Isniin 17, March 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Muuse Ali Herow
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
Isniin 17, March 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Muuse Ali Herow
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
Isniin 17,March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Isniin 17,March 2025 {HMC} Askari Dilay Taliye Ciidan Asiga oo ka Celinayo Walaashiis Agoonimo kusoo Korisay.
Isniin 17,March 2025 {HMC} WAR DEG DEG Ciidamada Deegaanka oo Dilay Xubno ka tirsan AS
Isniin 17,March 2025 {HMC} Golaha wasiirada oo kulan Deg Deg ah ka yeeshay Doorashoyinka Dalka
Isniin 17,March 2025 {HMC} Dagaal lagu Dilay Ajaanib oo ka socda Puntland.
Monday 17,March 2025 {HMC} Somali Prime Minister Hamsa Abdi Barre reshuffled his cabinet on Monday, making significant changes to key ministerial positions in a decree issued by his office.
Among the major changes, Abdikhadir Mohamed Nuur was removed from his position as Minister of Defense and reassigned as Minister of Ports and Sea Transport. Jibril Abdirashid Haji Abdi has been appointed as the new Minister of Defense.
The reshuffle also affected several other ministries, with new appointments and reassignments across multiple sectors:
New ministerial appointments:
1. Jibril Abdirashid Haji Abdi – Minister of Defense.
2. Abdikhadir Mohamed Nuur – Minister of Ports and Sea Transport.
3. Mahmoud Ahmed Aadan (Geesood) – Minister of Trade and Industry.
4. Mohamed Farah Nuux – Minister of Transport and Aviation.
5. Mohamed Abdiqadir Ali – Minister of Youth and Sports.
New deputy ministerial appointments:
6. Mahmoud Abdiqadir Haaji (Jeego) – Deputy Minister of Transport and Civil Aviation.
7. Sahuur Haaji Culusow Hassan – Deputy Minister of Energy and Water.
8. Sulub Ahmed Firin – Deputy Minister of Internal Security.
9. Mahmoud Abdullahi Ahmed (Abukaate) – Deputy Minister of Commerce and Industry.
10. Aamina Hussein Ali – Deputy Minister of Labor and Social Affairs.
11. Hussein Ali Haaji – Deputy Minister of Environment and Climate Change.
12. Fartuun Abdiqadir Farah – Deputy Minister of Ports and Maritime Transport.
13. Mohamed Aden Mohamed (Baydhabo Janaay) – Deputy Minister of Planning, Investment & Economic Development.
14. Mohamed Hussein Abuukar (Gaaraxo) – Deputy Minister of Public Works, Reconstruction, and Housing.
15. Dahabo Suusow Muunye – Deputy Minister of Youth and Sports.
16. Osman Ahmed Macow – Deputy Minister of Endowments and Islamic Affairs.
The cabinet reshuffle comes amid ongoing political and security developments in Somalia as the government intensifies efforts to strengthen governance and address national challenges.
Isniin 17, March 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qarankaee (National Tranformation Plan 2025-2029).
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada uu ku saleysan-yahay hannaan lagu horumarinayo kaabayaasha kala duwan ee dalkeennu leeyahay, iyada oo lagu tayeynayo hay’adaha kala duwan ee dowladda.
“Waxaan diyaarinnay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029), oo lagu horumarinayo dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Caddaaladda iyo Arrimaha bulshada, korna loogu qaadayo ilaha dakhliga dalka iyo fursadaha maalgashi ee loo baahan yahay,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.
Qorshaha Isbeddelka Qaranka ayaa qoraalkiisu socday in muddo ah ayna ansixiyeen Golaha Wasiirrada, iyada oo ay diyaariyeen in ka badan 400, qof, lana filaayo in lagu horumariyo dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Caddaaladda iyo Arrimaha bulshada.
Isniin 17,March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Isniin 17,March 2025 {HMC} Dagaal ka Socda Buuraha Gobolka Bari ee Puntland.