Home Blog Page 1198

Xildhibaano Laga Joojiyay Kulamada Baarlamaanka Oo Loo Fasaxay.

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dib ugu fasaxay 15-xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka qeyb galka fadhiyada guud ee kalfadhiga lixaad.

Xildhibaannadan ayaa hore looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada guud ee golaha ka dib dhacdadii golaha ka dhacday 27-kii bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay,waxa uuna xildhibaanadda kula dardaarmay ilaalinta dastuurka Qaranka, xeer hoosaadka iyo dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed.

Council of Ministers Approves National Transformation Plan 2025-2029.

0

Sunday 23,Febr-2025 {HMC} The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia held a special meeting today and approved the National Transformation Plan (NTP 2025-2029) to ensure the developmental vision of the country is realized.

The meeting, chaired by the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamza Abdi Barre, also approved the Law on the Establishment of the National Center for Rural Development and Sustainable Solutions and the National Policy for the Establishment of the Higher Institute for Training and Development of Law.

The Law on the Establishment of the National Center for Rural Development and Sustainable Solutions is of particular importance for the development of Somali nomadic communities, providing a developmental framework aimed at reducing poverty and displacement while boosting the economy of nomadic populations.

The Council also commended the achievements of the armed forces and local forces in the ongoing fight against the extremist group Khawarij, successfully thwarting their plots against the Somali people.

{DAAWO MUQAALKA} Maxkamada Ciidamada Jubbaland oo la horgeyay xubna AS ah

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC} Maxkamada Ciidamada Jubbaland oo la horgeyay xubna AS ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Askari Saaxiibkiis u Dilay Digtoonow Darteed.

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC}   Askari Saaxiibkiis u Dilay Digtoonow Darteed.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Go back

Your message has been sent

Warning
Warning
Warning
Warning

Warning.

 

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamadii gurmadka kaga soo baxay Mudug oo gaaray degaana ka tirsan Hiiraan

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC}   Ciidamadii gurmadka kaga soo baxay Mudug oo gaaray degaana ka tirsan Hiiraan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaanadii mucaaradka ee laga Ganaaxay kulamada Baarlamaanka oo la fasaxay.

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC}   Xildhibaanadii mucaaradka ee laga Ganaaxay kulamada Baarlamaanka oo la fasaxay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Somaliland oo Bilaawday Musaafurinta Ajaanibta ku nool Hargeysa

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC}   Somaliland oo Bilaawday Musaafurinta Ajaanibta ku nool Hargeysa

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Maxkamadda Ciidamada Somaliland Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Nin Dhawaan Askari ku Dilay Gabiley

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC} Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Somaliland ayaa saaka xukun dil ah ku riday Saalax Isaaq, ka dib markii lagu helay in uu horraantii bishii hore magaalada Gabiley ku dilay Sarkaal Buux Mawliid Ismaaciil.

Sidoo kale, maxkamaddu waxay xukuno kala duwan oo u dhexeeya 4 sano ilaa 13 sano oo xadhig ah ku riday afar eedaysane oo lagu helay in ay gacan ka geysteen falkaas dilka ah.

Sarkaalkan la dilay, oo ka tirsanaa Ciidamada Wado-marista Somaliland, ayaa waxaa dilay ninka xukunka dilka ah lagu riday, oo ahaa darawal bajaaj, ka dib markii ay murmeen.

Shalay ayay sidoo kale maxkamadda ciidamadu ay xukun dil ah ku riday askari magaalada Hargeysa ku dilay nin gaashaale ah, halka qof kale oo gacan ka siiyay dilkaas lagu xukumay 13 sano oo xadhig ah.

Maxkamadda ciidamada ayaa hore u shaacisay in askarigii dila askari kale ama qofkii dila askari isla markiiba lagu xukumi doono dil, iyada oo aan loo dulqaadan doonin.

Somaliland Oo Deenaanadeeda Ka Bilowday Olole Lagu Masaafurinayo Dadka Itoobiyaanka Ah

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC} Xukuumadda Somaliland ayaa qaaday olole lagu qabqabanayo dadka Itoobiyaanka ah ee aan sharciga haysan si loogu celiyo dalkoodii.

Ciidamada booliiska magaalada, oo wata baabuurta shabaqa leh ee maxaabiista lagu qaado, ayaa saaka lagu arkay goobaha suuqyada iyaga oo qabqabanaya dadka Itoobiyaanka ah ee sharci la’aanta ku jooga Somaliland.

Inkasta oo ay jiraan dad badan oo Itoobiyaan ah oo Somaliland ku jooga kaadhadh qaxooti iyo fiisayaal, isla markaana shaqaysta, haddana waxa jira kuwo sannad kasta si sharci darro ah kusoo gala, kuwaas oo mararka qaar dib loo celiyo.

Dadkan, oo u badan qoomiyadda Oromada ee ugu ballaadhan dalka Itoobiya, ayaa intooda badan ah bulsho danyar ah, kuwaas oo qabta shaqooyinka hoose sida maydhista baabuurta, halka qaarkoodna dawarsadaan.

Dowlad-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ayaa sidoo kale qaaday olole la mid ah kan Somaliland, ka dib markii lagu tuhmay in dad Itoobiyaan ah ay ku lug yeesheen falal argagixiso.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 23/2/2025

0

Axad 23, Feb 2025 {HMC}  Waxaa halkan idin kugu soo Gudbineynaa Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN.