Home Blog Page 1409

{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay sababta Barakacayasha Jubaland ay u eedeeyeen Dowladda Soomaaliya.?

0

Isniin 6, Jan 2025 {HMC} Maxay tahay sababta Barakacayasha Jubaland ay u eedeeyeen Dowladda Soomaaliya.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {05.01.2025}

Axad 5, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HAKAAN KA DHEGEEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO MUQAALKA} Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii ay Wada galeen Itoobiya iyo Soomaaliland.

0

Cabdiraxmaan Daahir Aadan, Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, oo la kulmay Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiilada, isla markaana hore uga soo horjeedi jiray is-afgaradka, ayaa macneeyay sababta uu uga soo horjeeday.

“MOU-ga waxaan uga soo horjeeday madmadow badan ayaa ku jiray; waxa Itoobiya sheegayso iyo waxa madaxweynuhu sheegayo ayaa kala duwanaaday. Itoobiya waxay tidhi, marka badda nala siiyo kadib ayaannu ka fikiraynaa ictiraafka,” ayuu yidhi wasiirku.

Waxa uu sheegay in, ka wasaarad ahaan, ay dib u eegis ku samayn doonaan heshiiska, isla markaana ay eegi doonaan in uu dan u yahay Somaliland, isaga oo xusay in ay ka shaqayn doonaan sidii Somaliland ay dal madax-bannaan u noqon lahayd, xidhiidho laga wada faa’iidaystana ay adduunka ula yeelan lahayd.

Waxa uu sheegay in xukuumaddiisa ay u qorshaysantahay sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka Imaaraadka Carabta, oo uu tilmaamay in uu yahay dal muhiim u ah Somaliland, dowladda Itoobiya, iyo Taiwan.

Sannad kadib is-fahankii labada dhinac wali looma baddalin heshiis rasmi ah. Sidoo kale, heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya ee Ankara ayaa mar kale sii xumeeyay rajada laga qabo hirgelintiisa.

 

{DAAWO MUQAALKA} Ganacsatada gaadiidka shidaalka Puntland oo shaqo joojin sameeyey

0

Axad 25, Jan 2025 {HMC} Ganacsatada gaadiidka shidaalka Puntland oo shaqo joojin sameeyey

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Imaam Daahir “Xawaadlow waad na sharafteen, Qarankana waad badbaadiseen”

0

Axad 25, Jan 2025 {HMC} Imaam Daahir “Xawaadlow waad na sharafteen, Qarankana waad badbaadiseen”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay sababta ay Canada u joojisay Group 5?

0

Axad 25, Jan 2025 {HMC} Maxay tahay sababta ay Canada u joojisay Group 5?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Duufaan xooggan oo laga cabsi qabo inay saameyso qeybo badan oo Mareykan ka.

0

Axad 25, Jan 2025 {HMC} Duufaan xooggan oo laga cabsi qabo inay saameyso qeybo badan oo Mareykan ka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxay ku heshiiyeen beelaha Abgaal iyo Xawaadle?

0

Axad 25, Jan 2025 {HMC} Maxay ku heshiiyeen beelaha Abgaal iyo Xawaadle?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Askarta gadoodka uga soo baxay Furimaha waan ku celineynaa tascida ka dib”Waxgaradka Baladweyne”[

0

Axad 25, Jan 2025 {HMC} Askarta gadoodka uga soo baxay Furimaha waan ku celineynaa tascida ka dib”Waxgaradka Baladweyne”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay 05-01-2025

0

Axad 25, Jan 2025 {HMC} Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA