Home Blog Page 1205

Puntland Oo Deegaanadeeda Ka Joojineyso Ajaanibta

0

Khamiis 20, Feb 2025 {HMC} Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa amar kusoo saaray in la joojiyo ajaaniibta sharci la’aanta kusoo gelaysa deegaannada Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa faray dhammaan hay’adaha maamulkiisa ee ay khuseyso amarkan in ay ka hawlgalaan si loo dhaqan-geliyo go’aankan lagu mamnuucayo dadka ajaanibta ee sida sharci darrada ah ugu soo qulqulaya degaanada Puntland.

Deni ayaa sheegay in dhawaan lasoo saari doono xeer gaar ah oo lagu maamuli doono nidaamka dal-ku-galka ajaaniibta soo gelaysa deegaannada Puntland.

Si kastaba ha ahaatee, weli degaanada Puntland waxaa kusoo qulqulaya muhaajiriin ajaanib ah oo u dhashay badi dalka Ethiopia, kuwaas oo socod lug ah kusoo galaya magaalooyinka Puntland.

Amarkii horey uga soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ee lagu mamnuucayay muhaajiriinta ayaa dhaqan gali waayay, iyadoo ay xusid mudan tahay in dad badan oo ajebi ah oo Puntland soo galay lag arkay magaalooyinka.

Somaliland Oo Magaalada Hargeysa Ka Joojisay Cawaysyada Iyo Bandhig-faneedyada

0

Khamiis 20, Feb 2025 {HMC} Maamulka Gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ayaa gabi ahaanba mamnuucay in magaalada Hargeysa iyo degmooyinka ku xeeran lagu qabto wax bandhig-faneed ah.

Warqad kasoo baxday Guddoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex, Axmed Maxamed Cadaad, ayaa lagu sheegay in la joojiyay cawaysyada iyo heesaha, iyada oo sabab looga dhigay in heesuhu ay diinta Islaamka kasoo horjeedaan.

“Waxa la farayaa labada taliye qaybeed in laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 19/10/2025, dhammaan huteellada Hargeysa laga joojiyo cawaysyada iyo bandhig-faneedyada, maadaama oo ay lidi ku tahay diinteena Islaamka iyo dhaqanka suubban,” ayaa lagu yidhi amarka kasoo baxay Guddoomiye Cadaad.

Amarkan ayaa si gaar ah u saameeyay bandhig ay magaalada Hargeysa ku lahayd fannaanadda Haboon Nuura, oo dhawaan laga joojiyay bandhig ay Xamar ku lahayd. Hase yeeshee, guddoomiyaha ayaa sheegay in bandhigeedu uu dhici doono.

Hal-abuur Daaha Gaas, oo ah Guddoomiyaha Kooxda Faneedka Dayax Band, isla markaana ah abwaanka sameeyay heestii “Ma Nihin Cadaw Xamar Ka Daran,” ayaa xukuumadda Cirro ku eedeeyay in ay ka goosatay mushaarkii kooxdiisa, isla markaana ay fanka iyo fannaanka dagaal kula jirto.

Daaha Gaas ayaa sheegay in xukuumaddu si gaar ah ula dagaallamayso kooxdiisa, maadaama ay taageersanaayeen xisbiga Kulmiye xilligii ololaha doorashada. “In la yidhaahdo kooxda Dayax Band lama siinayo mushaarkii, waa aargoosi iyo cadaawad fogaatay,” ayuu yidhi Daaha Gaas.

Soomaaliya Oo La Wareegeyso Hogaanka Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika

0

Khamiis 20, Feb 2025 {HMC} Shirkii madasha Iskaashiga ee dalalka Geeska Afrika oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday dalka Itoobiya ayaa waxaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige loogu doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee madasha iskaashiga geeska Africa mudda labada sano ee soo socota waxaana Soomaaliya ay kala wareegi doonta Gudoonka Dowladda Itoobiya.

War saxaafadeedka laga soo saaray shirka iskaashiga 23aad ayaa lagu shaaciyay in Soomaaliya madashaan ay labada sano ee soo socota ay gudoon ka noqon doonto, Wasiir Biixi Imaan Cige ayaana la filayaa in uu xilka gudoomiye si rasmi ah ula wareego horraanta bisha April 2025.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa xilkaan waxa uu kala wareegi doonaa dhiggiisa Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo ahaa guddoonka madasha 2-dii sano ee la soo dhaafay.

Wasiirka Maaliyadda Biixi Imaan Cige oo qoraal kooban soo saaray ayaa mahadcelin iyo bogaadinta golaha kadib waxa uu xaqiijiyay in uu si hufan oo cadaalad ah uu u maamulidoono madasha Iskaashiga Geeska Afrika.

“Sharaf ayey u tahay Soomaaliya in ay guddoomiso madasha iskaashiga Geeska Afrika 2da sano ee soo socota oo ka bilaabmaysa Abriil 2025 iyada oo xilka kala wareegaysa Itoobiya, Anigoo ah wakiilka xubin muhiim ah madashaan, waxaan ku hanweynahay inaan idinkugu adeego si cadaalad ah” ayuu ku yiri Wasiir Biixi qoraal usoo dhigay barta uu ku leeyahay X.

{DAAWO MUUQAALKA} Waa sidee dareenka reer Boorama ee soo dhawaynta Madaxwaynaha Somaliland

0

Khamiis 20, Feb 2025 {HMC} Waa sidee dareenka reer Boorama ee soo dhawaynta Madaxwaynaha Somaliland

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Dibad bax lagu taagerayay dagaalka ciidamada Puntland ee DCSH

0

Khamiis 20, Feb 2025 {HMC} Dibad bax lagu taagerayay dagaalka ciidamada Puntland ee DCSH

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA. 

{DAAWO MUUQAALKA} Somaliland oo joojisay Bandhig-faneedyada xili Haboon Nuura ku laheyd Show

0

Khamiis 20, Feb 2025 {HMC} Somaliland oo joojisay Bandhig-faneedyada xili Haboon Nuura ku laheyd Show

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

NISA oo soo bandhigtay Sawir iyo macluumaadkiisa Horjooge ka tirsan AS.

0

Khamiis 20, Feb 2025 {HMC} Taliska hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa baahiyay sawirka iyo macluumaadka Horjooge lagu magacaabo Cabdullaahi Xasan Cabdi Cosoble oo loo yaqaano Wadaad, kaasoo kooxda Al-shabaab u qaabilsan waxay ugu yeeraan zakawaatka gobolka Banaadir.

NISA ayaa shaacisay iney si weyn ay ugu raad joogto horjooge Cabdullaahi Wadaad oo ay sheegtay inuu caan ka yahay gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Banaadir.

War qoraal ah oo kasoo baxay NISA ayaa looga digay shacabka Soomaaliyeed iney la macaamilaan horjoogahaan, islamarkaana aysan ka agdhawaan goobaha uu ku sugan yahay, maadaama dowladda Federaalka ay saartay xanibaad dhan kasta ah.

Horjoogahaan lagu magacaabo Cabdullahi Wadaad oo la tilmaamay inuu si weyn u dhibay ganacsatada ayaa NISA ay sheegtay in qofkii keena xogtiisa inuu heli doono abaalmarin maqaamkeedu sareeyo.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu dambeyay dagaalkii AS iyo ciidamada dowlada.

0

Khamiis 20, Feb 2025 {HMC} Wararkii ugu dambeyay dagaalkii AS iyo ciidamada dowlada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Kenya reaffirms commitment to peace after Sudan’s accusations of ‘hostility’

Thursday 20,Febr-2025 {HMC} Kenya’s foreign ministry said Wednesday it is ready to support peace efforts in Sudan, a day after Khartoum accused Kenya of violating its sovereignty by hosting a meeting of Sudan’s paramilitary Rapid Support Force, RSF, in the capital, Nairobi.

In a statement, Sudan called Kenya’s move to host Tuesday’s meeting “tantamount to an act of hostility,” particularly as it preceded a planned announcement of a parallel government by the RSF.

RSF Deputy Commander Abdel-Rahim Hamdan Dagalo led the Sudanese delegation at the government-owned Kenyatta International Conference Center in Nairobi, stating a significant announcement would be made on Friday.

Kenya’s foreign ministry said the country hosts many Sudanese refugees and has a history of facilitating dialogue “without any ulterior motives.”

However, Macharia Munene, a professor of international relations at the United States International University-Africa, said Kenya risks international isolation due to this “foreign policy blunder.” He argues that Kenya’s foreign policy has become a “one man show” with the president leveraging his friendship with RSF’s Mohamed Hamdan Dagalo, popularly known as Hemedti, without considering “Kenya’s national interests.”

While Hemedti was not present at Tuesday’s event, he enjoys a close friendship with Kenya’s President William Ruto and his brother has met the president on several occasions.

The ongoing conflict in Sudan between the military and the RSF has killed more than 24,000 people and driven over 14 million people — about 30% of the population — from their homes, according to the United Nations. An estimated 3.2 million Sudanese have escaped to neighboring countries.

Sudanese authorities on Tuesday said recent attacks by the RSF had killed more than 400 civilians, including infants after the paramilitary was “overwhelmed by its devastating defeat” by the Sudanese army.

Haydar Abdul Karim, a Sudanese peace activist and freelance journalist now residing in Kenya, told The Associated Press that regional governments should not take sides.

He urged countries to refrain from supporting the formation of new governments or alliances, and instead focus on pressuring the two warring factions to sit down and negotiate and not try to support one faction over the other.

Source AP

Over $53B needed to rebuild Gaza: World Bank, UN, EU.

Thursday 20,Febr-2025 {HMC}  A joint report by the World Bank, UN, and EU estimates that rebuilding the Gaza Strip will require $53.2 billion over the next decade, highlighting the severe economic toll of the Israel’s genocidal war on the Palestinian enclave.

Titled Gaza and West Bank Interim Rapid Damage and Needs Assessment (IRDNA), the report detailed widespread damage across nearly all sectors of the Palestinian economy, along with the urgent need for recovery and reconstruction.

“Damages to physical structures alone are estimated at about $30 billion,” the report said, adding that housing was by far the hardest hit sector, accounting for 53% of total damages, followed by commerce and industry at 20%.

The report also noted that economic losses from reduced productivity, foregone revenues, and operating costs are estimated at $19 billion, with health, education and commerce bearing the biggest toll.

According to the report, nearly all economic activity in Gaza has ceased, causing prices to surge by over 300% in one year, with food prices alone soaring up by 450%.

Gaza’s economy is expected to contract by 83% in 2024, reducing its contribution to the Palestinian economy to just 3%, despite being home to 40% of the population, it said, adding that the West Bank is also facing economic hardships, with a projected contraction of 16% this year.

A ceasefire agreement between Israeli and Palestinian resistance fractions took effect in Gaza on Jan. 19, halting Israel’s genocidal war, which has killed nearly 48,300 Palestinians, most of them women and children, and left the enclave in ruins.

Last November, the International Criminal Court issued arrest warrants for Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and his former Defense Minister Yoav Gallant for war crimes and crimes against humanity in Gaza.

Israel also faces a genocide case at the International Court of Justice for its war on the enclave.

US President Donald Trump has announced a proposal to “take over” Gaza and resettle its Palestinian inhabitants to develop it into what he called “the Riviera of the Middle East,” an idea vehemently rejected by the Palestinians, Arab countries, and many Western nations, who say it amounts to ethnic cleansing.

Egypt said it has prepared a “comprehensive” plan to rebuild Gaza without displacing its Palestinian inhabitants. Cairo is scheduled to host an emergency Arab summit on March 4 to discuss the plan that counters Trump’s proposal.

Arab leaders will convene in Riyadh on Feb. 20 to discuss their response to Trump’s proposed plan for Gaza and to coordinate a collective Arab stance on the US initiative.