Home Blog Page 1279

Somalia and Tanzania sign key agreements to strengthen bilateral cooperation

0

Thursday 30,Jan,2025 {HMC}.  Somali Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ahmed Moallim Fiqi, signed three strategic agreements with Tanzanian officials on Wednesday to enhance collaboration in security, cultural development, and the exchange of prisoners.

The agreements were signed alongside Tanzanian Minister of Information, Heritage, Culture and Sports Prof. Palamagamba John Aidan Mwaluko and Minister of Home Affairs, Hon. Innocent Lugha Bashungwa, in a ceremony held in Dar es Salaam, Tanzania.

The agreements covered cooperation in security and safety, the exchange of prisoners, and a Memorandum of Understanding on developing the Swahili language and culture.

The event was attended by Somali Minister of Water and Energy, MP Abdullahi Bidhan, Somali Ambassador to Tanzania Ilyas Ali Hassan, and Deputy Director of the Somali Presidential Palace Mohamed Amin Osman.

The Somali government stated that the agreements, particularly regarding the exchange of prisoners, are significant as they will facilitate the repatriation of Somali citizens currently held in Tanzanian prisons.

Swahili, one of the official languages of the East African Community (EAC)—of which Somalia became a member in March 2024—is spoken by many member states. The new cooperation aims to promote Swahili language development, which is seen as an important aspect of regional integration.

In December 2024, Somalia and Tanzania had already signed four key agreements covering political cooperation, defense, health, and tourism during a meeting in Mogadishu, further underscoring the strengthening ties between the two nations.

Somali Parliament Speaker Pays Tribute to Late Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur.

0

Thursday 30,Jan,2025 {HMC} The Speaker of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia, Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), attended the condolence gathering for the late Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur.

During the event, Speaker Madoobe extended his heartfelt condolences to the family, relatives, and the entire Somali nation, mourning the loss of the respected traditional leader.

As a mark of respect, the Speaker also signed the condolence book in honor of the late Ugaas Cabdi-Daahir Ugaas Nuur.

SOURCE SONNA

Somali National Army prepares for major offensive with operations in Bakool region.

0

Thursday 30,Jan,2025 {HMC} Somali National Army (SNA) conducted security operations on Wednesday in several areas of the Bakool region as part of preparations for a large-scale military offensive in Southwest State to eliminate AS strongholds.

The operations targeted Wargolole, Hooyaley, and Abagbeday, areas located north of Hudur district in the Bakool region. According to an officer from the 9th Brigade of the 60th Division, the mission’s primary objective was to secure Hudur district and strengthen overall security in the region ahead of intensified military efforts.

No casualties or clashes with AS fighters were reported during the operation, according to the SNA officer.

The military operations come two days after Somalia’s Ministry of Defense announced that federal forces and local fighters had killed over 40 AS militants during Tuesday’s intense operations in the Hiiraan region.

The ministry’s spokesperson, Abukar Mohamed, detailed the successful strikes in Beera Yabaal, Addow Gurey, and other locations along the Shabelle River as federal forces work to clear key areas from militant control.

Source Hiiraan online

11 Somali soldiers surrender to Kenya at Hulugho border.

0

Thursday 30, Jan 2025 {HMC} t least 11 soldiers from the Somali National Army surrendered to Kenya at the Hulugho border.

Officials said the group was armed with rifles with more than 1,000 bullets when they surrendered on Sunday evening, witnesses and military officials said.

Locals reported that a group of the Somali National Army was heading for Garabey, Kenya, near the main border.

This prompted Kenya Defence Forces personnel and other multi-agencies to move to the area, where they found the defectors already sited and waiting for further instructions.

According to officials, some of the defectors were Kenyans.

One of the defectors had an AK47 rifle with 30 bullets, another had a Rocket Propelled Grenade launcher and three pieces of warhead while the third individual was armed with a PKM with 267 bullets.

The fourth soldier had an AK47 rifle with 30 bullets, another had an AK47 with 120 bullets while the sixth soldier had a similar rifle with 120 bullets.

Officials said another soldier was armed with an AK47 rifle with 120 bullets and another one had a similar weapon with 30 bullets.

A ninth soldier was carrying an AK47 rifle with 60 bullets while the tenth one had a similar weapon and 46 bullets.

The eleventh soldier, a Kenyan was not armed, officials said.

They told the Kenyan team they defected because of harassment and discrimination.

There was no immediate comment from the KDF in Nairobi and SNA over the latest developments.

Sources said the Somali nationals will be taken back to Mogadishu while the Kenyans will be debriefed for further action.

The area where they were escaping from, which is in Jubaland has been experiencing clashes between local soldiers and those from SNA.

Last December, at least 300 SNA soldiers surrendered to Kenya after being overrun by Jubaland forces in brief clashes in the Raaskambooni area near the main border.

Source: 


by CYRUS OMBATI

Muxuu Yahay Balanqaadka uu Ruushka u Sameeyay Dowladda Soomaaliya?

0

Khamiis 30, Jan 2025 {HMC} – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo safar shaqo ku jooga dalka Russia ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda ilaalada madaniga, xaaladaha deg-degga ah iyo arrimaha la tacaalidda musiibooyinka ee dowladda Russia Dr. Kurynin Roman Viktorovich.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha bani’aadannimo ee dalka, jawaabta deg-degga ah ee loo baahan yahay si loo yareeyo khataraha ka dhasha musiibooyinka, in dhinacyadu yeeshaan wadashaqayn dhow iyo in si guud Hay’adda SoDMA laga caawiyo dhisidda kartida iyo aqoonta, iyadoo loo marayo tababarro dhan kasta ah iyo qalabeyn.

Wasiir Roman Viktorovich ayaa ballan-qaaday in uu madaxda ugu sarreysa Russia gaarsiin doono sida ay muhiim u tahay in gargaar deg-deg ah loo soo diro Soomaaliya, si saameynta abaaraha aysan u gaarin xaddi aan waxba laga qaban karin, .

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin, ayaa dhankiisa waxa uu ka mahad-celiyay taagerada muddada dheer ah, isagoo bogaadiyay xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhaxeeya dowladaha Muqdisho iyo Moscow.

{DAAWO MUUQAALKA} Diyaarad rakaab waday iyo mid siday ciidan oo hawada is kula dhacay.

0

Khamiis 30, Jan 2025 {HMC} Diyaarad rakaab waday iyo mid siday ciidan oo hawada is kula dhacay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN:- Dagaala Culus oo ka socda Hiiraan iyo wararkii ugu danbeyay

0

Khamiis 30, Jan 2025 {HMC} FAAH FAAHIN:- Dagaala Culus oo ka socda Hiiraan iyo wararkii ugu danbeyay

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

Shil Diyaradeed oo Ka Dhacay Hawada Washington

0

Khamiis 30, Jan 2025 {HMC} –Diyaarad kuwa rakaab ah oo wadday ilaa 64 qof oo isugu jiray rakaab iyo shaqaalaha diyaaradda iyo helicopter ay leeyihiin milatariga, ayaa xalay fiidki kaddib xilliga magaalada Washington ee caasimadda Mareykanka iskula dhacay hawada dhaw ee Washington.

Labada diyaaradood ayaa isku dhacay xilli ay diyaaradda wadday rakaabka ay u dhaweyd in ay ku dagto garoonka maxalliga ah ee diyaaradaha ee Ronald Reagan ee u dhaw magaalada caasimadd ah.

Labada diyaarad ayaa ku dhacay wabiga Potomac ee isku xira Washington iyo waqooyiga gobolka Virginia. Waxaa socda howlgal ballaaran oo ay wadaan laamaha kala duwan ee ciidamada amniga iyo shaqaalaha u carbisan howlaha gurmadka.

Ma jiro ilaa iyo hadda war rasmi ah oo kasoo baxay saraakiisha dowladda Mareykanka oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay shilkana diyaaradeed.

Waxaa la joojiyay duulimaadyada imanaya iyo kuwa ka baxaya garoonka diyaaradaha ee Ronald Reagan ee ku yaalla magaalada Arlington ee gobolka Virgina oo aad ugu dhaw Washington D,C.

Madaxweyne Donald Trump ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in si buuxda looga warbixiyay shilkan aadka u daran, isaga oo u duceeyay dadka ay suurtagaka tahay in ay ku dhinteen.

Diyaaradda rakaabka ah oo ay leedahay shirkadda duulimaadka ee American Airlines ayaa kasoo kicitintay magaalada Wichita ee gobolka Kansas. Diyaaradda ku dhacday ee aheyd kuwa qumaatiga u kaca gaar ahaan nuuca loo yaqaanno Blackhawk ayaa kasoo duushay saldhiga milatariga Mareykanka ee Fort Belvoir ee magaalada Alexandira ee gobolka Virginia.

Ilo wareedyada millatariga ayaa sheegay in ay la socdeen saddex askari oo ka tirsan millatariga Mareykanka. Lama bixin faah faahin dheeri ah oo ku saabsan xaaladda askartaasi.

Goobta uu shilku ka dhacay ayaa kaliya 3 mile u jirta Aqalka Cad ee magaaladan Washington D.C.

{DAAWO MUUQAALKA} Mareykanka oo qaar ka mid ah muhaajiriinta geeynaya xabsiga

0

Khamiis 30, Jan 2025 {HMC} Mareykanka oo qaar ka mid ah muhaajiriinta geeynaya xabsiga Guantanamo Bay.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTA

Puntland oo shacabka uga digtay inay dhibaato u geystaan dadka ajaanibta ah

0

Khamiis 30, Jan 2025 {HMC} – 

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa ka hadashay ilaalinta xuquuqda aadanaha ee dadka ajaanibta ah, kaddib markii dadweyne caraysan ay magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe ku beegsadeen dadka Itoobiyaanka ah ee sida sharci-darrada ah ku jooga Puntland.

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ayaa lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay in shacabka Puntland ay si dhow ula shaqeeyaan hay’adaha amniga iyo kuwa sharciga fulinaya, iyagoo loogu baaqay inay ka fogaadaan fal kastoo xad-gudub ah ku ah sharciga.

Wasaaraddu waxay shacabka xasuusisay in Puntland tahay deegaan ku dhisan sharci iyo kala dambayn, laguna saleeyay mabda’a dhowridda nafta, hantida, karaamada iyo xuquuqda qofka.

“Sidaas darteed, wasaaradda ayaa mar kale ugu baaqaysa shacabka in ay ka fogaadaan falalka sharci-darrada ah, isla markaana ay garab istaagaan hay’adaha ku shaqada leh la xisaabtanka cid kasta oo halis ku ah nabadda iyo amniga Puntland,” ayaa lagu yiri qoraalka wasaaradda.

Sidoo kale, wasaaraddu waxay sheegtay, iyadoo la kaashanaysa bah-wadaagta kale ee Puntland, in ay si gaar ah uga shaqaynayso kala saaridda dadka si sharci ah ugu nool Puntland iyo kuwa aan haysan oggolaansho rasmi ah, si loo xaqiijiyo in la waafajiyo sharciga ciddii jebisa.

Shalay ayay markii ay Puntland magaalada Garowe ka tarxiishay in ka badan kun muhaajiriin ah oo kasoo jeeda Ethiopia, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay laga qabtay kantaroolada Garowe iyo xaafadaha dhexdooda.