Isniin 17, Feb 2025 {HMC} Midowga Yurub oo ka shiraya sidii ay u yeelan lahaayeen Ciidamo Awood Badan.
{DAAWO MUUQAALKA} Maxay tahay sababta Cadaanka ku Nol koofur Afrika u taageereen Madaxweyne Trump.?
Isniin 17, Feb 2025 {HMC} Maxay tahay sababta Cadaanka ku Nol koofur Afrika u taageereen Madaxweyne Trump.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Ku dhawaad 50-Qof oo ku geeriyooday hal goob.
Axad 16, Feb 2025 {HMC} Ku dhawaad 50-Qof oo ku geeriyooday hal goob.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Kenya ayaa Axmed Madoobe ku tiri waa in aad ka Danbeysaa Dowladda Soomaaliya.
Axad 16, Feb 2025 {HMC} Kenya ayaa Axmed Madoobe ku tiri waa in aad ka Danbeysaa Dowladda Soomaaliya.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Midowga Yurub oo kulan deg deg ah ka yeelanaya caqabadaha ka dhashay siyaasadda Trump
Axad 16, Feb 2025 {HMC} Midowga Yurub oo kulan deg deg ah ka yeelanaya caqabadaha ka dhashay siyaasadda Trump
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Fannaanadii loo diiday inay bandhig faneed ku qabato Muqdisho oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay.
Axad 16 Feb 2025 {HMC} Fanaanada Haboon Nuura, oo ka mid ah kooxda Dayax Band ee ka dhisan Soomaaliland ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Hargeysa, kaddib markii ay dowladda Soomaaliya joojisay bandhig faneed ay ku lahayd magaalada Muqdisho.
Kumannaan shacab ah ayaa Garoonka Diyaaradaha Hargeysa ku soo dhaweeyay hobolada, kaddib markii la joojiyay bandhig faneedkii ay ku lahayd Muqdisho, sababo la xiriira hees sannadkii hore ay qaadday oo lagu duray magaalada Muqdisho.
“Aad iyo aad ayaan idiin salaamayaa dhammaan shacabka Somaliland. Waad ku mahadsan tihiin sida aad ii garab istaagteen iyo jacaylka aad ii muujiseen. Guul iyo gobonimo!” ayay tidhi Haboon.
Qaar ka mid ah dadkii soo dhaweeyay oo ku labisan calanka Somaliland ayaa walaac ka muujiyay sida fanka iyo siyaasadu ay isugu milmeen, iyaga oo sheegay in hada ka hor isku socodka fannaaniinta Soomaaliyeed uu fiicnaa.
Guddoomiyihii hore ee koox faneedka Xidigaha Geeska, Cabdiraxmaan Xaaji, oo ka mid ahaa kumanaanka qof ee fannaanadda ku qaabilay madaarka Cigaal, ayaa isna sheegay in fanka aan la siyaasadayn jirin wakhtiyadii hore, balse hadda fannaaniintu ay qadiyado kala haystaan.
“Haboon, waxaanu leenahay, halkan ayaa dadkaagii ah, halkan ayaa qarankaagii ah, halkan ayaad cisi iyo sharaf ku leedahay. Barigii hore fanka lama siyaasadayn jirin, laakiin haddii sidaas ay tahay, reer Somaliland qadiyadoodu waa u gaar” ayuu yidhi Cabdiraxmaan Xaaji.
Qaybo ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa diiday in Haboon ay bandhig ku qabato Muqdisho, kaddib markii ay sannadkii hore kasoo muuqatay hees halku-dhigeedu ahaa “Malihi cadow Xamar ka daran”, taas oo lagu duray magaalada Muqdisho.
Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa markaas kaddib joojiyay bandhigii ay qaban lahayd.
Fannaanka weyn ee Dayar Dalnuurshe oo sannadkii hore ay shacabka Hargeysa diideen bandhig uu qorsheeyay inuu ku qabto Hargeysa, kaddib hadallo uu ku duray magaalada, ayaa ka mid ahaa dadka baraha bulshada uga ololeeyay in bandhigga Haboon Nuura la joojiyo.
Deputy PM Salah represents Somalia at Munich Security Conference.
Sanday 16 Feb 2025 {HMC} The Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Salah Ahmed Jama, participated in the Munich Security Conference 2025.
The conference focused on global security issues, particularly counter-terrorism, climate change, and the current political landscape worldwide.
Mr. Salah highlighted Somalia’s progress in security and stability, emphasizing the government’s efforts against extremist groups, especially Al-Shabaab and ISIS. He noted that operations across the country have achieved significant successes in liberating areas previously controlled by these groups, leading to a restoration of stability and good governance.
The Deputy Prime Minister also shared with global leaders and experts Somalia’s commitment to strengthening international cooperation in the fight against terrorism and enhancing the reconstruction of security institutions.
He stressed the importance of international support for Somalia to overcome terrorist threats and ensure sustainable development.
President Hassan Sheikh meets UN Chief in Ethiopia.
Sunday 16, Feb 2025 {HMC} The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh Mohamud met with UN Secretary-General Antonio Guterres on the margins of the 38th AU Summit in Addis Ababa.
They discussed progress in Somalia’s ongoing fight against international terrorism, the AUSSOM Mission, and the UN’s vital role for security, stabilization and development.
They also exchanged views on pressing regional peace and security matters. The President reaffirmed Somalia’s commitment to working closely with the UN and acknowledged the Secretary-General’s continued support.
OPM Secretary leads meeting to speed up government operations.
Sunday 16, Feb 2025 {HMC} The Permanent Secretary of the Office of the Prime Minister (OPM), Mr. Kamal Dahir Guutaale, chaired a significant meeting focused on accelerating government operations, discussing the Government Operations Framework, and the restructuring of government institutions, based on the National Transformation Plan (NTP) 2025-2029.
The meeting, which was attended by Directors General and managers from various government agencies, also involved an analysis of the operational plan for restructuring government bodies and the alignment of Civil Service Grades.



