Home Blog Page 1269

{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo Faah Faahin ka Bixisay Goobaha uu Mareeykanka Duqeeyay.

0

Isniin, 03 Feb 2025{HMC} Puntland oo Faah Faahin ka Bixisay Goobaha uu Mareeykanka Duqeeyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Canada iyo Mexico oo u jawaabay madaxweyne Trump

Isniin 3, Feb 2025 {HMC} Dowladah Canada iyo Mexico ayaa si isku mid ah ugu jawaabay, canshuur-kordhinti uu Sabtidi badeecadaha ay u soo dhoofiyaan Mareykanka saaray madaxweyne Donald Trump.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa Sabtidi sheegay in ay dhaqan gashay tacriifta uu horay u saaray badeecadaha Mexico, Canada iyo Shiinaha. Canada iyo Mexico ayuu dul dhigay canshuur kordhin dhan %25. Mexico iyo Canada ayaa Axaddii shalay iyaguna ku dhawaaqay in si aargoosi ah ay 25% u saareen badeecadaha uu Mareykanka geeyo dalalkooda.

Canada waxay sheegtay in Talaadada berrito ah ay dhaqan geli doonto canshuur kordhinta koowaad oo ay sheegtay in ay saartay cabitaannada, alaabaha la isku qurxiyo, iyo warqadaha. Badeecadahaasi ayaa waxaa ku kacaya lacag dhan 20 bilyan oo dollar.

Wajiga labaad ayay sheegtay in ay saari doonto alaabo kale oo uu Mareykanka Canada u iib geeyo oo ay ku jiraan baabuurta yar yar, kuwa xammuulka, biraha iyo jaandiga, khudaarta iyo hilibka xoolaha iyo kuwa doofaarka.

Badeecadahaasi ayaa lagu qiyaasay lacag dhan 85 bilyan oo dollar sannadkiiba.
Dhanka Mexico, dowladdu waxay ilaa iyo hadda sheegtay kaliya in ay ku soo rogi doonto Mareykanka canshuuro aargoosi ah, iyada oo aan faah-faahin qiimaha iyo badeecadaha.

{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay Isbeddelka siyaasada Trump ee ku wajahan Soomaaliya.?

0

Isniin, 03 Feb 2025{HMC} Maxay tahay Isbeddelka siyaasada Trump ee ku wajahan Soomaaliya.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Marco Rubio oo digniin culus u gudbiyay madaxda Panama

Isniin 3, Feb 2025 {HMC} Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka Marco Rubio oo shalay booqasho ku tagay dalka Panama ayaa u sheegay madaxda dalkaasi, in Shiinuha uu samaynayo galaaangal iyo saameyn aan la aqbali karin.

Wasiirka ayaa intaasi raaciyay in Shiinuhu uu sidoo kale xakameeyo marin biyoodka Panama, taas oo, haddii aan la bedelin, ku qasbi karta Maraykanka buu yiri “inuu qaado tillaabooyin lagama maarmaanka ah” si loo ilaaliyo marin biyoodka.

Rubio ayaa u sheegay madaxweynaha Panama José Raúl Mulino iyo wasiirka arrimaha dibadda Javier Martínez-Acha, in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu gaaray go’aan horudhac ah oo ku aadan saameynta iyo xakameynta Shiinaha ee xilligaan ee Kanaalka Panama.

Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ma aysan faah faahinin heerka uu gaarsiisanyahay saameynta Shiinaha ee Kanaalkaasi isku xira badaha Atlaantiga iyo Baasifiga, iyo sidoo kale tallaabada suurtagalka ah ee uu Mareykanka qaadi doono ama jawaabta ay bixiyeen madaxda dalka Panama.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {02.02.2025}

Axad 2, Feb 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble

Farsamadii :::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

Maxey ka wada Hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Safiirka Falastiin ee Soomaaliya.?

0

Axad 2, Feb 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Falastiin, Rowaid Adil Mohamed , oo dhawaan laga guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo.

Kulanka ayaa diirradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Falastiin.

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa Safiir Rowaid Adil Mohamed ugu hambalyeeyay xilka cusub, isaga oo caddeeyay in Soomaaliya ay mar walba garab taaggan tahay shacabka Falastiin gaar ahaan xaqa taariikhiga ah ee ay u leeyihiin Falastiiniyiintu xornimada iyo madax-bannaanidooda wuxuunna cadeeyay in dowladda Soomaaliya aysan raali ka ahayn barakicinta shacabka falastiin.

Dhankiisa, Safiir Rowaid Adil Mohamed , ayaa uga mahadceliyey Dowladda Federaalka Soomaaliya taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay shacabka Falastiin, isaga oo xustay in dadka reer Falastiin ay si dhow u og yihiin abaalka walaaltinimo ee dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

waxa uu sidoo kale ballan-qaaday in uu ka shaqeyn doono xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta ka dhaxeysa labada bulsho.

US strikes stronghold of Islamic State affiliate in Somalia.

0

Sunday 2, Feb 2025 {HMC} U.S. warplanes took aim at the Islamic State affiliate in Somalia, hitting what officials described as high-ranking operatives in the terror group’s mountainous stronghold.

U.S. President Donald Trump announced the precision strike Saturday on social media, describing the main target as a “Senior ISIS Attack Planner and other terrorists he recruited and led.”

“These killers, who we found hiding in caves, threatened the United States and our Allies,” Trump said. “The strikes destroyed the caves they live in, and killed many terrorists without, in any way, harming civilians.”

A separate statement from U.S. Defense Secretary Pete Hegseth said the strikes targeted an area in Somalia’s Golis mountains, and “further degrades ISIS’s ability to plot and conduct terrorist attacks threatening US citizens, our partners, and innocent civilians.”

Neither Trump nor Hegseth named the IS planner, though U.S. officials said the strikes were carried out in coordination with the Federal Government of Somalia.

General Adan Abdi Hashi, commander of the Puntland Devish Forces said the airstrikes targeted at least 10 locations of the Islamic State militants in the Cal-Miskaad area, which is part of the Golis mountains.

“The strikes targeted about 10 locations in the Cal-Miskaad areas, most of them caves, and we believe that many of the militants were killed,” said the general.

Residents in Qandala, a small town in Bari region of Puntland told VOA on the condition of anonymity because they feared for their lives, that they could see from the distance plumes of smoke and flames, and that they could hear at least seven huge explosions.

Officials from Somalia’s semi-autonomous Puntland region thanked the U.S. on social media, calling the operation a success.

“The latest airstrike, carried out today, resulted in the elimination of several high-ranking #ISIS members,” according to the statement.

U.S. Africa Command, which oversees U.S, military efforts on the continent, said it, too, assessed multiple terror operatives had been killed.

The Islamic State, also known as IS or Daesh, has increasingly played a key role in the terror group’s operations in Africa and beyond.

Since 2022, Somalia has been home to al-Karrar, one of nine regional Islamic State offices established to help sustain the terror group’s capabilities. As a result, IS-Somalia has become both a key cog in the IS financial network, funneling money to affiliates in Afghanistan and elsewhere in Africa.

IS-Somalia has, at the same time, become more influential under the leadership of Abdulkadir Mumin, a former militant with the al-Qaida-linked al-Shabab, who is thought to now head IS’ directorate of provinces, overseeing the terror group’s affiliates in Africa.

Some U.S. officials worry Mumin has risen even higher, perhaps acting as the Islamic State’s top emir. Others disagree but there is consensus that Mumin is nonetheless a pivotal figure.

The U.S. previously targeted Mumin in May of last year.

Recent intelligence assessments have further warned IS-Somalia has more than doubled in size over the past year and may now boast up to as many as 1,600 fighters, bolstered by an influx of fighters from Ethiopia, Morocco, Sudan, Syria, Tanzania and Yemen.

Most of IS-Somalia’s manpower has been concentrated in Puntland, especially in the Golis Mountains, also known as the Cal-Miskaad mountains.

Saturday’s airstrike, the first against IS in Somalia so far this year, was carried out by fighter jets launched from the USS Harry S. Truman, currently in the Red Sea, according to defense officials who spoke to VOA on the condition of anonymity in order to discuss details of the operation.

It comes as Somali forces in Puntland continue a military offensive against ISIS militants hiding in Cal-Miskaad mountains. Puntland also thanked the United Arab Emirates which they say provided air support to the ongoing offensive.

The operations, which started in late December, drove militants from vast areas in the northeastern highlands of Somalia.

The militants, many of them foreigners, have claimed carrying out IED attacks against Puntland forces.

The fiercest clashes occurred late last week when the regional forces dislodged the militants from Turmasaale, a strategic location about 150 kilometers southeast of Bosaso.

The Somali government called Saturday’s airstrikes by the U.S. “a critical step in our shared fight against terrorism.”

“The Federal Government of Somalia welcomes the firm and decisive counterterrorism efforts led by the United States,” it said in a statement. “Together, we will continue to dismantle extremist networks … and build a future free from the scourge of terrorism.”

SOURCE VOA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 2-02-2025.

0

Axad 02 Feb , 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

Paramilitary group attacks open market in Sudan, killing 54

0

Sunday 2, Feb 2025 {HMC} An attack on an open market in the Sudanese city of Omdurman by a paramilitary group fighting the country’s military killed 54 people and wounded many more, health authorities said Saturday.

The attack by the Rapid Support Forces on the Sabrein Market also wounded at least 158 others, the Health Ministry said in a statement. It was the latest in a series of deadly attacks in the escalated civil war that has wrecked the northeastern African country.

There was no immediate comment from the RSF.

Khalid al-Aleisir, minister of culture and government spokesperson, condemned the attack, saying that the casualties included many women and children. He also said the attack caused “widespread destruction to private and public properties.”

“This criminal act adds to the bloody record of this militia,” he said in a statement. “It constitutes a blatant violation of international humanitarian law.”

Sudan’s Doctors Syndicate condemned the RSF’s attack. It said one shell hit meters from al-Naw hospital, which received most of the market casualties.

It said most of the bodies taken to the hospital were of women and children, adding that the hospital has a significant shortage of medical teams, especially surgeons and nurses.

The conflict in Sudan started in April 2023 when simmering tensions between the leaders of the military and the RSF exploded into open fighting in the capital, Khartoum, and other cities across the sprawling northeastern African country.

Saturday’s attack was the latest tragedy in the country’s brutal civil war. Last week, about 70 people were killed in a RSF attack on the only functional hospital in the besieged city of El Fasher in the western region of Darfur.

The conflict has killed more than 28,000 people, has forced millions to flee their homes and has left some families eating grass in a desperate attempt to survive as famine sweeps parts of the country.

It has been marked by gross atrocities, including ethnically motivated killing and rape, according to the United Nations and rights groups.

The International Criminal Court said it was investigating alleged war crimes and crimes against humanity. And the Biden administration had accused the RSF and its proxies of committing genocide in the war.

In recent months the RSF has suffered multiple battlefield blows, giving the military the upper hand in the war. It has lost control of many areas in Khartoum, the capital’s sister city of Omdurman, and the eastern and central provinces.

The military also regained control of the city of Wad Medani, the capital of Gezira province, and the country’s largest oil refinery.

SOURCE VOA

Mareykanka oo wajahaya dagaal dhaqaale iyo canshuuro dheeraad ah

Axad, 02 Feb 2025{HMC} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qaaday go’aanno adag oo canshuuro dheeraad ah ay ku soo rogeen dalalka Mexico, Canada iyo China.

Trump ayaa saxiixay seddex wareegto, isaga oo 25 boqolkiiba canshuur ah ku soo rogay badeecadaha uga yimaada Mexico iyo Canada, iyo canshuur 10 boqolkiiba oo ay ku soo rogeen badeecadaha laga keeno Shiinaha.

Ka dib go’aanka Trump ayaa waxaa tillaabooyin qaaday dalalka Mexico, Canada iyo China.

Mexico waxay diyaarinaysaa canshuuro aargoosi ah oo u dhaxeyn doona 5 boqolkiiba ilaa 20 boqolkiiba – kuwaasi oo la saari doono alaabaha ay u dhoofiyaan Marekanka sida birta iyo aluminium.

Sidoo kale, Raiisel wasaaraha Canada, Justin Trudeau ayaa sheegay in ay qaadayaan tillaabo aargoosi ah, iyadoo 25 boqolkiiba canshuur ah lagu soo rogay badeecadaha Mareykanka.

Dhinaca kale, Shiinaha waxaa uu cambaareeyay go’aanka Trump ee canshuuraha uu ku soo rogay, iyada wasaaradaha maaliyadda iyo ganacsiga dalkaasi sheegeen in ay tillaabooyin qaadi doonaan.

Sidoo kale, dalalka Japan iyo Koofurta Kuuriyada ayaa walaac ka muujiyay go’aanka Trump ee la xiriira canshuuraha dheeraadka ah, iyaga oo tilmaamay in tillaabooyinkaasi saameyn ku yeelan karaan dhaqaalaha Caalamiga ah.