Home Blog Page 1272

{DAAWO MUQAALKA} Weerar lagu qaaday goob suuq ah oo lagu dilay boqolaal rayid ah.

0

Axad, 02 Feb 2025{HMC} Weerar lagu qaaday goob suuq ah oo lagu dilay boqolaal rayid ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Trump oo sheegay in uu amray duqeymo lagu fuliyay Daacishta Soomaaliya

Axad 02, Feb 2025 {HMC} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa caawa sheegay in uu amray weerar cirka ah oo ka dhan ah madaxda kooxda Daacish ee Soomaaliya.

Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ayuu madaxweyne Trump ku sheegay in duqeynta lala beegsaday saraakiisha qorsheysa weerara iyo kuwa kale oo iyaguna ka tirsan Daacish.

“Gacan ku dhiiglayaashaasi oo aanu ka helnay iyaga oo ku dhuumaaleysanaya godad, ayaa khatar geliyay Mareykanka iyo xulufadeenna. Duqeymaha ayaa burburiyay gudadki ay ku noolaayeen, waxana lagu dilay in badan oo ka mid ah argagixisada iyadoo aysan wax dhibaato ah kasoo gaarin rayidka.”

Ma jirin faah faahin dheeraad ah oo arrintaasi ku saabsan.

54 qof oo lagu dilay caasimadda Sudan

Axad 02, Feb 2025 {HMC} Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa Sabtidi sheegtay, in ugu yaraan 54 qof lagu dilay 158 kalana ay dhaawacmeen, kaddib marki fallaagada RSF ay madaafiic ku garaaceen suuq ku yaalla magaalada Omdurman.

Bayaan kasoo baxay RSF ayaa lagu beeniyay warka kasoo baxay Wasaaradda, isla markaana duqeynta ku eedeysay ciidanka qalabka sida ee Sudan.

Dhinacyada ku dagaallamaya dalka Sudan ayaa dhowr jeer lagu eedeeyay in ay bartilmaameedsadeen goobaha ay ku badanyihiin dadka rayidka ah, tan iyo marki uu dagaalka sokeeye billowday bishi April 2023.

Colaadda Sudan ayaa waxaa ku barakacay malaayiin qof halka kumannaan kalana ay qaxooti ku noqdeen dalal shisheeye oo u badan deriska.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in kala bar shacabka Sudan ay gaajo la seexdaan, halka boqollaal kun oo carruur ahna ay la liitaan nafaqo darri.

Official Statement on the U.S. Counterterrorism Operation in Northern Somalia.

0

Saturday 1, Feb 2025 {HMC} President Hassan Sheikh Mohamud was briefed this evening on a U.S. kinetic strike targeting senior ISIS leadership in Puntland state of Somalia.

The Federal Government of Somalia expresses its deep appreciation for the unwavering counterterrorism partnership of the United States in eliminating threats that seek to destabilize our nation and the region.

This operation represents a critical step in our shared fight against terrorism, directly degrading ISIS’s leadership and operational capacity.

By removing key figures from the battlefield, Somalia and the United States reaffirm their commitment to ensuring security and stability, preventing extremist networks from gaining ground, and protecting innocent lives.

The Federal Government of Somalia welcomes the firm and decisive counterterrorism efforts led by the United States and remains resolute in its commitment to working closely with international partners to eliminate terrorist threats.

Together, we will continue to dismantle extremist networks, reinforce security operations, and build a future free from the scourge of terrorism.

The United States is our invaluable partner in the security of our nation and we look forward to further collaboration on regional peace and security matters.

PM Hamza attends closing ceremony for SNA Unit Training, praises troops’ readiness.

0

Saturday 1, Feb 2025 {HMC} The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Hamza Abdi Barre, attended a ceremony marking the completion of training for units of the Gorgor Commando Brigade, a specialized force within the Somali National Army. During the event, the Prime Minister emphasized the critical role these troops will play in defending the nation’s land, air, and maritime borders against threats.

The ceremony showcased demonstrations of advanced combat skills and tactical expertise by the newly trained commandos, highlighting their preparedness to take on a pivotal role in the ongoing fight against extremist groups. Prime Minister Hamza commended the troops for their dedication and professionalism, stating that their training reflects the progress and modernization of Somalia’s armed forces.

“The Gorgor Commando Brigade is a highly capable force that will serve as the backbone of the Somali National Army in the fight against our enemies. You are a force of honor, discipline, and bravery, and the Somali people expect you to fulfill the oath you have taken today by serving your nation with pride and dedication,” said Prime Minister Hamza.

The Prime Minister also expressed gratitude to the Turkish government for its support in training and equipping the Gorgor Commandos, noting that the partnership has significantly enhanced the skills and capabilities of Somali forces. He reiterated the Somali government’s commitment to strengthening the training, equipment, and overall readiness of its military to ensure national security and stability.

The event underscored Somalia’s determination to build a robust and professional military capable of safeguarding the country’s sovereignty and combating extremist threats.

President Hassan Sheikh receives Finland’s Special Envoy on Peace Mediation in the Horn of Africa.

0

Saturday 1, Feb 2025 {HMC} The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh Mohamud received the Special Envoy on Peace Mediation in the Horn of Africa of Finland, Suldaan Said Ahmed, at the Presidential Palace.

