Home Blog Page 127

{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaha cusub ee Ciidanka Xooga Dalka oo Xilka la wareegayo.

0

Arbaco 4 Feb 2026 {HMC}  Taliyaha cusub ee Ciidanka Xooga Dalka oo Xilka la wareegayo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Somaliland oo kheeyraadka dhulkeeda ku jira ku wareejineeysaa Israa’iil si ay dhaqaalo ugu heesho

0

Arbaco 4 Feb 2026 {HMC} Somaliland oo kheeyraadka dhulkeeda ku jira ku wareejineeysaa Israa’iil si ay dhaqaalo ugu heesho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Yaa Dilay wiilka uu dhalay Madaxweynihii hore ee liibiya.?

0

Arbaco 4 Feb 2026 {HMC}  Yaa Dilay wiilka uu dhalay Madaxweynihii hore ee liibiya.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Maxay eheyd Diyaarada ay soo Rideen Mareeykanka ee laga lahaa iiraan.?

0

Arbaco 4 Feb 2026 {HMC} Maxay eheyd Diyaarada ay soo Rideen Mareeykanka ee laga lahaa iiraan.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

 

Yaa Dilay wiilka uu dhalay Madaxweynihii hore ee liibiya.?

0

Arbaco 4 Feb 2026 {HMC}Saif Al-Islaam Qadaafi oo ah wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Liibiya Mucammar Qadaafi ayaa lagu dilay Magaalada Zintan ee dhinaca Koofur Galbeed uga beegan Caasimadda Dalkaas ee Tripoli una jirta 136 Kiilo-mitir.

Koox hubaysan oo wadartooda ka kooban tahay 4 ruux isla markaana jirkooda qariyay ayaa gurigiisa ugu galay Saif Al-Islaam, kaddib waa ay toogteen iyaga oo isla markiiba goobta isaga baxsaday sida ay ku warrameen ilo kala duwan

Qareenkiisa oo lagu magacaabo Khaalid Al-Zaaidi iyo la taliyihiisa Siyaasadeed oo isna lagu magacaabo Cabdullaashi Cismaan ayaa qoraallo ay soo dhigeen Barahooda Xiririka Bulshada ku xaqiijiyay arrintaan iyaga oo ka gaabsaday in ay faahfaahin raaciyaan

 

Warbaahinta lagu magacaabo Fawasel Media ayaa soo xigatay xubno ku dhow ehelka reer Qadaafi waxaana ay baahisay dilkaas uu ahaa mid shirqool ah oo si qoto-dheer looga soo shaqeeyay inkasta oo aanay bannaanka soo dhigin macluumaad intaas ka baxsan

 

Kooxda Siyaasadeed ee Saif Al-Islaam Gaddafi uu ka tirsanaa oo soosaartay Warsaxaafadeed ayaa sheegtay in dilkaas uu ahaa mid qorsheysan oo ah Dil khiyaanno ah isla markaana ay fulisay Koox ka kooban 4 ruux oo wajigooda qarsatay

 

Dowladda Liibiya ayaa sheegtay in ay baaris dhammaystiran oo degdeg ah ku billawday kiiskaan, waxa ay si kooban ay u xustay in ay soo gudbin doonto marka ay hesho raadraaca sida uu dilkaas u dhacay, cidda ka danbaysa iyo jawaabaha kale ee loo baahan yahay in la helo.

Saif Al-Islaam Mucammar Qadaafi waxa uu kamid ahaa 7da wiil uu dhalay Hoggaamiyaas, waxa uu daraaseeyay Culuumta dhaqaalaha isaga oo wax ku bartay Dalka Ingiriiska, Markii la riday Maamulka Aabihiis lana dilay Qadaafi iyo qaar kamid ah ubadkiisa waxa uu degay Koofurta Tripoli isaga oo halkaas saldhigtay.

Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka oo maanta Xilka la wareegaya

0

Arbaco  4 Feb 2026 {HMC}Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka, General Ibraahim Maxamed Maxamud ayaa maanta xilka kala wareegaya Taliyihii dhowaan lagu baddelay ee Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage, munaasabadda xilwareejinta ayaa ka socota Wasaaradda Gaashaandhigga.

 

Munaasabadda Xilwareejinta waxaa ka qaybgalaya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamsa Cabdi Barre, Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirro iyo wakiillo kala duwan oo katirsan Beesha Caalamka sida ay ku warrameen ilo kala duwan.

Ammaanka Xeendaabka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa aad loo adkeeyey, waddooyinka qaar ee muhiimka u ah isu socodka Madaxda ka qaybgalaysa xilwareejinta ayaa la dhigay Ciidamada Koofiya-casta ee mas’uuliyiinta dalka hoggaamiso amnigooda sugta

 

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa 29kii Janaayo 2026 waxa uu General Ibraahim Maxamed Maxamuud u magacaabay in uu noqdo Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka halka xilkaas laga qaaday Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage.

 

Somali PM Barre assures on safety and transformation of capital, Mogadishu.

0

Tuesday 3 Feb 2026 {HMC} Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has called on residents of the capital, Mogadishu, to take a frontline role in ensuring the safety, prosperity and reputation of the city.

Mogadishu has in recent years experienced improved security as the government continues its fight against the al-Shabaab terrorist organization. The city is also experiencing a construction boom that has changed its infrastructure and skyline.

Prime Minister Barre said the federal government will continue investing in the rehabilitation and upgrading of key social amenities, including the city’s road network.

He made the remarks during the inauguration of a newly opened road, that is part of broader efforts to modernise critical infrastructure in the capital.

Barre said the road is expected to reduce transportation costs, improve access to markets, schools and health facilities, and stimulate local businesses in the area.

‘Fastest-growing’ city

“I call upon the city dwellers to ensure the safety of this city, maintain its reputation, and never allow it to return to its past,” the prime minister said.

“Some people still hold old memories of Mogadishu, but Mogadishu today is not the Mogadishu you once knew. The city has recovered and is now among the safest and fastest-growing capitals and it will continue to rise.”

He emphasized the importance of collective responsibility in protecting critical infrastructure and maintaining cleanlines.

The prime minister also applauded Mogadishu residents for changing their mindset and playing a crucial role in the city’s transformation, noting that progress achieved over the past decade was once thought impossible.

He credited the success to close cooperation between the federal government, the Banadir regional administration and the public.

SOURCE:TRT Afrika

{DAAWO SAWIRADA} Mareykanka oo maanta agab ciidan iyo hub kala duwan ku wareejiyay Ciidanka Soomaaliya.

0

Talaado 3 Feb 2026 {HMC} Ciidamada Mareykanka ayaa maanta agab ciidan iyo hub kala duwan ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Taageeradan ayaa muujinaysa taageerada joogtada ah ee Dowladda Mareykanku la garab taagan tahay Soomaaliya, iyo iskaashiga amni ee labada dhinac ee lagu xoojinayo dadaallada lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee khatarta ku ah xasilloonida gobolka iyo badbaadada muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxay mar kale adkaynayaan in kooxaha argagixisadu aysan haysan meel ay kaga dhuuman karaan gacanta Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka.

Waxaana ka go’an ciribtirka haraadiga argagixisada, iyadoo hawlgallada la sii wadi doono ilaa laga xaqiijiyo nabadda iyo xasilloonida guud ee dalka.

{DAAWO MUUQAALKA} Fanaanada Farxiyo Fiska oo ka hadashay Jirdilkii Loo geystay.

0

Isniin 3  Feb 2026 {HMC}  Fanaanada Farxiyo Fiska oo ka hadashay Jirdilkii Loo geystay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} FALANQEYN:- Toogashadii galkacyo iyo duqeymaha Sh Dhaxe.

0

Isniin 3  Feb 2026 {HMC}  FALANQEYN:- Toogashadii galkacyo iyo duqeymaha Sh Dhaxe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA