Home Blog Page 1282

{DAAWO MUQAALKA} Masuuliyiin Muqdisho ku soo dhaweeysay Asad Xaajiyoow.

0

Arbaco 29, Jan 2025 {HMC} Masuuliyiin Muqdisho ku soo dhaweeysay Asad Xaajiyoow.

{DAAWO MUQAALKA} Qalab lagula socda dhaqdhaqaaqa hawada iyo duulimaadyada oo Baydhabo la gaarsiiyay

0

Arbaco 29, Jan 2025 {HMC} Qalab lagula socda dhaqdhaqaaqa hawada iyo duulimaadyada oo Baydhabo la gaarsiiyay

{DAAWO MUQAALKA} Dowlada Finland oo sharuud ku Xirtay Soo Celinta Taageeradii ay Siin Jirtay Soomaaliya.

0

Arbaco 29, Jan 2025 {HMC} Dowlada Finland oo sharuud ku Xirtay Soo Celinta Taageeradii ay Siin Jirtay Soomaaliya.

{DAAWO MUQAALKA} Asad Xaajiyoow oo Caan ka ah Baraha Bulshada oo Si weyn loogu Soodhaweyay Muqdisho.

0

Arbaco 29, Jan 2025 {HMC} Asad Xaajiyoow oo Caan ka ah Baraha Bulshada oo Si weyn loogu Soodhaweyay Muqdisho.

{DAAWO MUQAALKA} Ciidamada Khaalid Bin waalid Oo loo Diyaariyay Dagaalka AS.

0

Arbaco 29, Jan 2025 {HMC} Ciidamada Khaalid Bin waalid Oo loo Diyaariyay Dagaalka AS.

{DAAWO MUQAALKA} Itoobiyaankii ugu Badnaa oo Manta Laga Masaafuriyay Puntland.

0

Arbaco 29, Jan 2025 {HMC} Itoobiyaankii ugu Badnaa oo Manta Laga Masaafuriyay Puntland.

Madaxweeyne Xasan oo Kulan Doceedyo La Qaatay Madaxda Ka Qeyb-Gashay Shirka Tamarta Africa

0

Arbaco 29, Jan 2025 {HMC}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan-doceedyo miro-dhal ah la yeeshay madax kala duwan oo ka qeybgalay Shirweynaha Tamarta Afrika ee ka socda Daaru-Salaam ee dalka Tanzania.

Madaxweynaha ayaa la kulmay Madaxweynaha Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga istiraatiijiga ee arrimaha Bulshada Bariga Afrika.

Labada dowladood ayaa kala saxiixday heshiisyo muhiim ah oo lagu xoojinayo wada shaqeynta dhinacyo badan, taasoo muujineysa rabitaanka labada dal ee kobcinta xasilloonida iyo horumarka gobolka.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Ghana Mudane John Dramani Mahama, waxayna ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka Soomaaliya iyo Ghana, maalgashiga iyo isku xirka ganacsatada labada dal.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la kulmay Madaxa Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) Mudane Akinwumi Adesina oo ay dul istaageen wadashaqeynta Soomaaliya iyo Bangiga, kobcinta fursadaha maalgashi ee Soomaaliya, gaar ahaan xoolaha, dhaqaalaha badda, tamarta iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha.

{DAAWO MUQAALKA} amaro Cusub Oo la dul dhigay gaadiidleyda Wadajir

0

Arbaco 29, Jan 2025 {HMC} amaro Cusub Oo la dul dhigay gaadiidleyda Wadajir

Booliska Soomaaliya oo Toogtay Laba Nin oo Buskoolado Ku Hubeeysanaa

0

Arbaco 29, Jan 2025 {HMC} Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay iska hor imaad barqanimadii maanta ka dhacay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu dilay laba nin oo hubeysnaa.

Booliiska Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray ku sheegay in labada nin ay ka tirsanayeen kooxda Al-shabaab, islamarkaana toogasho lagu dilay iyagoo doonayay iney dilaan laba askari oo ka tirsana ciidanka Booliiska oo ku sugna xaafada Gubta ee degnada Deyniile.

Ragga ka tirsana Al-shabaab ayaa la tilmaamay in markii hore xabad ku dhufteen mid ka mid ah labada askari, waxaana halkaas ku dhexmaray ragaan Shabaab ka ka tirsanaa iyo labada askari iska hor imaad kooban oo suurtagaliyay in goobta lagu dilo labadii nin.

“Ciidanka booliiska Soomaaliya , gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhigga degmada Dayniile, ayaa goordhaw xaafada Gubta gaar ahaan halka loo yaqaan Garaashta oo katirsan degmada Dayniile waxa ay kudileen labo nin oo hubeysan oo ka tirsanaa Al Shabaab. Waxaa ku dhaawacmay howlgalkan lagu khaarijiyey labadan nin Askari katirsan Ciidanka Boliiska oo ku guuleystay soo afjaridda dhagartii ay maleegayeen Khawaariijta ,waxaana gacanta lagu hayaa hubkii ay wateen iyo Maydkooda.” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya.

Warar madax banaan ayaa sidoo kale sheegaya in iska hor imaadkaan maanta ka dhacay xaafada Gubta ee degmada Deyniile inuu ku dhintay hal qof oo shacab ah, kaasoo ay ku dhacday rasaastii ay is weedaar sanayeen labada dhinac.

Ugu dambeyntii weerarkaan lagu dilay labada nin Al-shabaab ka tirsana ayaa kusoo aadaya, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay xaaladda amaan ee Muqdisho ay ahayd mid aad u wanaagsan.

{DAAWO MUQAALKA} Cabdi Nuur ”Hiiraan ayaa leeyga soo dhiibay Gaari Qaraxyo ah si aan ugu Fuliyo Jowhar

0

Arbaco 29, Jan 2025 {HMC} Cabdi Nuur ”Hiiraan ayaa leeyga soo dhiibay Gaari Qaraxyo ah si aan ugu Fuliyo Jowhar