The meeting focused on advancing Somalia-Finland relations and enhancing cooperation on regional peace and security, with an emphasis on dialogue and mediation efforts to promote stability in the Horn of Africa.

Mareykanka oo Duqeyn Ku dilay Saraakiil ka Tirsan Daacishta Soomaalia iyo Drump oo Si toos ah.

0

Sabti 01, Feb  2025 {HMC} Mareykanka wuxuu adeegsaday diyaaradaha dagaal ee F-18 Super Hornet oo ka duulay markabka ciidanka Mareykanka ee awoodda inuu xambaaro bambooyinka nukliyeerka iyo diyaaradaha dagaal ee USS Harry S. Truman, inta uu socday weerarkii uu Trump sheegay inay ku beegsadeen xubno sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee Soomaaliya.

Sida uu baahiyay taliska Mareykanka ee Afrika, weerarka waxaa lala kaashaday dawladda Federaalka Soomaaliya , iyadoo si ka duwan weerarradii u dambeeyay ee Mareykanka uu ka fuliyay Soomaaliya oo loo adeegsan jiray diyaaradaha aan duuliyaha lahayn la arkayo inuu Mareykanka hadda diyaaradaha xambaara bambooyinka culus ku weerarray buuraha gobolka Bari ee Puntland , halkaa oo uu ka socdo duullaan ka dhan ah Daacish oo ah goobta ay hoggaamiyayaasha kooxdan kaga suganyihiin Soomaaliya.

Taliska Marekanka ee Afrika waxaa ay xaqiijiyeen inay soo bandhigi doonaan macluumaad ku saabsan weerarkan, oo sida laga arkayo diyaaradaha haamaha badan ee shidaal ee ku xiran, weerarka wuxuu ahaa mid ay bartilmaameedyada ku noq noqdeen diyaaradaha ama waxaa la beegsaday goobo kale duwan.

 

Si cad , waxaa la beegsaday xubno muhiim ah, marka la tixraaco shaacinta Trump oo u muuqda si dhow inuu ula socday xilliga weerarka uu socday illaa diyaaradaha weerarka loo adeegsaday,tan oo ay dheertahay warbaahinta maxalliga inay ka soo xigatay dadka deegaannada ku dhow buuraleyda Calmiskaad ee Puntland inay maqleen gelinkii dambe ee maanta dhawaqa qaraxyo culus.

Nin Watay waxyaabaha qarxa oo Lagu qabtay Dagmada Xarardheere.

0

Sabti 01, Feb  2025 {HMC}  Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee ku sugan magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa maanta gacanta ku dhigay nin ku eedeysan inuu doonayay in walxa qarax uu galiyo magaaladaas.

Ninkaan ciidamadu gacanta ku dhigeen ayaa magaciisa lagu sheegay Abukar Ileey, isagoo siday Tarmuusyada Shaaha oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Sarakaal ka tirsan ciidanka ee ku sugan degmada Xarardheere ayaa Warbaahinta u sheegay in ninkaan hada ka hor si damiin ah looga sii daayay xabsiga, islamarkaana agabka uu siday ee Tarmuusyada markii la baaray lagu arkay qaraxyo lagu soo qariyay.

Wuxuu sidoo kale sheegay sarkaalka in hada baaritaanno dheeraad ah ku hayaan ninkan loo soo dhiibay qaraxyadaan la doonayay in lagu dhibaateeyo reer Xarardheere, islamarkaana ay horkeeni doonaan cadaalada.

Al-shabaab ayaa tan iyo markii laga xureeyay degmada Xarardheere marar badan isku dayday iney dib ula wareegto gacan ku heynta degmadaas oo ah degmo istaraatiiji ah.

Trump orders U.S. bombing of ISIS targets in Somalia.

0

Saturday 1 Feb 2025 {HMC} Strikes in Golis Mountains killed several operatives, says secretary of defence

U.S. President Donald Trump on Saturday said he ordered military airstrikes on a senior Islamic State attack planner and others from the organization in Somalia.

“These killers, who we found hiding in caves, threatened the United States and our Allies,” Trump said in a post on Truth Social. “The strikes destroyed the caves they live in, and killed many terrorists without, in any way, harming civilians.”

Saturday’s strikes were carried out in the Golis Mountains, said Secretary of Defence Pete Hegseth, who added that an initial assessment indicated multiple operatives were killed. He said no civilians were harmed.

Reuters could not independently verify those details.

An official in the Somali president’s office, speaking on condition of anonymity, confirmed the strikes and said Somalia’s government welcomed the move.

“Somalia cannot be a safe haven for terrorists,” said the official, adding that the impact of the strikes was still being assessed.

Hegseth said the strikes degrade Islamic State’s ability “to plot and conduct terrorist attacks” threatening the U.S., its partners and innocent civilians.

“[It] sends a clear signal that the United States always stands ready to find and eliminate terrorists who threaten the United States and our allies, even as we conduct robust border-protection and many other operations under President Trump’s leadership,” he said in a statement.

The United States has periodically carried out airstrikes in Somalia for years, under Republican and Democratic administrations.

A strike, which also targeted Islamic State militants, was carried out by the U.S. in co-ordination with Somalia last year. It killed three members of the group, the U.S. military said.

 

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {01.01.2025}

Axad 02, Feb 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mohamed Baryare Haamud

Farsamadii ::Abdirahman Mo,alim Muse

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO