Home Blog Page 1225

{DAAWO MUUQAALKA} Shiikh Shariif”Canshuur Qoray Liifkiisa Lagu qaado Meel Aduunka ka Jirto Malaha.”

0

Sabti 15, Feb 2025 {HMC} Shiikh Shariif”Canshuur Qoray Liifkiisa Lagu qaado Meel Aduunka ka Jirto Malaha.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamada Gobolka Banaadir oo u Yeertay Hanti dhowraha Qaranka.

0

Sabti 15, Feb 2025 {HMC} Maxkamada Gobolka Banaadir oo u Yeertay Hanti dhowraha Qaranka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Shiikh Shariif”Madaxweyne Xasan Shiikh Qoray iyo Awood Anaga iska soo Dhignay nabada Qaado.”

0

Sabti 15, Feb 2025 {HMC} Shiikh Shariif”Madaxweyne Xasan Shiikh Qoray iyo Awood Anaga iska soo Dhignay nabada Qaado.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Kenya oo labo laabtay qiimaha Khaadka ay u iib keento Soomaaliya

0

Sabti 15, Feb 2025 {HMC} Kenya oo labo laabtay qiimaha Khaadka ay u iib keento Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Ciid oo Si Adag Kaga Hadlay Barakicinta Shacabka Muqdisho.

0

Sabti 15, Feb 2025 {HMC} Xildhibaan Ciid oo Si Adag Kaga Hadlay Barakicinta Shacabka Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Dowladda Ukraine oo ka walaacsan wadahadalada Madaxweynayaasha Trump iyo Putin

0

Sabti, 15 Feb 2025 {HMC} Volodymyr Zelenskyy, Madaxweynaha Ukraine, ayaa sheegay in Ukraine aysan haysan fursad badan oo ay kaga badbaadi karto weerarka Ruushka iyadoo aan taageero ka helin Maraykanka.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in wadahadallo lagu soo afjari doono dagaalka ay bilaabi doonaan kadib wicitaan telefoon oo uu la yeeshay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.

Madaxweynaha Ukraine ayaa ku dooday in Putin uusan xiiseyn in uu dhammeeyo dagaalka, balse uu kaliya doonayo xabbad joojinta kumeel gaarka ah ee keeni karta in cunaqabateynta la qaado, taasoo siinaysa militariga Ruushka fursad uu isku soo abaabulo.

Wuxuu sidoo kale muujiyey welwelka uu ka qabo suurtagalnimada in Ukraine ay militar ahaan u daciifto iyadoo aan taageero ka helin ciidamada Maraykanka, taasoo ka dhigaysa mid si sahlan loogu jebin karo weerarada Ruushka.

Isbeddel ku yimid siyaasadda arrimaha dibadda ee Maraykanka, Trump ayaa shaaca ka qaaday in uu suurtagal tahay inuu dhowaan la kulmo Putin si uu u bilaabo wadahadallada xabbad-joojinta.

Donald Trump ayaa markaas sheegay inuusan u arkin mid macquul ah in Kyiv ay ku biirto NATO, isla markaana aanay suuragal ahayn in Ukraine ay dib u hesho dhulkeedii oo dhan. Ukraine ayaa dalbaneysa in Ruushka uu ka baxo dhulka uu qabsaday, waxaana ay sheegtay in ay helayso xubinnimada NATO ama dammaanadyo amni oo la mid ah si looga hortago weerar kale oo Moscow ay ka fuliso.

Zelenskyy ayaa la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka JD Vance intii uu socday shirka Amniga Munich Jimcihii, isagoo dadaal ugu jira in Ukraine aysan waynin taageeradda Washington ee ku aaddan sidii loo soo afjari lahaa dagaalka saddexda sano socday, kaasoo lagu qiyaasay inuu ku dilay malaayiin qof labada dhinac.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {15-02-2025}

Sabti 15-02-2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Cali Cadoow & Sahro Gabre

Farsamadii ::Maxamed Xasan Cowsey

{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Cabaas” Generaal Sheegoow in Darajadiisa Beeraleey waaye lagu tilmaamo waa Nasiib Daro.”

0

Sabti 15, Feb 2025 {HMC} Xildhibaan Cabaas” Generaal Sheegoow in Darajadiisa Beeraleey waaye lagu tilmaamo waa Nasiib Daro.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 15/2/2025

0

Sabti, 15 Feb 2025{HMC} Waxaa halkan idin kugu soo Gudbineynaa Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN.

{DAAWO MUQAALKA} Diinta Islaanka Maxay ka qabtaa Dagaalka AS”Shiikh Axmed.”

0

Sabti 15, Feb 2025 {HMC} Diinta Islaanka Maxay ka qabtaa Dagaalka AS”Shiikh Axmed.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA