Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Muse Ali Herow
Farsamadii ::Abdirahman Macalin Muse
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Muse Ali Herow
Farsamadii ::Abdirahman Macalin Muse
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga ayaa kala saxiixday Mashaariic Horumarineed oo uu Sacuudigu maalgalinayo, mashruucaan dhinaca Soomaaliya waxaa u saxiixay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Biixi Imaan Cige halka Dowladda Sacuudiga uu u saxiixay Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Saudi Arabia Suldaan Abdulrahman Al-Marshad kadib kulan muhiim ah oo ka dhacay Xarunta Wasaardda Maaliyadda Soomaaliya.
Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Saudi Arabia Suldaan Abdulrahman Al-Marshad iyo masuuliyiin ka socotay Dowladda Saudi Arabia ayaa shalay soo gaaray magaalada Muqdisho kuwaasi oo doonayo inay indha indheeyaan meelaha Soomaaliya laga maalgelin karo oo fursadaha banaan.
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan iyo Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Saudi Arabia Suldaan Abdulrahman Al-Marshad waxa ay diirada ku saareen kulankoodi hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya oo haatan meel wanaagsan maraya iyo sidii loo maalgalin lahaa mashaariicda muhiimka ah ee ay si gaar ah Dowladda Soomaaliya mudnaan u siinayso.
Intii uu socday shirka, Wasiirka Maaliyadda ayaa xaqiijiyay sida ay Dowladda Soomaaliya uga go’an tahay abuuridda fursado dhaqaale oo lagu maalgalinayo bulshada Soomaaliyeed, si sare loogu qaado dhaqaalaha dalka iyo wax-soosaarka.
Kulankaan waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha, madaxda Bangiga Horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya, Safiirada laba Dal ee Soomaaliya iyo Saudi Arabia ayaa waxaa lagu saxiixay heshiis is afgrad ah oo Dowladda Sucuudigu ay ku maalgalinayo qodista Ceelal Biyoodyo iyo horumarinayo Reer Miiga.
Si kastaba arrimahaani oo dhami waxa ay yihiin kuwa la jaan qaadaya Talaabooyinka horumarineed ee lagu maalgalinayo ilaha dhaqaalaha Dalka oo natiijo ka dhalatay hannaankii deyn cafinta oo Dowladda Soomaaliya ay ku maamushay waddadii saxnayd ilaa laga gabagabeeyay.
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Dabaylo xowli ah ayaa markale la filayaa in ay waxyeelleeyaan magaalada uu dhawaan dabka halista ah ka kacay ee Los Angeles ee dalka Maraykanka xilli laga digay baqdinta ugu badan in ay bilaabato Arbacada.
Tiro lagu qiyaasay ilaa 25 qof ayaa la sheegayaa in ay u geeriyoodaan dabka khatarta ah ee mudaddada toddobaadka ah socday.
Saadaasha ayaa mar kale aqoonsatay aag “khatarta dabka aad u daran”, iyaga oo xoogga saaraya heerka khatarta ah ee gobolka waqooyi-galbeed ee bartamaha magaalada.
Meelaha buuraleyda ah qaarkood, waxa suurtogal ah in dabayshu ay gaarto xawli dhan 70mph (113km/h), taas oo noqonaysa mid ku dhow duufaanta haddii ay sii socoto.
Kororka xawliga ah ee la filayo ayaa halis galinaya in ay sii fidaan afarta dab ee soo haray, kuwaas oo dab-damiyayaashu ay horumar dheeraad ah ka sameeyeen wax ka qabashada dhowr maalmood oo ay xaaladu degan tahay.
Meelaha waqooyi-galbeed ee Los Angeles oo ay ku jiraan Simi Valley iyo Thousand Oaks ayaa loo arkay inay khatar gaar ah leeyihiin.
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Axmed Macalim Fiqi Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ka falceliyay Shirkii jaraa’id ay sida wadajirka ah ay shalay Magaalada Muqdisho ugu qbateen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakur iyo Prof. Cabdi Ismaacil Samatar oo kamid ah senatorada aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana uu falcelintiisa ku sheegay inay Mucaaradka ay u diyaar garoobaan ka qeyb galka Doorasho Qof iyo Cod ah.
Wasiirka Arimaha Dibadda Axmed Macalin Fiqi ayaa falcelintaan waxa uu la wadaagay dadka adeegsada Baraha Bulshada isagoo barta uu kuleeyahay Facebook kusoo qoray sidaan; “Barlamaanka ay Seddexdaan oday ka tirsan yihiin ayaa ansixiyey Doorashada ay ka cabanayaan, Guddiga doorashada madaxa banaanna maalmaha soo socda in ay ku dhawaaqi doonaan Jadwalka Doorashada ayay inoo sheegeen.! Malaha ayadaa laga hordhacayaa.!”
MrFiqi ayaa tusaale ahaan usoo qaatay diidmada Mucaaradka ee nidaamka Doorashada iyo dhaliisha ay kala dul dhaceen Madaxweyne Xasan Sheekh isagoo tilmaamay in Sanado ka hor ay madaxweynihii hore ku eedayn jireen doorasho diid, haddana ay madaxweynahaan ku eedaynayaan doorasho qof iyo cod ayuu qabanayaa (doorasho Doon).
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa ku micneeyay hadalada kasoo yeeraya Mucaaradka “tiiha siyaasadda” oo ku fasiray cudur siyaasadeed oo ay qofka isaga qaldanto waxa uu rabo iyo waxa uu diidan yahay.
Waxa uu qoraalkiisa kusoo gunaanuday Wasiir Fiqi inuu ugu baaqay Mucaaradka inay Doorasho isku diyaariyaan oo xisbiyada la howlgaliyo.
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Ciidanka Xooga Dalka waxa ay garab taagan yihiin Ciidanka Puntland ee Dagaalka kula jirto Daacish
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Xaaskayga Farxiyo 10-sano ayaan wada noolayn,” Fanaan Dayax
Wednesday, January 15, 2025 {HMC} Tehran — Iran has categorically denied any attempt to assassinate the elected President of the United States, Donald Trump, in a statement made by Iranian President Masoud Pezeshkian in an interview with NBC News on Tuesday.
In November, the U.S. Department of Justice charged an Iranian man in connection with a plot allegedly ordered by the Iranian Revolutionary Guard Corps (IRGC) to assassinate the then-president-elect. Security forces claimed to have thwarted the plan before any attack could take place.
Trump had also suggested last year during his presidential campaign that Iran might have been behind attempts on his life.
“This is absolutely false,” Pezeshkian told NBC News when asked about any Iranian plan to kill Trump. “We have never tried, nor will we ever try, to do that.”
Trump, who won the U.S. presidential election last year and is set to take office on Monday, survived two assassination attempts during his campaign — one in September while playing golf in West Palm Beach, Florida, and another during a rally in Butler, Pennsylvania, in July.
Investigators found no evidence linking Iran to either of these incidents.
Iran has also previously denied U.S. claims of Iranian interference in American affairs, including alleged cyber operations. Tehran has pointed to U.S. interference in its internal matters over several decades, citing events such as the 1953 coup against Iran’s prime minister, as well as the 2020 U.S. drone strike that killed a senior Iranian military commander.
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Gudoomiye Muuse “Anigaa Lahaa Fikirka uu ku Bilaawday Dagaalka ka dhanka Ah AS ee Gobolka hiiraan
Wednesday 15, Jan 2025 {HMC} Human rights groups in Kenya are blaming police for a recent increase in the abductions of critics who have protested government policies. The activists say at least 29 people are missing after raising concerns about poor governance.
Kenyan cartoonist Gideon Kibet said that unknown people trailed him to a bus on his way from a meeting in the capital, Nairobi, in December 2024. He said he was forced into a car by masked assailants, who tore his shirt and used it to cover his eyes and tie his hands. Kibet was eventually released.
Kibet has drawn cartoons mocking government figures such as President William Ruto. One caricature, which depicted the president in a coffin, went viral.
Kibet’s experience is among 82 cases of abductions and forced disappearances in just six months, according to the Kenya National Commission on Human Rights. Although Kibet and four others have been released, that has not been the case for dozens of others.
From September 2023 to August 2024, Kenya saw a 44% increase in abductions compared to the same time period from the previous year, according to the national security report. Officials say there were 52 abductions in Kenya from September 2023 to August 2024, compared to 36 the previous year.
Many of the victims are critics of bad governance, say rights groups.
”What we are seeing is essentially the use of extrajudicial power to course fear among those citizens that are legitimately protesting against bad governance or raising concerns with the government,” said Irungu Houghton, executive director for Amnesty International Kenya.
Some Kenyans have taken to social media to protest the government on issues including increases in taxes and corruption. However, at a public event Sunday, Interior Cabinet Secretary Kipchumba Murkomen referred to such critics as criminals.
”If the criminals and people with bad behavior have moved … to the digital space, I want to tell you that we will follow you there because that is where we want to ensure that there is law and order,” he said.
Kenyan lawyers have petitioned the country’s high court to hold the inspector general of police responsible for the abductions. According to the lawyers, the state is evading accountability.
”Our question has been from July until today, no investigation has been done, no investigation has been cleared, we are not being told the people who are responsible,” said Gloria Kimani, a member of the Law Society of Kenya.
Inspector General of Police Douglas Kanja and Director of Criminal Investigations Mohammed Amin are to appear in court Friday regarding the abductions. The two have snubbed three previous court summonses in the abduction cases.
SOURCE

By Victoria Amunga
Arbaco 15, Jan 2025 {HMC} Wasiir Daahir ”Isla Xisaabtan adag ayaa Wasaarada ka Billaaban Doono