Jimco 10, Jan 2025 {HMC} Sanbaloolshe ”Dhalinyarada Hiran shalay hadi ay Hirshabelle Diidanaayeen Dowladda ma aysan Didaneyn
{DAAWO MUUQAALKA} Wasiir Daahir Shire”Xal iyo Xabad inaan Baladweyne ku soo Xalino ayaa Nalagu soo Amray”
Jimco 10, Jan 2025 {HMC} Wasiir Daahir Shire”Xal iyo Xabad inaan Baladweyne ku soo Xalino ayaa Nalagu soo Amray”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
Taliyihii Ciidamada oo loo doortay Madaxweynaha Dalka Lubnaan.
Jimco 10, Jan 2025 {HMC} Joseph Aoun oo ah Taliyahii ciidamada Lubnaan ayaa noqonaya madaxweynaha cusub ee Lubnaan,kadib markii muddo labo sano ah wadanka Lubnaan uu ahaa madaxweyne la’aan.
61-jirkan ayaa noqday madaxweynihii 14-aad ee Lubnaan, isaga oo buuxiyay booskii madaxtinimo ee in ka badan laba sano oo uu ka tagay madaxweynihii isaga ka horreeyay, Michel Aoun.
Magacaabista Joseph Aoun waxay ka gudubtay caqabad weyn; Baarlamaanka Lubnaan ayaa kulmay 12 jeer oo hore si ay ugu codeeyaan madaxweyne laakiin waa uu ku guuldareystay inay doortaan madaxweyne oo ay isku raacaan.
Taageerada Aoun ee baarlamaanka ayaa ka timid dhinacyo badan oo siyaasadeed, wuxuuna ugu dambeyntii ku guuleystay 99 cod oo ka mid ah 128 kursi ee baarlamaanka wareegii labaad ee codeynta.
Madaxweynaha cusub ee Lubnaan Joseph Aoun oo aan qaraabo la ahayn madaxweynihii hore Michel Aoun ayaa ku dhashay sanadkii 1964-tii Sin el-Fil, oo ku taal duleedka waqooyi ee Beirut, Aoun wuxuu caan noqday xilligii uu ahaa taliyaha ciidamada Lubnaan, jagadaas oo uu qabtay sanadkii 2017, waxaana uu ka soo jeedaa dadka Masiixiyadda Maronite loo yaqaan.
Ururka Xamaas ayaa ugu hambalyeysay shacabka Lubnaan doorashada ay u doorteen Jospeh Aoun madaxweyne ka dib in ka badan laba sano oo uu dalkooda ahaa madaxweyne la’aan. Sidoo kale Maamulka Isra’iil ayaa soo dhoweeyay doorashada madaxweynaha dalka Lubnaan.
{DAAWO MUUQAALKA} Jeneraal Muqtaar” Magaaladii aan Kasoo jeeday anoo 80 jir ah in leeygu Caayo Sax maaha “
Jimco 10, Jan 2025 {HMC} Jeneraal Muqtaar” Magaaladii aan Kasoo jeeday anoo 80 jir ah in leeygu Caayo Sax maaha ”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Xildhibaan Gureey”Amaanka Baladweyne Dowlada Soomaaliya ayaa Wax laga Weydiina”
Jimco 10, Jan 2025 {HMC} Xildhibaan Gureey”Amaanka Baladweyne Dowlada Soomaaliya ayaa Wax laga Weydiina”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Barnaamijkii Qosolka Badnaa ee Kidis iyo Kaftan. 10-01-2025.
Jimco 10, Jan 2025 {HMC} Barnaamijkii Qosolka Badnaa ee Kidis iyo Kaftan. 10-01-2025.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Xil, Buraale “Dadka dhagaxa tuuro ayaan Madax u ahaa laakiin hada waxaan ahay kuwa dhagaxa Qadaa.
Jimco 10, Jan 2025 {HMC} Xil, Buraale “Dadka dhagaxa tuuro ayaan Madax u ahaa laakiin hada waxaan ahay kuwa dhagaxa Qadaa.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Qiso Cajiib ah iyo Mucjisooyinkii Rasuulkeena Maxamed CSW.
Jimco 10, Jan 2025 {HMC} Qiso Cajiib ah iyo Mucjisooyinkii Rasuulkeena Maxamed CSW.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay 10-01-2025.
Jimco 10, Jan 2025 {HMC} Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaan Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY
{DAAWO MUUQAALKA} Waligaa Ma Ciyaartay Ciyaarta Oolka ?
Jimco 10, Jan 2025 {HMC} Waligaa Ma Ciyaartay Ciyaarta Oolka ?



