Home Blog Page 1301

Mukhtaar Maxamed Shariif oo xukun adag lagu riday kadib markii…..

Axad 26 Jun 2025 {HMC} Mukhtaar Maxamed Shariif, oo udub-dhexaad u ahaa qorshihii dhaca hantida dadweynaha ee ugu baaxadda weynaa taariikhda Mareykanka ee la xiriira COVID-19, ayaa Jimcihii lagu xukumay 17 sano iyo bar oo xabsi ah, xukunkaas oo ah mid ka mid ah kuwa ugu culus ee kiiskan ilaa iyo hadda.

Shirqoolka dhaca hantida dadweynaha ee barnaamijka “Feeding Our Future” oo lagu qiyaasay $250 milyan, ayaa lacagihii loogu talagalay in lagu quudiyo carruurta baahan u weeciyay dhanka iibsiga gawaarida raaxada, hantida ma-guurtada ah, iyo maalgashiyo dibadeed.

Toddoba toddobaad oo maxkamadeyn ah oo ka dhacday Maxkamadda Federaalka ee Degmada Minneapolis bishii Juun 2024, taas oo ay guddoominaysay Garsoore Nancy E. Brasel, ayaa Mukhtaar Shariif lagu helay dambiyada afar eedeymood oo kala ah: shirqoolista fal-dambiyeed xagga isgaarsiinta ah, fal-dambiyeed xagga isgaarsiinta ah, shirqoolista been xalaaleyn lacag, iyo fal-dambiyeed been xalaaleyn lacag.

“Inaan ogaado in ficilladaydu ay wax u dhimi karaan sumcadda bulshadaas, ayna xitaa kicin karaan aragtiyo taban oo ku saabsan isla bulshadaas, waa culeys weyn oo aan xambaarsanahay,” ayuu yiri Mukhtaar isagoo ilmaynaya.

Si kastaba ha ahaatee, raalligelintiisa shucuurta leh wax badan kama beddelin mowqifka Garsooraha Federaalka ee Nancy Brasel.

“Markii dunidu ay ku jirtay xaaladdii ugu nugleyd, ma aadan ahayn gargaare; waxaad ahayd tuug,” ayay tiri Garsoore Brasel, iyadoo carrabka ku adkeysay “ixtiraam-darrada baaxadda leh ee uu Mukhtaar u hayo sharciga.”

Garsooraha ayaa ku dhawaaqday xukunka 210-ka bilood ah, oo ay ku jiraan saddex sano oo sii-deyn kormeer leh iyo waajib ah inuu bixiyo magdhow dhan $48 milyan oo dollar.

Taageerayaasha Mukhtaar, oo in ka badan 100 ka mid ah ay buux-dhaafiyeen qolka maxkamadda iyo goobaha ku teedsan, ayaa si shucuur leh uga falceliyay xukunka 210-ka bilood ah.

Qaarkood waa ay ooyeen, halka kuwa kalena ay muujiyeen caro. Nin ayaa ku dhawaaqay, “Caddaalad ma jirto,” taasoo ku kalliftay garsooraha inay dalbato nidaam iyo kala dambeyn.

Xeer-ilaaliyeyaashu waxay sidoo kale ku eedeeyeen inuu carqaladeeyay caddaaladda, isagoo tirtiray barnaamijka Signal-ka oo duubay marag-furka goob-joogayaasha intii ay socotay maxkamadeyntiisa. Garsoore Brasel ayaa ficilladiisa, oo ay ku jirto inuu wax ka ogaa faragelinta xeer-beegtida, ku tilmaantay “ixtiraam-darro aan hore loo arag oo loo hayo sharciga.”

Barnaamijka “Feeding Our Future” oo ay maamusho Waaxda Beeraha ee Mareykanka ayna fuliso Waaxda Waxbarashada ee Minnesota, ayaa lacagaha ku celin jiray ururada kafaala qaada, iyadoo lagu saleynayo tirada cuntada la bixiyay.

“Feeding Our Future”, oo ah urur aan faa’iido doon ahayn oo kafaala qaaday goobo ay ka mid yihiin kuwa Mukhtaar, ayaa door weyn ka ciyaaray fududeynta sheegashooyinka been abuurka ah iyagoo ku beddelanayay lacago laaluush ah.

