Home Blog Page 1360

{DAAWO MUQAALKA} Tiktok oo laga xirayo Mareykanka iyo codsi ka yimid Trump oo la diiday

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC}  Tiktok oo laga xirayo Mareykanka iyo codsi ka yimid Trump oo la diiday

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC}   Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU WAAWEYNAA

{DAAWO MUQAALKA} DFS oo Jaamacad Gaar ah u Xil-saartay Dalxiiska iyo Wacyigalinta.

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC}  DFS oo Jaamacad Gaar ah u Xil-saartay Dalxiiska iyo Wacyigalinta.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DHAGEYSO} Warka Duhurimo ee Radio Hiiraanweyn {14-01-2025}

Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiraxmaan Macalin & Sahro Gabre

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

Fadhiga Golayaasha Deegaanka DG Puntland oo Dib loo Dhigay

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dowladaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa dib u dhigtay fadhiga Golayaasha Deegaanka ee bishaan Janaayo 2025 lagu waday in uu furmo sabab la xiriirta howlgallada ka socda Gobolka Bari.

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in fadhiga uu furmi doonno Bisha Juun isla sanadkaan oo ah 5 bil kaddib, waxa ay ku baaqday in laga qaybgalo dagaalka ka dhanka ah Daacish iyo ‘AS’ sida ay hadalka u dhigtay.

Puntland ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Daacish & ‘AS’ kaas oo ka billowday Dhulka Beeraha waa weyn ee Gobolka Bari, saacadihii lasoo dhaafay waxaa dhacay dagaallo dhinacyadaan dhexmaray inkasta oo aan si rasmi ah loo faahfaahin khasaaraha ka dhashay.

Dabaysha ka jirta Los Angeles oo sii hurineysa Dabka ka Kaca Halkaas

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Dabaysha xooggan ee ka jirta Magaalada Los Angeles ee Dalka Maraykanka ayaa sii kordhisay cabsida laga qabo in uu dib usoo laba-kacleeyo Dabkaas oo qaybo kamid ah Koofurta California lagu guuleystay in la damiyo lagana bixiyo Dadkii halkaas ku go’doonsanaa.

Kooxaha ku howlan gurmadka Degdega ah ee isugu jira Maraykanka iyo kuwa Dalalka kale ee Caawinta halkaas u tagay ayaa laga soo xigtay in Dabaylo xooggan ay billowdeen isla markaana meelaha qaar dabka uu kasoo laba-kacleeyay.

Waxa ay dalbadeen in la kordhiyo howlgalka kusoo koobmay dhinaca cirka ee diyaaradaha Dab damiska ah ay wadaan si loo beegsado meelaha ugu badan ee haraadiga dabkaas uu ka jiro si aanay dib ugu soo laaban sida hadalka loo dhigay.

Dhinaca kale, Kooxaha gurmadka degdeg ah ayaa dhankooda wada sidii ay u tagi lahaayeen Magaalooyinka qaar ee Dabka laga damiyay si ay usoo raadiyaan haddii ay jiraan ama arkaan Dad halkaas ku go’doomay, waxa ay adeegsanayaan Eeyaha ururiska u tababaran.

{DAAWO SAWIRADA} Ciidama Puntland oo Gubay Saldhig aay Lahaayeen Daacish

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC} Ciidamada difaaca maamulka Puntland ee buuraha gobolka Bari kawada howlgallo ka dhan ah kooxda Daacish, ayaa dab qabadsiiyay saldhigyo ay lahaayeen kooxdaasi , kaddib markii dagaal xooggan halkaasi looga saaray kooxda.

Taliska ciidamada Puntland ayaa sheegay in la gubay talisyadii argagixisadu ku lahayd buuraha Calmiskaad, halkaas oo kooxda ku laheyd saldhigyo ay gabaad ka dhigan jireen , sidoo kale mararka qaar ay kasoo qaadi jireen duullaan.

“Ciidanka hawlgalka ciribtirka argagixisada ayaa gubay talisyo argagixisada Daacish ku lahayd buuralayda Cal-miskaad,, waxaana wali sii socda baacsiga kooxdaasi ” ayaa lagu yiri warbixinta kooban ee ka soo baxday taliska ciidanka difaaca Puntland.

Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ka dhanka ah kooxda Daacish, ayaa sidoo kale sheegay in la go’doomiyay goobaha ay ku sugan yihiin kooxdaasi, waxa ayna sheegeen saraakiisha in ay ku hareereesan yihiin god talis weyn u ah kooxad Daacish.

Maamulka Puntland ayaa markan ku dhawaaqay dagaal ay kusoo afjarayaan kooxaha argagaxsisada ah ee ku sugan buuraha gobolka Bari, Madaxweynaha maamulkaasi ayaana bilo u jooga gobolka Bari hoggaaminta howlgalka ka dhanka ah kooxda Daacish.

{DAAWO MUQAALKA} Deeq Xoolo ah oo lagu wareejiyey ciimada difaaca Puntlnad ee buuraha gobolka Bari.

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC}  Deeq Xoolo ah oo lagu wareejiyey ciimada difaaca Puntlnad ee buuraha gobolka Bari.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA}Masar iyo Itoobiya Sidee Soomaaliya iskugu dheellitiraysaa xiriirkooda.?

0

Talaado 14, Jan 2025 {HMC}  Masar iyo Itoobiya Sidee Soomaaliya iskugu dheellitiraysaa xiriirkooda.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Rescuers pull six more bodies from South Africa mine.

0

Tuesday 14,Jan,2025 {HMC} Six more bodies have been pulled up from a South African mine as efforts continue for a second day to help scores of illegal miners still thought to be at least 2km (1.2 miles) underground, a national umbrella body for NGOs, Sanco, has told the BBC.

Eight people came out alive on Tuesday adding to the 26 rescued on Monday after they were hoisted up the disused mine shaft in a cage operated by a crane at the surface. Nine bodies were recovered on Monday.

The men have been underground since police operations targeting illicit mining started last year across the country.

Last week a court ordered the government to facilitate a rescue operation that had been long-delayed.

This story contains a video that some people may find distressing.

Last year, arguing that the miners had entered the shaft in Stilfontein deliberately without permission, the authorities took a hard line, blocking food and water supplies.

In November, one government minister said: “We are going to smoke them out.”

And as the rescue mission continued on Tuesday, mining minister Gwede Mantashe told a press conference that illegal mining was a war on the economy and that fight against it needed to be intensified.

More than 100 of the illegal miners, known locally as “zama zamas”, have reportedly died underground since the crackdown began at the mine some 145km (90 miles) south-west of Johannesburg.

The authorities however, have not confirmed this figure as it is yet to be “verified by an official source”, a spokesperson told the BBC.

On Tuesday, the BBC saw dozens of emaciated miners – wearing tattered clothes and no shoes or socks – being taken away by medical professionals outside the mine.

The previous day, disturbing videos emerged showing the dire situation at the disused gold mine.

In one of the films, which the BBC has not independently verified, corpses wrapped in makeshift body bags can be seen. A second shows the emaciated figures of some miners who are still alive.

Hundreds are thought to be still in the mine while more than 1,000 have surfaced in the past few months.

In one of the videos released by a trade union, the General Industries Workers of South Africa (Giwusa), dozens of shirtless men can be seen sitting on a dirty floor. Their faces have been blurred. A male voice off camera can be heard saying that the men are hungry and need help.

“We’re starting to show you the bodies of those who died underground,” he says.

“And this is not all of them… Do you see how people are struggling? Please we need help.”

In the other video, a man says: “This is hunger; people are dying because of hunger.” He then puts the death toll at 96 and begs for help, food and supplies.

The union says the footage was filmed on Saturday.

In a briefing held on Monday near the site of the rescue operation, Giwusa leadership, alongside community figures, said the videos shared “painted a very dire picture” of the situation underground.

“What has transpired here has to be called what it is; this is a Stilfontein massacre. Because what this footage does is show a pile of human bodies, of miners that died needlessly,” Giwusa president Mametlwe Sebei said.

He blamed the authorities for what he described as a “treacherous policy” that was deliberately pursued.

On Tuesday, a government statement said 13 youngsters, or “minors”, have surfaced from underground since the crackdown began.

The department of mineral resources, leading the rescue effort, told the BBC that the rescue operation included lowering down a cage that is then hoisted up once loaded with people.

This structure is designed to hold six or seven people, depending on their weight, according to Giwusa. It has been going down the shaft every hour.

SOURCE BBC