaya in madaxweynaha uu tagi doono deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu dardargelin doonaa wejiga labaad ee howlgalka lagula dagaalamayo Al-Shabaab.

Marka uu tago deegaanada Hirshabelle ayaa waxaa uu kulan la qaadan doonaa saraakiisha ciidamada, isagoona fari doono in la qaado dagaal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab.

{DAAWO MUQAALKA} Xoolo badan ayaa dhintay Waxaana hada halis ku jira nolasha dadka”Gudoomiyaha D-Farlibaax”

Taaado 18,March 2025 {HMC} Xoolo badan ayaa dhintay Waxaana hada halis ku jira nolasha dadka”Gudoomiyaha D-Farlibaax”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa ka cusub dagaalka laga cabsi qabo in uu dhaxmaro Itoobiya iyo Ereteriya?

Taaado 18,March 2025 {HMC} Maxaa ka cusub dagaalka laga cabsi qabo in uu dhaxmaro Itoobiya iyo Ereteriya?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

burcad-badeed Soomaaliyeed oo xeebaha Puntland ka af-duubtay doon kalluumeysi oo….

Talaado 18,March 2025 {HMC} Dabley hubaysan oo looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaaliyeed ayaa xeebaha degmada Eyl ee gobolka Nugaal ka af-duubtay doon kalluumeysi oo laga lee yahay dalka Yemen.

Hawlgalka Ciidamada Badda ee Midowga Yurub (EUNAVFOR) ayaa shaaciyay in lagu wargeliyay dhacdo looga shakisan yahay in ay la xiriirto burcad-badeednimo taasi oo xeebaha degmada EYL ee gobolka Nugaal lagaga qafaashay doon kalluumeysi oo laga lee yahay waddanka Yemen.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Hawlgalka Ilaalada Xeebaha ee Midowga Yurub (EUNAVFOR) ayaa lagu sheegay in doontaasi ay qafaasheen dabley hubaysan oo ka kooban 7 nin kuwaasi oo lagu tuhmayo in ay yihiin burcad-badeed Soomaaliyeed balse weli dhacdada baaritaan ku socdo.

Hawlgalka Ilaalada Xeebaha ee Midowga Yurub (EUNAVFOR) ayaa intaasi raaciyay in doonta la qafaashay ay saaran yihiin 8 shaqaale ah oo dhammaantood Soomaali ah waxaana dhacdadaasi imaanaysaa bil kaddib markii burcad-badeedu weerartay doontii Seytuun2 oo uu ka babanayay calanka Yemen.