Xeer-ilaaliyeyaashu waxay sheegeen in Mukhtaar iyo saaxiibbadiisii dhagar-qabayaasha ahaa ay been-abuureen tirada cuntada, qaansheegyada, iyo diiwaannada imaanshaha si ay u sheegtaan malaayiin dollar oo lacag celin ah oo loogu talagalay cuntooyin aan weligood la bixin.

Kaaliyaha Xeer-ilaaliyaha Guud ee Mareykanka, Lisa Kirkpatrick, ayaa qorshahan ku tilmaamtay “xatooyo bareer ah” oo lagu sameeyay lacagaha canshuur-bixiyeyaasha ee loogu talagalay in lagu quudiyo carruurta.

Mukhtaar, oo 34 jir ah, ayaa soo noqday Maamulaha Guud ee Shirkadda Afrique Hospitality Group, shirkaddan uu u adeegsaday inuu ku leexiyo lacagihii laga soo xaday Barnaamijka Nafaqada Carruurta ee Federaalka.

Xeer-ilaaliyeyaashu waxay sheegeen in Mukhtaar uu jeebkiisa ku shubtay in ka badan $1.3 milyan oo dollar, isagoo soo gudbiyay sheegashooyin been abuur ah oo ku saabsan inuu quudinayo ilaa 3,500 oo carruur ah maalin kasta goobo aan jirin, isla markaana uu sameystay shirkado been abuur ah si uu been xalaaleeya lacagaha.

Kaaliyaha Xeer-ilaaliyaha Guud ee Mareykanka, Joe Thompson, ayaa qorshahan ku tilmaamay mid “xatooyo bareer ah,” isagoo yiri, “Qorshahoodu wuxuu ku lug lahaa cuntooyin been abuur ah, carruur been abuur ah, qaansheegyo been abuur ah – balse lacag dhab ah ayaa ku lug lahayd.”

Thompson ayaa sidoo kale diiday doodaha difaaca ee ah in Mukhtaar uu ahaa ka-qaybgale yar oo ku lug lahaa dhaca. “Uma dhaqmaynin sidii hoggaamiye bulsho – wuxuu buuxsanayay jeebkiisa,” ayuu yiri Thompson, isagoo dalbaday xukunka ugu badan ee 22-sano ah ee hoos yimaada tilmaamaha federaalka.

Fadeexaddan, oo ay ku lug leeyihiin 70 eedaysane, ayaa gilgishay gobolka Minnesota. Dhaca ayaa wiiqay kalsoonida dadweynaha, wuxuuna dhaawac weyn u geystay sumcadda bulshada Soomaali-Mareykanka. Hoggaamiyeyaasha bulshada ayaa walaac ka muujiyay sida kiiskani u sii xumeyn karo aragtiyaha taban ee bulshada Soomaalida laga haysto.

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaallada is-haga

Axad 26 Jun 2025 {HMC} Kuuriyada Waqooyi ayaa gantaal nuuca is haga ee joogga hoose tijaabisay saakay oo Axad ah, sidaasi waxaa sheegtay Warbaahinta afka dowladda ku hadasho ee KCNA.

Hogaamiyaha dalka Kim Jong Un ayaa kormeeray tijaabadan, sida lagu sheegay warbixinta, taasoo ku tilmaantay tijaabo loo maray “Nidaamka hubka ee muhiimka ah.”

Gantaalada istiraatijiga ah ee biyaha hoostooda ilaa dhulka dushiisa mari kara ayaa socday 1,500 kilomitir waxayna duuleen inta u dhaxaysa 7,507 iyo 7,511 ilbiriqsi ka hor intaysan gaarin bartilmaameedkoodi, ayaa lagu yiri warka lagu daabacay KCNA.

KCNA waxay kaloo sheegtay maanta, in wasaaradda arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi ay wacad ku martay in ay sameyn dootno ka hortag adag oo ka dan ah Mareykanka, ilaa iyo inta ay Washington diideyso bay yiraahdeen madax-bannaanida Pyongyang.

Hadalkan ayaa yimid iyadoo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu Khamiistii wareysi uu bixiyay ku sheegay, inuu mar kale la xiriiri doono Kim, ka dib markii ay labada hogaamiye ay si fool ka fool ah u kulmeen muddo xileedki koowaad ee madaxweyne Trump.

In ka badan 13,000 oo carruur ah oo lagu dilay dagaalka Gaza

Axad 26 Jun 2025 {HMC} Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in carruurta lagu dilay dagaalka Gaza 15-ki bil ee lasoo dhaafay ay gaarayaan in ka badan 13,000, halka ay qiyaasta carruurta dhaawacmay ay gaartay 25,000.

Xafiiska Iskuduwidda Arrimaha Bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii sheegay, in tirada meydadka ilaa iyo hadda la aqoonsaday gudaha Gaza ay taarayaan 40,717 oo Falastiiniyiin ah. Saddex meelood hal meel ayay hey’addu sheegtay in ay carruur yihiin.

OCHA ayaa Jimcihi sheegtay in tirada khasaaraha rasmiga ah ay kasoo xigatay Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza.

Laanta Carruurta ee Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo UNICEF ayaa iyaduna sheegtay, in qiyaasta dhaawacyada carruurta Gaza o ah 25,000 oo canug ay ka kusaleeyeen xogo ay isla ururiyeen iyaga iyo Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza.

Ku xigeenka danjiraha Britain ee Qaramada Midoobay James Kariuki, ayaa dhawaan u sheegay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, in Gaza ay noqotay goobta ugu halisan guud ahaan dunida ee ay carruuri ku nooshay.

Ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Aamina Maxamed ayaa sheegtay in ku dhawaad 19,000 oo carruur ah loo dhigay cusbitaallada Gaza nafaqo-xumo ba’an afartii bilood ee ka horreysay Disembar.

Xaaladda Gaza ayaa maalmahan xasilloon, kaddib heshiis xabbad-joojin ah oo ku meel gaar ah oo ay kala saxiixdeen Isra’il iyo Xamaas.

Omar slams Trump’s refugee ban, warns of impact on Somali-American communities,

0

Sunday 26-Jan, 2025 {HMC} U.S. Congresswoman Ilhan Omar has denounced President Donald Trump’s executive order halting all refugee movement and suspending the U.S. Refugee Admissions Program (USRAP), describing it as an inhumane and immoral decision that undermines America’s values.

Omar, representing Minnesota’s 5th Congressional District, which includes the largest Somali diaspora in the United States, warned that the order would have devastating global consequences, leaving countless individuals in desperate situations. “At a time when global strife, economic uncertainty, and the climate crisis are fueling unprecedented levels of forced migration, it is beyond shameful the president has turned our back on those suffering from global catastrophe,” she said in a statement issued Wednesday. “This inhumane decision will have dangerous ripple effects around the world. Untold numbers of people around the world are hoping, praying, and counting on the United States to live up to the promise of being a country that welcomes them to a land of peace and opportunity.”

The congresswoman, herself a former refugee, spoke about the deeply personal nature of the issue. “My family and I were given a golden ticket to immigrate to the United States. Now untold numbers of people huddled in refugee camps around the world will not be afforded the same fate,” she stated. Omar also pointed out that many of her constituents have family members who have been waiting years to be resettled in the United States.

Minnesota is home to the largest Somali diaspora in the United States, with estimates ranging from 58,800 individuals of Somali descent to approximately 80,000, according to data from the Minnesota State Demographic Center and Minnesota Compass in 2018. However, community leaders have suggested the figure is much higher, with some estimating it’s closer to 150,000. Concentrated in neighbourhoods like Minneapolis’s Cedar-Riverside, often called “Little Mogadishu,” the Somali diaspora has built thriving businesses, cultural centers, and community organizations. However, Omar warned that Trump’s refugee ban threatens to deepen family separations and disrupt the cultural fabric of these closely-knit communities.

Trump’s order, signed just days after his inauguration, has drawn widespread criticism from progressive lawmakers and humanitarian organizations. Omar argued that the decision represents a stark departure from the principles of justice and compassion that the United States has long championed. “This order not only flies in the face of basic morality but also goes directly against our values,” she said.

The congresswoman called on the Trump administration to reconsider its stance. “This disastrous decision will have life-altering consequences that are beyond comprehension. For the sake of millions of children yearning for a better tomorrow, I hope the Administration changes course.”

Omar’s remarks echo the concerns of refugee advocates, who have warned that the suspension of USRAP will leave vulnerable populations, including women and children, at greater risk.

Trump’s recent executive orders have already prompted a flurry of legal challenges. Attorneys general from 22 states have filed lawsuits to block Trump’s attempt to end birthright citizenship, a policy enshrined in the 14th Amendment of the U.S. Constitution. The American Civil Liberties Union (ACLU) has also announced plans to challenge the birthright citizenship directive in court, emphasizing that “birthright citizenship is a cornerstone of our democracy.”

The move also signals a dramatic shift in U.S. immigration policy under Trump, with early indications of a broader crackdown on immigration expected in the coming weeks. Rights groups warn that Trump’s executive order could effectively reinstate the controversial Muslim travel ban, further exacerbating concerns over religious discrimination.

Omar’s rebuke also extended to prominent Democratic leaders, including President Joe Biden and former President Barack Obama, for attending Trump’s inauguration earlier this week. During an appearance on CNN’s “The Source” with Kaitlan Collins, she argued that their participation contradicted their earlier statements about Trump being a “threat to democracy.”

“To have a mass number of leaders who spent years condemning his policies now attend his swearing-in sends the wrong message,” Omar said.

The congresswoman has remained a vocal critic of Trump since he targeted her during his 2020 campaign, questioning her American loyalty and linking her to Somalia’s struggles. “She’s telling us how to run our country. How did you do where you came from?” Trump remarked at a rally.

Omar’s condemnation of the executive order adds another chapter to her ongoing public clashes with Trump. She has consistently fired back, framing Trump’s comments as racist and doubling down on her advocacy for immigrant and refugee rights.

SOURCE HIIRAAN ONLINE

At least 12 peacekeepers killed in eastern DR Congo fighting

0

Saturday 25, Jun 2025 {HMC}  At least 12 peacekeepers, including two from the UN peacekeeping force MONUSCO, have been killed in fighting in eastern Democratic Republic of Congo (DRC), authorities said.

Congolese troops and peacekeepers have been battling in recent days to stop an advance by M23 rebels on the city of Goma, the capital of North Kivu province.

The three-year M23 rebellion in Democratic Republic of Congo’s mineral-rich east has intensified in January with rebels seizing control of more territory, prompting the UN to warn of the risk of a broader regional war.

As of Friday, nine South African soldiers had been killed in the clashes with M23 rebels, the South African armed forces said in a statement on Saturday.

Two South Africans deployed with the UN peacekeeping mission and seven others in the Southern African regional bloc’s force in DRC were killed over two days of fierce fighting, it said.

“The members put up a brave fight to prevent the rebels from proceeding to Goma as was their intention,” it said, adding that the M23 had been pushed back.

An UN official, speaking to The Associated Press news agency, confirmed the death of two UN soldiers.

The peacekeepers were killed on Friday, the UN official told the agency on condition of anonymity.

Malawi’s military spokesman confirmed that three of its peacekeepers deployed with the SADC mission had been killed in fighting with M23 rebels.

“We confirm the loss of three of our courageous soldiers who were part of the SADC Mission in the DRC,” spokesperson Emmanuel Mlelemba said, referring to the South African Development Community’s SAMIDRC mission.

“These soldiers fell in the line of duty during an encounter with the M23 rebel group operating in eastern DRC. As the situation remains volatile, further details will be shared later,” he added.

M23, or the March 23 Movement, is an armed group composed of ethnic Tutsis who broke away from the Congolese army more than 10 years ago. Since its resurgence in 2022, M23 has continued to gain ground in eastern DRC.

The DRC and the United Nations accuse Rwanda of supporting M23 with troops and weapons – something Rwanda denies.

UN to relocate nonessential staff
M23 has made significant territorial gains in recent weeks, encircling the eastern city of Goma, which is home to about two million people and a regional hub for security and humanitarian efforts.

The UN said that it would temporarily relocate nonessential staff from Goma, such as administrative staff.

“Essential personnel remain on the ground, sustaining critical operations such as food distribution, medical assistance, shelter, and protection for vulnerable communities,” the UN statement read.

M23 is one of about 100 armed groups that have been vying for a foothold in mineral-rich eastern DRC, along the border with Rwanda, in a decades-long conflict that has created one of the world’s largest humanitarian crises.

Since 1998, approximately six million people have been killed while roughly seven million have been displaced internally.

More than 237,000 people have been displaced by the fighting in eastern Congo since the beginning of this year, the United Nations refugee agency said in a report on Monday.

On Thursday, M23 took control of the town of Sake, which is only 27km (16 miles) west of Goma and one of the last main routes into the provincial capital still under government control, according to UN Secretary-General Antonio Guterres.

Source: News Agencies

Gudoomiye ku xigeenkii amniga Balad-xaawo oo u geeriyooday qarax miino.

0

Sabti 25 Jun 2025 {HMC}  Gudoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasadda ee degmada Balad-xaawo ee Gobolka Gedo Cabdifataax Nuur Mataan ayaa u geeriyooday qarax miino oo lagula eegtay gudaha degmadaasi.

Wararka ayaa sheegaya in shalay miino nooca dhulka lagu aaso ah ay la kacday isaga,

Askar iyo masuuliyiin kale oo la socday xilli ay kasoo laabteen garoonka diyaaradaha ee degmada Balad-Xaawo oo howlo shaqo iyo kormeer ay ku tageen.

Dhimasho iyo dhaawac ayaana ka dhashay qaraxa sida masuuliyiinta degmada xubno ka mid ah ayaa Warbaahinta  u Xaqiijiyay.

Dhaawac ayaa gudoomiye ku xigeenka ka soo gaaray qaraxaas waxaana ciriiri ka jiray dhanka diyaaradaha kadib suuragashay in diyaarad qaas ah maanta loo diro taasi oo galabta keentay Muqdisho waxaana la xaqiijiyey in markii la keenay kadib uu ku geeriyooday Isbitaal Muqdisho ku yaalla.

Rebels kill DR Congo governor as fighting intensifies.

0

Saturday 25, Jun 2025 {HMC}  Rebels from the Rwanda-backed M23 have killed a military governor as they advanced through eastern Democratic Republic of Congo, the army confirmed on Friday.

Maj Gen Peter Cirimwami, North Kivu’s Governor, was shot by M23 fighters when visiting the frontline on Thursday.

He was airlifted to the capital Kinshasa for possible treatment abroad, but “succumbed to his injuries”, said army spokesperson Gen Sylvain Ekenge.

Fighting between the M23 and DR Congo’s army has intensified since the start of the year, with the rebels seizing control of more territory than ever.

More than 400,000 people have fled their homes since the start of this year as the M23 advances on the city of Goma, the UN reports.

As they moved towards Goma, the M23 captured the towns of Masisi and Minova.

More than 200 civilians have been killed in areas captured by the M23, local leaders said on Thursday.

Hospitals in Goma are treating hundreds of injured patients.

And according to the United Nations, two children died after bombs fell on a camp for displaced people.

Human Rights Watch has warned of escalating risks to civilians as the Congolese army battles the M23 rebels. The humanitarian group accuses both sides of committing grave abuses against civilians.

The UN has warned that the ongoing conflict is worsening the humanitarian crisis in the region.

As a result of this unrest, Congolese President Félix Tshisekedi cut short his trip to the World Economic Forum in Davos, flying back on Thursday to hold urgent security meetings with top officials.

President Tshisekedi gave instructions to the army to “track down the enemy attacking us, push them far from Goma, and pursue them across all the national territory,” said Gen Ekenge.

The fall of Goma – a city of over a million that lies close to the border with Rwanda – would be a major coup for the rebels. They briefly took over the city during a rebellion in 2012, but withdrew after a deal was brokered.

Numerous roads leading towards the city have now been blocked, sparking concerns that food supplies in the city might run out.

“The town of Goma is held in a vice, the town is suffocated, there are no more entrances, there are no more exits… this population is suffering enormously” local union leader Bahala Shamavu Innocent told the BBC.

Espoir Ngalukiye, a member of the opposition party Ensemble pour la Republique, is also worried about access to food.

“In Goma we are not safe for real,” Mr Ngalukiye said. “No-one who lives in Goma can tell you that he doesn’t have fear.”

Over the last few days, the United States, United Kingdom and France have all advised their nationals to leave Goma as soon as possible.

Gen Cirimwami was named North Kivu’s governor in 2023, tasked with ending decades of conflict in the region. At the time, there was some criticism of appointing a military governor.

Prior to this, as a military commander, Gen Cirimwami went against President Tshisekedi’s wishes and collaborated with armed group FDLR in the fight against the M23, according to the United Nations.

Some FDLR leaders have been linked to the 1994 Rwandan genocide and the group has also been accused of human rights violations in DR Congo.

Rwanda has repeatedly accused Congolese authorities of working with the FDLR, and has twice invaded its much larger neighbour, saying it was going after those who committed the genocide.

On Thursday the M23 rebels captured the nearby town of Sake, according to the United Nations, the United Kingdom and various other sources.

But the Congolese army said it had repelled the attack on Sake, which lies just 20 km (12 miles) from Goma.

Residents of Sake and the wider area – many of whom were already displaced by the conflict – have fled their homes.

People are escaping carrying mattresses and other such essentials on their backs, while dozens pile into overcrowded wooden boats.

Thousands of panicked families have fled towards Goma, where hospitals have been overwhelmed with injured civilians.

The M23 has taking control of vast swathes of mineral-rich eastern DR Congo since 2021. As a consequence, hundreds of thousands of people have been displaced.

Last year, it was also feared the rebels would seize Goma. There was a lull in fighting in late July, but heavy fighting resumed in October, and worsened towards the end of the year.

The DR Congo and the UN say the M23 is backed by Rwanda. The Rwandan authorities neither confirm nor deny this.

UN experts say Rwanda has between 3,000 and 4,000 troops operating alongside the M23 in eastern DR Congo.

UN Secretary-General Antonio Guterres has warned that the current conflict risks escalating into a broader regional war.

Mr Guterres called on “all actors to respect the sovereignty and territorial integrity of the Democratic Republic of the Congo and to put an end to all forms of support to armed groups,” a statement said.

SOURCE BBC

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Radio Hiiraanweyn {25-01-2025}

Sabti 25 Jun 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Muse Ali Herrow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGAYSO WARKA HABEEMIMO

{DAAWO SAWIRADA} Jubbaland oo cafisay ciidan ka goostay ee ku biiray kuwa DFS.

0

Sabti 25 Jun 2025 {HMC} Maamulka Jubbaland auaa cafis u fidiyey ciidamo ka tirsanaa maamulkaas oo horey uga goostay kuna biiray kuwa dowlada Somalia oo khilaaf adag uu kala dhexeeyo hogaamiyaha maamulkaas Axmed Madoobe.

Guddoomiyaha degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose Xasan Nuur Cabdi ayaa ku guuleystay inuu si nabad ah ku soo xareeyo ciidan ka mid ah kuwii taacay guddoomiyihii hore ee degmadaasi kuwaasoo ay dowladda fadaraalka u adeegsanaysay iney ka hor yimaadaan hogaamiyaha Maamulkaas

Ciidankan oo hore loo qalday ayaa wadahadaldheer kadib lagu guuleystay in ay dib ugu soo laabtaan ciidanka Jubbaland ee ay horey uga midka ahaayeen.

Waxaa fashilmay isku day dowlada federaalka ciidamo ku geysay qeybo ka mid ah gobolka Jubada hoose si cadaadis loo saaro Axmed Madoobe oo ka hor yimid hanaanka doorasho dadweyne oo uu damacsan yahay Madaxweyne Xassan Shiikh, isla markaana doorasho isaga u gaar ah ku qabsdaday Kismaayo.

Jubaland ayaa howlgal ciidan oo ay fulisay dhowaan ku fashilisay ciidamada DF ay geystay Raaskambooni kuwaasoo noqday intooda badan maxaabiis ahan loo qabtay laguna soo celiyey magaalada Muqdisho halka qaar kalena ay ka talaabeen xadka Kenya, kuwa kalena waxayu noqdeen wax dagaalka lagu dilay iyo qaar dhaawacmay.

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 25-01-2025.

0

Sabti 25 Jun 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo Gudbin doonaa Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY