Sabti 01 Feb , 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
UN: At Least 700 Killed in DR Congo Fighting Since Sunday.
Saturday 1, Feb, 2025 {HMC} The UN says at least 700 people have been killed in intense fighting in Goma, the largest city in eastern Democratic Republic of Congo, since Sunday.
UN spokesman Stéphane Dujarric said 2,800 people have been injured, as M23 rebels – backed by Rwanda – captured the capital of North Kivu province.
The rebels are now reported to be moving south towards Bukavu, the capital of South Kivu.
The conflict in eastern DR Congo dates back to the 1990s but has rapidly escalated in recent weeks.
M23, which is made up of ethnic Tutsis, say they are fighting for minority rights, while DR Congo’s government says the Rwanda-backed rebels are seeking control of the eastern region’s vast mineral wealth.
On Friday, Dujarric said the casualty figures came from an assessment made by the World Health Organization and its partners, alongside the DR Congo’s government, between Sunday and Thursday.
The UN spokesman also warned the death toll would rise further.
In an attempt to halt M23’s progress, the DR Congo military has set up a defensive line on the road between Goma and Bukavu, according to the AFP news agency.
Hundreds of civilian volunteers have been enlisted to defend Bukavu.
One young man told the AFP: “I am ready to die for my country.”
Jean-Jacques Purusi Sadiki, the governor of South Kivu – the province M23 are marching on – told Reuters news agency the government army and its allies were holding back the rebels, though that claim has not been independently verified.
Earlier this week, M23 vowed to continue its offensive until it reached the capital Kinshasa, about 2,600km (1,600 miles) to the west.
Thérèse Kayikwamba Wagner, the country’s foreign minister, told the BBC that Rwanda was illegally occupying her country and attempting to orchestrate regime change.
Wagner said the international community had allowed Rwandan President Paul Kagame decades of impunity and failed to hold him accountable for violating international law.
Rwanda’s government spokeswoman Yolande Makolo denied the accusation, saying the country’s troops were only deployed to prevent the conflict spilling over to its territory.
“We’re not interested in war, we’re not interested in annexation, we’re not interested in regime change,” Makolo told the BBC’s Newsday programme.
UN experts estimated last year that Rwanda had between 3,000 and 4,000 troops operating alongside the M23 in eastern DR Congo.
On Friday, the Southern African Development Community (Sadc) regional bloc declared its support for DR Congo at a crisis summit in Zimbabwe.
In a statement, the 16-member group “reaffirmed its solidarity and unwavering commitment to continue supporting the DRC in its pursuit of safeguarding its independence, sovereignty and territorial integrity”.
Sadc has sent peacekeeping troops, primarily from South Africa, to DR Congo to combat armed groups like the M23 and restore peace in the mineral-rich region after decades of unrest.
Sixteen soldiers from southern African countries have been killed in clashes with the M23 around Goma in the past week.
The fighting has also worsened the humanitarian crisis in eastern DR Congo.
Shelley Thakral, from the UN’s World Food Programme, said the city’s residents were running out of food, clean water and medical supplies.
“The supply chain has really been strangled at the moment if you think about land access, air access, when everything is closed down,” she told AFP.
Since the start of 2025, more than 400,000 people have been forced from their homes, according to the UN’s refugee agency.
DR Congo is Africa’s second-largest country – about two-thirds the size of Western Europe – and borders nine different countries.
Previous conflicts in the country during the 1990s drew in several neighbours and were dubbed Africa’s World Wars.
SOURCE VOA
{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka 01-02-2025.
Sabti 1 Feb 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo Gudbineynaa Wararka Ugu Waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn 01-02-2025.
HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAAWEYN
{DAAWO MUQAALKA} Ciidamo cusub oo loo daabulay furumaha Dagaalka.
Sabti 01 Feb , 2025 {HMC} Ciidamo cusub oo loo daabulay furumaha Dagaalka.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} 700 oo qof oo ku dhimatay dagaalka ka socdo Dalka Congo.
Sabti 01 Feb , 2025 {HMC} 700 oo qof oo ku dhimatay dagaalka ka socdo Dalka Congo.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Ajaaniib Lagu Dilay dagaalo ka dhacay gobolka Hiiraan.
Sabti 01 Feb , 2025 {HMC} Ajaaniib Lagu Dilay dagaalo ka dhacay gobolka Hiiraan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Aabbe gabadhiisa u dilay isticmaalkeeda barta TikTok
Sabti 01 Feb , 2025 {HMC} Aabbe gabadhiisa u dilay isticmaalkeeda barta TikTok
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} DFS oo cadeeysay sababtii ka dambeeysay muddo kordhintii loo sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada.
Sabti 01 Feb , 2025 {HMC} DFS oo cadeeysay sababtii ka dambeeysay muddo kordhintii loo sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Muxuu daaran yahay safarka Taliyaha Ciidanka Turkiga uu ku tagay Muqdisho?
Sabti 01 Feb , 2025 {HMC} Muxuu daaran yahay safarka Taliyaha Ciidanka Turkiga uu ku tagay Muqdisho?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Ajaaniib Lagu Dilay dagaalo ka dhacay gobolka Hiiraan.
Sabti 01 Feb , 2025 {HMC} Cali Jeyte Cismaan Ergayga Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ciidamada difaaca deegaanka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaalo culus oo ka dhacay maalmahii lasoo dhaafay gobolka Hiiraan.
Cali Jeyte Cismaan ayaa guulo waa weyn ka sheegtay dagaalo qaraar oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacay deegaano u dhaxeeya Beera yabaal iyo Jiciboow oo hoostaga degmada Buula burte.
U qeybsaha Xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh ee arimaha ciidanka Macawiisleeyda ayaa sidoo sheegay dagaalkii ugu dambeey ee Shalay dhacay iney ku dileen Ajaaniib badan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab iyo maleeshiyaad kale, islamarkaana ay ka xoreeyeen kooxda deegaanada dhaca Jiinka Wabiga Shabeelle.
“Ajaanib ayaa ku dhimatay dagaalka, welina kuwaa ku jira buuraha, waan la yaabnay, anigaan oo deegaanka u dhashay kuma noolaa karo halkaan keymaha ah, kuwo kale oo deegaankaan aan u dhalan ayaan ku dilnay dagaalka, inta hartana waa laga sifeynayaa, ma aqbali doono in Ajinabi aan dalkan u dhalan inuu dadkeena ku yaalo dalkeena” ayuu yiri Cali Jeyte Cismaan.
Jeyte ayaa sidoo kale tilmaamay in dalkaan aysan marnaba nabad ka dhacayn inta Al-shabaab ku sugan yihiin meelo ka mid ah dalka, islamarkaana loo baahan yahay in laga xureeyo kooxda guud ahaan dalka.
“Dadka shacabka ah waxaan leeyahay musiibo hadii ay timaado waa la iska kaashadaa ee halkaan musiibaa taalee hala iska kaashado, inta Soomaaliya meel ka mid ah joogaan nimankaan Khawaarijta ah nabad lama heli doono dalkana ma degi doonto” ayuu yiri Cali Jeyte.
Hoggaamiyaha Ciidamada deegaanka ayaa sidoo kale wacad ku maray in Al-shabaab ay dhadhamin doonaan xanuunka ay u geysteen dad badan oo aan waxaba ka galabsan.
“Al-shabaan waxaan leeyahay laba orod ee ah soo orod iyo sii orad mid daaya oo dagaalama cararka iska dhaafa, anaga dadka aad naga dishaan uma tacsiyeeyno ee waan u aarna waana balan dadkii nagala dilay waan u aareyna” ayuu yiri Cali Jeyte.
Hadalkaan kasoo yeeray Ergayga Madaxweyne Xasan Sheekh u qaabilsan arrimaha difaaca ciidamada deegaanka ee Macawiisleeyda Soomaaliya ayaa imaanaya, iyadoo deegaano u dhaxeeya magaalooyinka Halgan iyo Buula burte ay ka socdaan dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay dagaalo culus oo ka dhan ah kooxda Al-shabaab.



