Jimco, 14 Feb 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Xasan sheekh Maxamud oo Gaaray Itoobiya.
Jimco, 14 Feb 2025{HMC} Madaxweyne Xasan sheekh Maxamud oo Gaaray Itoobiya.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Barnaamijka Hadiyadda Hiiraanweyn iyo su’aalo adag oo Qosol Badan.
Jimco, 14 Feb 2025{HMC} Barnaamijka Hadiyadda Hiiraanweyn iyo su’aalo adag oo Qosol Badan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Qof Nibiri Bada ku Laqay Ma Badbaadi Karaa.?
Jimco, 14 Feb 2025{HMC} Qof Nibiri Bada ku Laqay Ma Badbaadi Karaa.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Masuul As u Siday Boonooyin oo Lagu qabtay Gobolka Hiiraan.
Jimco, 14 Feb 2025{HMC} Masuul As u Siday Boonooyin oo Lagu qabtay Gobolka Hiiraan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Tahriibayaal laga helay Xabaal wadareedyo ku yaallo liibiya.
Jimco, 14 Feb 2025{HMC} Tahriibayaal laga helay Xabaal wadareedyo ku yaallo liibiya.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
kulan looga hadlayay xoojinta hannaanka Caafimaad ee Soomaaliya oo addis ababa ka dhacay
Jimco, 14-02-2025 {HMC} Wasiirka caafimaadka & Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa kulan looga hadlayay xoojinta hannaanka Caafimaad ee Soomaaliya Magaalada Addis ababa kula qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Africa CDC Dr. Jean Kaseya.
Kulanka ayuu wasiirku ki booriyay Africa CDC kor u qaadida kaalinta qubarada soomaaliyeed ee jihaynta siyaasadda caafimaad ee qaarada Afrika, Xoojinta Mashaariicda caafimaad Africa CDC iyo kor-u-qaadida tababarada Howl wadeenada caafimaad ee Dalkeena.
Dhankiisa, Agaasimaha Guud ee Africa CDC ayaa bogaadiyay dadaalada lagu xoojinayo kor u qaadidda tayda Caafimaad ee Soomaaliya isagoo xusay in Africa CDC ay xoojinayso kaalinteed kaga aadan horumarinta Caafimaadka Soomaaliya.
{DAAWO MUUQAALKA} Puntland oo Gargaar gaarsiineeyso Dadkii kasoo Barakacay Deegaanadii lagu Dagaalamay.
Jimco, 14 Feb 2025{HMC} Puntland oo Gargaar gaarsiineeyso Dadkii kasoo Barakacay Deegaanadii lagu Dagaalamay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {14-02-2025}
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiraxmaan Macalin
Farsamadii ::Maxamed Xasan Cowsey
{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 14/02/2025
Jimco, 14 Feb 2025{HMC} Waxaa halkan idin kugu soo Gudbineynaa Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn
HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN.



