Home Blog Page 1325

{DAAWO MUUQAALKA} Dhalinyarada Gaalkacyo oo cadeyay mowqifkooda ciidanka xasilinta galkacyo oo dhawaan la sameyay.

0

Talaado 21, Jan 2025 {HMC}  Dhalinyarada Gaalkacyo oo cadeyay mowqifkooda ciidanka xasilinta galkacyo oo dhawaan la sameyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne ciro maxuu kala hadlay Ciidanka Ilaalada Xeebaha .?

0

Talaado 21, Jan 2025 {HMC} Madaxweyne ciro maxuu kala hadlay Ciidanka Ilaalada Xeebaha .?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidanka Puntland oo fashiliyay qaraxyo ay dhigeen Kooxda Daacish.

0

Talaado 21, Jan 2025 {HMC} Ciidanka Puntland oo fashiliyay qaraxyo ay dhigeen Kooxda Daacish.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Ceelkii ugu weyna Deegaanka Cali Ganeey oo Manta Cilad ku timid.

0

Talaado 21, Jan 2025 {HMC}  Ceelkii ugu weyna Deegaanka Cali Ganeey oo Manta Cilad ku timid.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

Rayid Fara Badan oo ka Qaxay Dagaal ka Socda Bariga Dalka Congo

0

Talaado 21,jun 2025 {HMC} Wararka ka imaanaya bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegaya in kumannaan rayid ah ay ka cararayaan dagaallada u dhaxeeya ciidamada dalkaas iyo fallaagada M23.

Ciidamada iyo xulafadooda ayaa isku dayaya in ay dib u qabsadaan magaalada Masisi oo dhawaan gacanta u gashay jabhadda.

Hay’adaha Samafalka ayaa ka digaya in dadka rayidka ah ay soo wajahday khatar aad u weyn iyadoo hub culus lagu dhex adeegsanayo xaafadaha ay degan yihiin dadka rayidka ah.

Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ee MSF ayaa sheegtay in rasaas ay ku dhacday isbitaal ku yaalla Masisi.

Saraakiisha Laanqeyrta Cas ayaa sheegay in isbitaalka weyn ee magaalada Goma ay buux dhaafiyeen dhaawacyo badan oo ka dhashay dagaalka.

Fallaagada ay Rwanda taageerto ayaa u muuqata inay go’aansadeen inay awooddooda ku ballaariyaan bariga Congo ee qaniga ku ah macdanta.

Ku dhawaad ​​rubuc milyan qof ayaa ka qaxay guryahoodii tan iyo bilowgii sanadkan.

Dad macdan Qodayaal ahaa oo Rasaas oodda lagaga qaaday Dalka Ghana

0

Talaado 21,jun 2025 {HMC} Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay iska horimaad dhex maray ciidamo ku sugnaa goob macdanta laga qodo oo ku taalla gobolka Ashanti ee bartamaha dalka Ghana, sida lagu sheegay war la soo saaray.

Ciidamada qalabka sida ee Ghana ayaa sheegay in ilaa 60 ka mid ah macdan qodayaasha sharci darrada ah, oo ku hubaysnaa waxyaabo ay ka mid yihiin “qoryo”, ay xoog ku galeen aagga macdanta oo ay maamusho shirkadda weyn ee caalamiga ah ee AngloGold Ashanti, iyagoo rasaas ku furay askarta goobta joogtay.

Arrintaan ayaa sababtay in askartu “ay iska difaacaan”, taasoo keentay dhimasho iyo dhaawac, ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka la soo saaray.

Wakiil ka socday macdan qodayaasha ayaa beeniyay in kooxda macdan qodayaasha ah ay hubaysnaayeen.

Ka dib markii uu soo baxay warka sheegaya dhimashada, waxaa mudaaharaadyo ka dhacay magaalada Obuasi oo dhowr bas lagu gubay.

Madaxweyne John Mahama ayaa amray in baaritaanno lagu sameeyo arrintan, isagoo sheegay in cid kasta oo lagu helo in ay si sharci darro ah ku dhaqaaqday sharciga la horgeyn doono.

Maxeey Ka Wada Hadleen Madaxdaan Ka Socday Dalalka Soomaaliya & Slovenia

0

Talaado 21,jun 2025 {HMC} Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa kula kulmay magaalada New York ee dalka Mareykanka, Tanja Fajon, Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Yurub ee Jamhuuriyadda Slovenia.

Wasiir Axmed Fiqi , ayaa kala hadlay dhigiisa dalka Slovenia sare-u-qaadidda xiriirka labo geesoodka ee u dhaxeeya labada dal iyo sidoo kale ballaarinta dhinacyada iskaashiga iyo wax wadaagga ee Soomaaliya iyo Slovenia.

Kulanka ayaa sidoo kale lagu falanqeeyay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasad iyo amni, si gaar ah howlgalka lagu baacsanayo, laguna ciribtirayo kooxaha argagaxisada ee ka socda gobolka Waqooyi Bari ee dalka iyo qeybo ka mid ah gobollada koonfureed.

Labada Wasiir, ayaa sidoo kale kawada hadlay dadaallada lagu bixinayo fulinta hindasayaasha lagu horumarinayo goobaha la xorreeyay sida dayactirka iyo dhismaha kaabayaasha muhiimka ah oo ay ka mid yihiiin iskuullada, isbitaallada iyo saldhigyada booliiska, kuwaas oo muhiim u ah soo kabashada iyo xasilloonida.

{DAAWO MUUQAALKA} Muxuu ka hadlayaa buugga uu qoray Sheekh Maxamed Idiris.?

0

Talaado 21, Jan 2025 {HMC} Muxuu ka hadlayaa buuga uu qoray Sheekh Maxamed Idiris.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Puntland oo Labaatan-kun Oo Xoolo ah u Dhoofisay Sadax wadan oo Carab ah.

0

Talaado 21, Jan 2025 {HMC}   Puntland oo Labaatan-kun Oo Xoolo ah u Dhoofisay Sadax wadan oo Carab ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO SAWIRAD} Xoolihii Ugu Badnaa oo Laga Dhoofiyay Dakadda Magaalada Boosaaso

0

Talaado 21,jun 2025 {HMC} Dekadda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaa xalay laga dhoofiyay xoolo aad u tiro badan , kuwaa oo loo iibgeynayo dalalka Sacuudiga, Imaaraadka Carabta iyo Cumaan, waxaana xoolahan la dhoofiyay iska leh ganacsato Soomaaliyeed.

Xoolahan xalay laga dhoofiyay dekadda magaalada Boosaaso ayaa gaarayay 20-kun oo neef oo isugu jiray Geel, Lo’ iyo Ari, waxaana dekadda ka qaaday markab weyn iyo sidoo kale afar doomood, kuwaa oo geyn doona dalalka Carbeed ee loo iibgenayo.

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Puntland, Cumar Cabdisamad Yuusuf , ayaa sheegay in ay ka wasaarad ahaan dadaal xooggan ku bixiyeen in la soo xulo xoolo nadiif ah, caafimaad qaba, isla markaana horseedaya in suuqa xoolaha ay puntland la leedahay wadamada carabta uu sii xoogaysto.

Waxa uu sheegay Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee maamulka Puntland, in xoolahan xalay laga dhoofiyay dekadda magaalada Boosaaso la mariyay hannaanka hubinta caafimaadka xoolaha ee waafaqsan nidaamka caalamiga ah.

Puntland iyo deegaanno kale oo Soomaaliya katirsan , ayaa laga dhoofiyaa xoolo kala duwan oo loo iibgeeyo qaar kamid ah dalalka Carabta ee xiriirka ganacsi la leh dalkeenna, waxaana dhoofka xoolahaasi dalkeenna kasoo gala dhaqaalo aad u badan .