Home Blog Page 1296

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {26.01.2025}

Axad 26 Jun 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Habeenimo

Waxaa Sirasmi ah Loo Shaaciyay in Ciidamada Masar ay qeyb ka yihiin howlgalka Cusub ee AUSSOM.

0

Axad 26, Jan 2025 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagebeysay wada-hadallo dhanka farsamada ah oo ay la yeelatay Jamhuuriyadda Carabta Masar, kuwaas oo ku saabsan qorshaha ka qeyb galka Ciidamada Masar ee howlgalka AUSSOM.

Jamhuuriyadda Carabta ee Masar ayaa caddeysay ka go’anaashaheeda taageerada Dowladda Soomaaliya ee la dagaallanka argagixisada.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ogtahay doorka Masar ay ka qaadan karto ciribtirka Khawaarijta, waxayna ka rajaynaysaa inay gacan ka geystaan ​​si lamid ah dalalka kale ee saaxiibka la ah Soomaaliya.

Lebanon says 22 killed by Israeli forces after withdrawal deadline missed.

0

Sunday 26, Jan 2025 {HMC} israeli soldiers have killed 22 people and wounded 124 in southern Lebanon, the Lebanese health ministry says, as the Israeli military remained in parts of the country after the expiration of a deadline for their withdrawal and Hezbollah’s removal from the area.

The health ministry said women were among the dead and the injured also included women, children and a paramedic.

On Sunday morning, thousands of residents returned to towns and villages along the border, despite warnings by the Lebanese and Israeli armies, and the UN, that the region remained unsafe.

Israel said the 60-day ceasefire agreement with Hezbollah, which came into force in November, had not been fully implemented, and it remained unclear how many of its soldiers remained in Lebanon or how long they would stay.

According to the Lebanese health ministry, Israeli forces attacked people as they tried to enter locations that were still under occupation. The Lebanese army said one of its soldiers had been killed and another wounded by Israeli fire.

The Israeli military said it had fired “warning shots in multiple areas” of southern Lebanon, without specifying if people had been hit, and apprehended several people it claimed posed an “imminent threat”.

The ceasefire deal, which was brokered by the US and France and put an end to 14 months of conflict, stipulated the withdrawal of Israeli troops and the removal of Hezbollah fighters and weapons from southern Lebanon. At the same time, thousands of Lebanese soldiers were expected to be deployed to the area where, for decades, Hezbollah has been the dominant force.

A Western diplomatic official familiar with the negotiations, who spoke on the condition of anonymity, said Israel had said it needed more time to destroy Hezbollah’s infrastructure in southern Lebanon, and that the initial plan was for a 30-day extension.

In recent days, Hezbollah’s TV station Al Manar appeared to encourage people to return south and, in some places, convoys arrived waving the yellow and green flag of the group.

The passing of the ceasefire deadline is the first major test for the new Lebanese president, army chief Joseph Aoun, who is keen to bring stability to a country exhausted by multiple crises.

In a statement issued on Sunday, he said Lebanon’s “sovereignty and territorial integrity are non-negotiable”, adding that he was “following this issue at the highest levels”.

The conflict escalated last September, leading to an intense Israeli air campaign across Lebanon, the assassination of Hezbollah’s senior leaders and a ground invasion of southern Lebanon. The offensive killed around 4,000 people in Lebanon – including many civilians – and led to the displacement of more than 1.2 million residents.

On Friday, the office of the Israeli prime minister said the withdrawal outlined in the ceasefire was “conditioned on the Lebanese army deploying in southern Lebanon and fully and effectively enforcing the agreement, while Hezbollah withdraws beyond the Litani”, a river about 30km (20 miles) from the the unofficial border between Lebanon and Israel known as the Blue Line.

“Since the ceasefire agreement has yet to be fully enforced by the Lebanese state, the gradual withdrawal process will continue, in full coordination with the US,” the statement said.

In a statement on Saturday, the Lebanese army said it continued to “implement the plan to enhance deployment” in areas along the border, but that there had been “delays in some stages due to the Israeli enemy’s procrastination in withdrawing, complicating the army’s deployment mission”.

There has been no immediate reaction from Hezbollah. On Thursday, the group said failure to comply with the deadline would be a “blatant violation of the agreement, an infringement on Lebanese sovereignty, and an entry into a new phase of occupation”.

However, the statement did not say how the group would respond if Israeli troops remained in the country.

This is possibly an indication of the delicate position the group finds itself in. The Iranian-backed militant, political and social movement was severely weakened in the conflict with Israel, although it continues to enjoy significant support among Shia Muslims in Lebanon.

The ceasefire deal was widely considered as a surrender by the group, after it saw its infrastructure and weapons arsenal depleted and hundreds of fighters and key figures killed, including long-time leader Hassan Nasrallah.

Despite some violations before the withdrawal deadline, the truce put an end to the violence which caused billions of dollars in destruction and damage, allowing thousands of residents to return to their homes in Lebanon.

If it decides to resume its attacks, Hezbollah will face opposition from critics, who had accused the group of dragging Lebanon into a war that was not in the country’s interests, and possibly even from some of its own supporters.

Hezbollah’s political influence has diminished, too.

Earlier this month, Lebanon’s parliament was able to elect a president after more than two years of political impasse blamed by critics on the group.

Aoun has promised ambitious reforms to rebuild state institutions long plagued by corruption, revive the collapsed economy after years of crisis, and the right to monopolise the possession of weapons, which would mean trying to curb Hezbollah’s military power.

It remains unclear whether the army is able – and willing – to do so, amid concerns that any action against the group could spark internal violence.

Israel’s stated goal in its war against Hezbollah was to allow the return of about 60,000 residents who had been displaced from communities in the country’s north because of the group’s attacks, and to remove it from areas along the border.

Hezbollah launched its campaign the day after the Hamas attacks on southern Israel on 7 October 2023, saying it was acting in solidarity with Palestinians in Gaza.

SOURCE BBC

Maxaa sababay Homboboradii ku soo caariday xeebaha magaalada Boosaaso.?

Axad 26 Jun 2025 {HMC} Inkasta oo baaritaano dheeriya wali ku socdaan sababa rasmiga ah ee dhalisayin tirada boqolka ka badane ee Hombobarada ah ku soo caaarisay xeebaha Boosaaso hadda wasiirka Kalluumaysiga Puntland ayaa BBC-da u sheegay in khubaradu ay soo jeediyeen inay jirin waxyaabo la faafiyey oo ah inay u dhimatay Sumow badda ah.

“Waxay noo sheegeen inay arrinta sumowgu ama dadka leh Chemicaaal iyo waxbaa baddu lagu shubay sunbaa lagu shabay ba leh inay leeyihiin suurta gal maaha taasi sababtoo ah haddii sumayn jirto noolaha kale oo ka tabar yar oo ka adkaysi yar ayaa xeebta lagu arki lahaa oo mayda oo yaalla oo noocyada kala duwan eoo kalluunada noocyadiisa kala duwan ayaa xeebta lagu arki lahaa kuma aanna arag laguma hayo iyada kaliya ayaana soo baxday” ayuu BBC-da u sheegay wasiirka kalluumaysiga Puntland.

Wasiir Xagaa, wuxuu intaa raaciyey inay jiraan waxyaabo caama oo baddanaa la yiraahdo inay keenaan inay xeebta u soo baxdo Hombobaradu.

“Maadaama ay raxan raxan isu raacdo hoggaamiye ayey leedahay hab dhaqankeeda, haddii hogaamiyahaasi wareero oo xeebta u baxo kuligood hoggaamiyahay raacaan oo banaankay u baxaan waana dhacdooyin dhaca waqtiyada qaarkood, sidoo kale meelaha jabaqdu ku badato ama waxyaabaha baaritaano ha laga samaynayo baddda ama maraakiibta waaweyn ama wuxuun badda laga qabanayo wey wareraan hab socodka ka luma mararkaasna waxaa ku dhaca inay soo caariyaan intaas ayey noo sheegeen” ayuu yiri Xagaa.

Baaritaanada lagu ogaanayo sababta dhalisay in tirada intaa le’eg ee xayawaankan ay hal mar ku soo caaryaan xeebta ayaa wali socota kuwaas oo khubarada cilmiga baddaha iyo shaybaaradu wadaan.

Wasiirka Kalluumaysiga Puntland Cabdirisaaq Cabdillaahi Xagaa, ayaa sidoo kale sheegay inay dadka deggan deegaanada xeebaha ay ugu digayaan inay cunaan noolayaasha badda soo tufto ee an la ogayn sababta.

Homboborada ayaa ah nooc ka mida xayaawanada naasleyda ah ee ku nool baddaha.

Nooca Homboborada ee soo caariday

Waxaa kale oo BBC-da u sheegay wasiir Xagaa in sidoo kale muunado (samples) laga soo qaaday biyhii badda iyo ciida xeebta ee biyuhu soo gaareen si loo hubiyo bal haddii badda ay ku jireen Gaas ama saliid taas oo ay shaybaaristayaashu ka shaqaynayaan.

Wuxuu sheegay in wixii lagu samayn kari waayo gudaha ay la kaashanayaan wadamada dariska ah iyo hay’addaha UN-ka.

Deegaankii ay Hombabaradu ku soo caariday ayuu sheegay inay dowladda hoose ee magaalada Boosaaso iyo wasaaaradda Deegaanku ay ka shaqeeyeen si loo nadiifiyo si aan cuduro kale uga dhalan.

Xigasho BBC

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 26-01-2025

0

Axad 26, Jan 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyey Howlgalka Gobolka Hiiraan ka Socda.

0

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 26-01-2025

0

Madaxweyne Cirro oo safar ku tegay Imaaraadka Carabta.

0

Axad 26, Jan 2025 {HMC} Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa safarkiisii ugu horreeyey tan iyo markii uu talada la wareegay maanta ku tegay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in madaxweyne Cirro iyo wafdiga la socdaba ay magaalada Hargeysa maanta ka qaaday diyaarad khaas ah oo ay u soo dirtay dowladda Imaaraatka Carabta.

Dowladda Imaaraatda Carabta ayaa Somaliland ka fulisay mashaariic kale duwan, oo ay ku jirto maalgashi balaaran oo shirkadda DP World ay ka sameysay dekedda magaalada Berbera, oo ay shirkadda DP World gacanta ku hayso.

Heshiis dhexmaray Somaliland iyo DP World 2016 oo soconaya muddo 30 sano ah ayaa shirkadda DP World dekedda Berbera ka siiyay saami dhan 51%, Somaliland-na ay yeellanayso 30% halka 19% ay qaadatay Ethiopia.

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo 3 cisho joogi doono Imaaraatka ayaa la filayaa inuu saraakisha Imaaraatka kala hadlo sii ambaqaadidda mashaariicda Imaaraatka ee Somaliland iyo waliba iskaashiga labada dhinac ka dhaxeeya.

Cabdiraxmaan Cirro ayaa xilka Somaliland qabtay bishii hore kaddib markii uu doorasho uga adkaaday Muuse Biixi Cabdi.

XIGASHO VOA

{DAAWO MUQAALKA} Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Badeeco dhacday oo Suuqyada loo waday.

0

{DAAWO MUQAALKA} Muxuu yahay heshiiska ay maanta kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Kenya?

0