Home Blog Page 1197

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 23-2-2025.

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Somalia and Ethiopia National Commanders Release Joint Communique in Mogadishu.

0

Sunday 23,Febr-2025 {HMC} JOINT COMMUNIQUE ON THE OCCASION OF THE WORK VISIT BY THE CHIEF OF ETHIOPIA NATIONAL DEFENCE FORCE FIELD MARSHAL BIRHANU JULA OF THE FEDERAL DEMOCRATIC REPUBLIC OF ETHIOPIA TO SOMALIA

1. Following the recent Bilateral engagement between H.E Dr. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia and H.E Dr. Abiy Ahmed, the Prime Minister of the Federal Democratic Republic of Ethiopia in Addis Ababa,Ethiopia on 14-16 February 2025, it was agreed that a technical discussion was to be held in Mogadishu Somalia.

2. Based on the above instructions a delegation led by Field Marshal Birhanu Jula, Chief of Ethiopia National Defence Force paid a one-day Work Visit to the Federal Republic of Somalia on 22ND February 2025. The Chief was accompanied by the head of the National Intelligence and Security Service (NISS), Redwan Hussein and other Government Officials.

3. Maj. Gen Odawa Yusuf Rage, Chief of Defense Forces of the Somali National Armed Forces of the Federal Republic of Somalia and Amb. Abdullahi Mohamed Ali Director of National Intelligence and Security Agency (NISA) welcomed Field Marshal General Birhanu Jula and RedwanHussein to Somalia and commended the strongbilateral cooperation between the two countries.

4. The chiefs exchanged views on the security situation in Somalia and the region and underscored the need to maintain peace, security and stability in the Horn of Africa and in the African continent. They paid tribute to the Troop and Police Contributing Countries (T/PCCs) of the AU MISSION in Somalia (AMISOM)/ATMIS and Somali Security Forces for the sacrifices made since 2007 in pacifying the country and the fight against Al-Shabaab.

5. The Chiefs welcomed the commencement of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) and highlighted the importance of building on the achievements made by its predecessor ATMIS. The chiefs underscored the role of ENDF in African Union peace support operations and agreed on the Force disposition of ENDF in the African Union Support and Stabilization mission in Somalia (AUSSOM).

6. The Chiefs emphasized the need to adequately support the current efforts to fight al-Shabaab and underscored their commitment to jointly work together to counter terrorism.

7. The parties agreed that the Federal Government of Somalia will be the only point of entry for any engagement between the Federal Democratic Republic of Ethiopia and Federal Republic of Somalia and to respect the sovereignty, territorial integrity and unity of its people.

8. The Chiefs called upon to the international community to support in building the capabilities of the Somali National Armed Forces to ensure the smooth exit of AUSSOM and pave way for Somalia to assume her security responsibilities.

9. At bilateral level, the Chiefs agreed to develop a Status of Force Agreement a (SOFA) for all the bilateral forces that will operate in Somalia, the signing of the SOFA will be integral part of the Memorandum of Understanding on Defense Cooperation that was signed in December 2023.

Taliyeyaasha ciidamada Itoobiya iyo Somalia oo heshiis kala saxiixday

0

Axad 23,Febr-2025 {HMC} 1. Kadib wada-hadal laba geesood ah oo dhex maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka ee Itoobiya, Mudane Dr. Abiy Axmed, kaas oo ka dhacay Addis Ababa, Itoobiya, 14-16 Febraayo 2025, waxaa la isku afgartay in wadahadal farsamo lagu qabto Muqdisho, Soomaaliya.

2. Iyadoo la raacayo hagida labada hoggaamiye ee labada dal, wafdi uu hoggaaminayo Field Marshal Birhanu Jula, Taliyaha Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya, ayaa booqasho shaqo oo hal maalin ah ku yimid Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 22-ka Febraayo 2025.

Taliyaha waxaa wehelinayay Madaxa Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka (NISS), Redwan Hussein, iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Itoobiya.

3. Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, iyo Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Danjire Cabdullaahi Maxamed Cali, ayaa kusoo dhaweeyay Field Marshal Birhanu Jula iyo Redwan Hussein Soomaaliya, iyagoo bogaadiyay iskaashiga adag ee ka dhexeeya labada dal.

4. Taliyeyaasha ayaa is dhaafsaday aragtiyo ku saabsan xaaladda amniga ee Soomaaliya iyo gobolka, iyagoo xusay muhiimadda ay leedahay in la ilaaliyo nabadda, amniga, iyo xasilloonida Geeska Afrika iyo guud ahaan qaaradda Afrika. Waxay si gaar ah u xuseen dadaallada ay sameeyeen dalalka ciidamada iyo booliska ku biiriyay hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM/ATMIS) iyo Ciidanka Amniga Soomaaliyeed, kuwaasoo nafahooda u huray tan iyo 2007 si loo xasiliyo dalka loona dagaallamo kooxda Al-Shabaab.

5. Taliyeyaasha ayaa soo dhaweeyay bilaabista Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), iyagoo xusay muhiimadda ay leedahay in laga sii amba-qaado guulihii hore ee ATMIS. Waxay carrabka ku adkeeyeen doorka Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) ee hawlgallada nabad-ilaalinta Midowga Afrika iyo qaabeynta ciidamada ENDF ee ku howlgali doona AUSSOM.

6. Taliyeyaasha ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in si buuxda loo taageero dadaallada haatan socda ee lagu ciribtirayo Al-Shabaab, iyagoo muujiyay sida ay uga go’an tahay in si wadajir ah loola dagaallamo argagixisada.

7. Labada dhinac waxay isla garteen in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay noqoto albaabka kaliya ee xiriirka rasmiga ah ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana la ixtiraamo madaxbannaanida, midnimada dhuleed, iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed.

8. Taliyeyaasha ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay taageerto dhismaha awoodaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, si loo fududeeyo bixitaanka AUSSOM loogana dhigo Soomaaliya mid awood u leh in ay si buuxda ula wareegto mas’uuliyadda amnigeeda.

9. Heerka xiriirka laba geesoodka ah, taliyeyaasha waxay ku heshiiyeen in la dhiso heshiis ciidan (Status of Force Agreement – SOFA) oo khuseeya dhammaan ciidamada laba geesoodka ah ee ka howlgalaya Soomaaliya, iyadoo saxiixa heshiiska SOFA uu qeyb ka noqon doono heshiiskii Is-afgaradka Amniga (MoU) ee la saxiixay Diseembar 2023.

Waxaa lagu saxiixay Muqdisho, Soomaaliya, 22-ka Febraayo 2025.

Somali State Minister Discusses Peace and Security with EASF Director.

0

Sunday 23,Febr-2025 {HMC} The State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Ali Mohamed Omar, received a courtesy visit on Sunday in his office at the Ministry in the capital city of Mogadishu, a delegation from the Eastern Africa Standby Force (EASF) led by its Director, Brig. Gen. (Rtd) Paul Kahuria Njema, and discussed with him enhancing cooperation, particularly in peace and security efforts within the region.

The meeting dealt with enhancing coordination between Somalia and EASF in peace support operations and capacity building efforts in line with regional security priorities and mutual cooperation.

Somalia, as a member of the Eastern Africa Standby Force (EASF), plays a key role in regional peace and security efforts.

The Eastern Africa Standby Force (EASF), formerly known as the Eastern Africa Standby Brigade (EASBRIG), is one of the five regional forces for Peace Support Operations (PSOs) within the African Standby Force (ASF).

It includes military, police, and civilian components and functions as the regional operational arm of the African Peace and Security Architecture, which was established by the 2002 Protocol Relating to the Establishment of the Peace and Security Council of the African Union.

 

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey Qorshaha Isbeddelka Qaranka.

Axad 23,Febr-2025 {HMC} Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa ansixiyey Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP-2025-2029), si loo xaqiijiyo hiigsiga horumarineed ee dalkeenna u jiheystay.

Kulanka Golaha oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale ansixiyey Xeerka Dhismaha Xarunta Qaran ee Horumarinta Reer Miyiga iyo Xalka Waara iyo Siyaasadda Qaran ee Dhismaha Machadka Sare ee Tababbarka iyo Horumarinta Sharciga.

Xeerka Dhismaha Xarunta Qaran ee Horumarinta Reer Miyiga iyo Xalka Waara, ayaa mudnaan gaar ah u leh horumarinta reer guuraaga Soomaaliyeed, si loo helo hannaan horumarineed oo yareynaya saboolnimada iyo barakaca, isla markaana kobcinaya dhaqaalaha reer guuraaga.

Golaha ayaa ku bogaadiyey ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka guulaha ay ka gaareen dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta ah, iyaga oo ka hortagay dhagaro ay u maleegayeen bulshada Soomaaliyeed.

{DAAWO MUQAALKA} Anagoo Hal qabiil ah in aan isku gurma weyno, Ayagoo la soo aruuriyayna ay Bu,aale ka Soo Gurmadaan

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC} Anagoo Hal qabiil ah in aan isku gurma weyno, Ayagoo la soo aruuriyayna ay Bu,aale ka Soo Gurmadaan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Somaliland oo qaaday howlgal culus kadib dilalkii dhacay

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC}  Ciidamada Somaliland oo qaaday howlgal culus kadib dilalkii dhacay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo ka yimid Dhuusamareeb oo Lagu soo dhaweeyay Moqokori.

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC}  Ciidamo ka yimid Dhuusamareeb oo Lagu soo dhaweeyay Moqokori.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Minister of Health visits wounded soldiers at Somali Military Hospital.

0

Sunday 23,Febr-2025 {HMC} The Minister of Health and Social Care of the Federal Government of Somalia, Dr. Ali Haji Aden, along with other officials, visited the Somali Military Hospital to check on soldiers injured in the recent fierce battle against Al-Shabaab in the Ceel Cali Axmed area.

During the visit, Dr. Ali personally spoke with each patient, inquiring about their health conditions. He emphasized the government’s unwavering support for the injured soldiers, recognizing their bravery in defending their communities and country against the enemy. He prayed for their swift recovery.

In a statement to the national media, Minister Ali praised the national forces and local fighters for their heroic efforts in the ongoing fight against Al-Shabaab. He also announced plans to provide additional resources to the Somali Military Hospital, including beds, vehicles, and other medical supplies to enhance care for the wounded.

This visit highlights the government’s commitment to supporting its troops and acknowledges the sacrifices made in the battle against terrorism.

SNA Commander Completes 9th Division Training in Bakool.

0

Sunday 23,Febr-2025 {HMC} The Commander of the 9th Division of the Somali National Army (SNA), Colonel Yonis Adan Hassan, recently concluded a training session for units of the 96th Regiment, 9th Division, at the military training school in Hudur.

Colonel Yonis emphasized that these trained units will operate across all districts and areas of the Bakool region to eliminate the Al-Shabaab insurgents who have been terrorizing the Somali people.

The closing ceremony was attended by regional officials and community leaders from Bakool, highlighting the collaborative efforts to enhance security and stability in the region.

This initiative underscores the Somali National Army’s commitment to strengthening its forces and ensuring the safety of its citizens.