Sabti 15,March 2025 {HMC} Taliye Mahad” AS Waan ku filanahay ee aan soo afjarno oo aan u Midowno.”
{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Shuute”Qalinkii waan soo dhigay qoray ayaan soo qaatay Markan”
Sabti 15,March 2025 {HMC} Gudoomiye Shuute”Qalinkii waan soo dhigay qoray ayaan soo qaatay Markan”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Caalamka 15-03 2025.
Sabti 15,March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Dhacdooyinkii Ugu Dambeeyay Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Dagaaladii Shabeelooyinka ka dhacay
Sabti 15,March 2025 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Dagaaladii Shabeelooyinka ka dhacay
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 15-3-2025.
Sabti 15,March 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineyna Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo sheegtay in la bartilmaameedsan karin xaasaska iyo carruuraha kooxda Daacish
Sabti 15,March 2025 {HMC} Puntland oo sheegtay in la bartilmaameedsan karin xaasaska iyo carruuraha kooxda Daacish
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Puntland: Waxaan ka cabsi ka qabnaa in wixii ka dhacay Afgaanistan ay ka dhacaan Muqdisho
Sabti 15,March 2025 {HMC} Puntland: Waxaan ka cabsi ka qabnaa in wixii ka dhacay Afgaanistan ay ka dhacaan Muqdisho
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Keeydkii Hubka iyo Caafimaadka Koxda Daacish.
Sabti 15,March 2025 {HMC} Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Keeydkii Hubka iyo Caafimaadka Koxda Daacish.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Booliska Puntland Oo Digniino Amni U Diray Shacabka Deegaanadaas
Sabti 15, March 2025 {HMC} Qoraal digniin ah oo kasoo baxay taliska ciidanka Booliska Puntland, ayaa loogu baaqay dhammaan dadweynaha Puntland in ay taxaddar ka muujiyaan dhaq dhaqaaqa firxadka dagaallamayaasha kooxda Daacish ee kasoo baxsanaya ciidamada Puntland.
Booliiska Puntland qoraalka ay soo saareen ayey ku sheegeen in firxadka kooxda Daacish ay suurto gal tahay in ay ku dhax dhuuntaan bulshada gabaadna ka dhigtaan, si ay uga baxsadaan gacanta ciidamada ammaanka ee ku mashquulsan soo afjarida kooxdaasi.
“Shacabka Puntland waxaan ugu baaqaynaa in ay feejignaadaan, maadaama ay suurtagal tahay in firxadka argagixisadu isku dayaan in ay bulshada ku dhex dhuuntaan. Haddii aad aragto ama maqasho dhaqdhaqaaq laga shakiyo si degdeg ah ula xiriir booliska adigoo wacaya 999 (24/7 diyaar ah)” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay booliiska Puntland.
Digniintan kasoo baxday Booliiska Puntland , ayaa kusoo aadeysa xilli ay ciidamada difaaca maamulkaasi buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari ka wadaan howlgal balaaran ay ku doonayaan ciidamada in ay kusoo afjaraan kooxdaasi caaddeysatay daadinta dhiigga Islaamka.
{DAAWO MUQAALKA} Maxkamada G-HIiraan oo xukun dil Toogasho ah ku riday Nin dhawaan dil ka geeystay Baladweyne.
Sabti 15,March 2025 {HMC} Maxkamada G-HIiraan oo xukun dil Toogasho ah ku riday Nin dhawaan dil ka geeystay Baladweyne.



