Home Blog Page 1250

{DAAWO MUUQAALKA} Kulanka albaabada u xiranyihiin oo ay leeyahiin hoggaamiyayaasha Afrika

0

Sabti, 08 Feb 2025{HMC} Kulanka albaabada u xiranyihiin oo ay leeyahiin hoggaamiyayaasha Afrika

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Waxa Gaaray Ramallah Bas siday maxaabiis Falastiiniyiin ah

0

Sabti 08-02-2025 {HMC} Waxaan aragnaa sawirrada bas sida maxaabiis Falastiiniyiin ah oo gaaray Ramallah oo ku taalla Daanta Galbeed.

Dadka ayaa ku hareereysan gaariga waxayna sawirro ka qaadanayaan oo ay muuqaallo ka duubayaan goobta xilli ay maxaabiistu gaariga ka degayeen. Qaar ayaa gacmahooda ku muujinaya calaamadda V ee guusha.

Maxaabiista ayaa gacan-qaadaya dadka ka caawinaya inay gaariga kasoo degayaan iyagoo sidoo kale dadka meesha isugu yimid u dhoolla-caddeynaya.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa kasoo kordhay ganacsiyada xiran ee Muqdisho?

0

Sabti, 08 Feb 2025{HMC} Maxaa kasoo kordhay ganacsiyada xiran ee Muqdisho?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Wasiir Roobow oo Kaga Digay Ganacsatada in aay Lacago Siiyaan AS

0

Sabti 08-02-2025 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Islaamka XFS Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Ganacsatada faray in aanay lacag siin ‘AS’ isaga oo sheegay in Dowladda ay diyaar u tahay in ay ka jawaabto haddii ay u gudbiyaan Dadka lacagahaas weydiinaya.

Roobow ayaa sheegay in Ganacsadaha lacagta bixinaya aanay cudur daar u noqon Karin in uu cabsi awgeed u bixiyay lacagtaas, waxa uu soo jeediyay in wixii macluumaad ah ay la wadaagaan Wasaaradda amniga XFS & Hay’adaha ammaanka qaabilsan.

Abuu Mansuur ayaa sheegay in Culimada Soomaaliyeed horay uga fadwoodeen in aanay lacag la siin Karin dhinacyada hubeysan ee Dowladda kasoo horjeeda, ciddii lagu arka ayuu shaaciyay in lala xisaabtami doonno sida uu hadalka u dhigay.

“Dadka jooga meelaha Dowladda ka taliso oo Bakaaraha kamid yahay cudur daar uma heli karaan in ay dhahaan xoog ayaa lacag naloga qaaday” Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, Wasiirka Diinta & Arrimaha Diinta Islaamka XFS

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dagaal adag kula jirto Dadka lacagaha siiya ‘AS’ iyo Daacish, sidoo kale Xukuumadda Dan-Qaran ayaa tilmaamtay in ay dabagal ku heyso Dadka lacagaha u haya, kuwa maalgelinta u sameeya iyo Dadka Lacagaha dhaqa.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 08 02 2025

0

Sabti, 08 Feb 2025{HMC} Waxaa halkan idin kugu soo Gudbineynaa Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {08-02-2025}

Sabti 08-02-2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Cali Cadow & Sahro Gabre 

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya Waa lagu soo Duulay, waxaa ay u baahantahay badbaado.”WAsiir Fartaag.”

0

Sabti, 08 Feb 2025{HMC} Soomaaliya Waa lagu soo Duulay, waxaa ay u baahantahay badbaado.”WAsiir Fartaag.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Booliska Soomaaliya oo Awaamiro Culus Soo Saaray

0

Sabti 08-02-2025 {HMC}  Booliska Soomaaliya ayaa mamnuucay waxyaabo aay ku sheegeen in aay lid ku yihiin Amniga iyo Badqabka shacabka Soomaaliyeed Gaar ahaan Bulshada ku dhaqan Gobalka Banaadir.

Booliska oo howlgalo ka sameeyay qeeyba ka mid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay Muqaadaraad fara badan kuwaas oo laga soo helay Gurya aay ku Xareeysnaayeen.

Hoos Ka Daawo Awaamiirta Booliska Soomaaliya:

Maxaa Ka Soo Kordhay Maxaabiis is Dhaafsiga Israa’iil & Xamaas?

0

Sabti 08-02-2025 {HMC}  Waxaa hadda ina soo gaaray war kasoo baxay militariga Israa’iil oo xaqiijinaya in la sii daayay la heystayaasha.

“Sida ku xusan warka aan ka helnay Red Cross, saddex la heyste ayaa iyaga loo dhiibay, waxayna kusii socdaan ciidamada IDF iyo IDA ee Marinka Qasa,” ayaa warka lagu yiri.

{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay in Ay garab taagan tahay Ciidamada iyo shacabka Puntland.

0

Sabti, 08 Feb 2025{HMC} Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay in Ay garab taagan tahay Ciidamada iyo shacabka Puntland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA