Home Blog Page 1432

FAAH FAAHIN Shil sababay dhimasho oo ka dhacay duuleedka Muqdisho.

0

Sabti 4, Jan 2025 {HMC} Sadax ruux ayaa ku geeriyootay shil gaari oo Xalay ka dhacay wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo deegaanka Jasiira.

Gaari shilka galay oo ahaa nooca raaxada ah ayaa waxaa ku dhintay dhamaan dadkii saarna oo ka koobna sadax ruux oo kala ahaa laba gabdhood iyo darawalkii gaariga waday oo la sheegay inuu ahaa askari ka tirsana ciidanka dowladda Fedaraalka.

Sida Dadka Deegaanka ay u xaqiijiyeen Warbaahinta shilka waxa uu yimid kadib markii gaariga uu ku socday Xawaare sare taasoo keentay inuu Wadada ka baxo gaariga oo uu  burburo guud ahaan Gaari.

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegayo in gaariga shilka galay uu tartan kula jiray gaari kale oo ay wateen rag kaloo dhalinyaro ahaa oo ka yimid deegaanka Jasiira ee duuleedka magaalada Muqdisho.

Shilkaan sababay khasaaraha dhimashada leh ayaa kusoo aadaya, iyadoo maalinta Jimcaha ah ay dadweyne badan u damaashaad tagaan xeebta deegaanka Jasiira.

 

Türkiye-mediated deal drives thaw in Somalian-Ethiopian ties.

0

Saturday January 4, 2025 {HMC} Somalia is mulling reversing a decision to exclude Ethiopia from a multinational force fighting al-Shabab terrorists, another indication that diplomatic tensions between the two nations are easing.

Ethiopian Defense Minister Aisha Mohammed Mussa traveled to the Somali capital, Mogadishu, for talks on Thursday about her country’s participation in the mission, Somali Minister of State for Foreign Affairs Ali Balcad said by phone, according to a report in Bloomberg.

Ethiopia has up to 10,000 troops in Somalia to fight al-Shabab terrorists, but Mogadishu has threatened to expel them if Addis Ababa does not renounce an agreement it reached a year ago with the breakaway Somaliland region.

The preliminary deal called for Somaliland to lease a stretch of coastline for an Ethiopian naval base and commercial port in exchange for possible recognition of Somaliland’s independence.

Somaliland has had effective autonomy since 1991 but its independence has not been recognized by any other country. Mogadishu considers it an integral part of its territory and called its deal with Ethiopia an act of aggression.

Türkiye stepped in to mediate in July, holding three previous rounds of talks – two in Ankara and one in New York – before last week’s breakthrough, which won praise from the African Union, Washington and Brussels.

Last month, Ethiopia and Somalia agreed to resolve their differences after talks brokered by Türkiye in Ankara.

According to the Ethiopia-Somalia Ankara Declaration, the two parties decided to launch technical negotiations facilitated by Türkiye by the end of February 2025 and conclude them within four months. They also agreed to abandon differences of opinion and contentious issues and to move decisively toward shared prosperity.

The accord opens the way for Ethiopia’s inclusion in the so-called African Union Support and Stabilization Mission, Balcad said.

“Given that the contentious issues between Somalia and Ethiopia have been resolved through the Ankara Declaration, Somalia is ready to reconsider the inclusion of the Ethiopian National Defense Force in the upcoming AUSSOM mission,” he said.

Diplomats had warned that Ethiopia’s exclusion from the force risked escalating into conflict between the two nations – Addis Ababa has been a target of attacks by al-Shabab and has sought to extend its longstanding participation in the mission.

The United Nations Security Council agreed on Dec. 27 to renew the peacekeeping force’s mandate in Somalia. However, it failed to come up with “sustainable financing mechanisms” to fund the operation, according to a January report by Balqiis Insights, a Mogadishu-based think tank.

Al-Shabab, an al-Qaida affiliate, has been waging an insurgency since 2007.

The dispute has also raised concerns about broader instability in the Horn of Africa. Somalia responded to the Somaliland deal by drawing closer to Ethiopia’s traditional rivals, Egypt and Eritrea.

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamada Macawisleeyda oo Faah Faahin ka bixiyay Howlgaladii ugu dambeeyey ee Galgaduud

0

Sabti 4′ Jan 2025 {HMC}Ciidamada Macawisleeyda oo Faah Faahin ka bixiyay Howlgaladii ugu dambeeyey ee Galgaduud

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dagaal xoogan oo ka Socda Duleedka Beerayabaal ee gobolka Hiiraan

0

Sabti 4′ Jan 2025 {HMC} Dagaal xoogan oo ka Socda Duleedka Beerayabaal ee gobolka Hiiraan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxay Tahay Sababta Garoonka Muqdisho Loogu Celiyay Gudoomiyahii Hore ee Gobolka Hiiraan?

0

Sabti 4′ Jan 2025 {HMC} Maxay Tahay Sababta Garoonka Muqdisho Loogu Celiyay Gudoomiyahii Hore ee Gobolka Hiiraan?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Maamulka Hirshabelle oo ka hadlay meesha ay marayso dhacdadii ceelbaraf.

Sabti 4, Jan 2025 {HMC} Wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle Abdirahaaman Daahir Guure Karoore ayaa waraysi gaar ah uu siiyay ideecda hiiraanwayn ugu hadlay halka ay marayaan dadaalada lagu daminayo xiisadii ka dhalatay askartii lagu laayaay deegaanka ceelbaraf.

Wasiirka ayaa sheegay in meel fiican ay marayaan dadaalada ay wadaan maamulka Hirshabelle isagoona sheegay in lagu raad joogo dambiilayashii gaystay falkii ka dhacay ceelbaraf Cadaaladane la horkeni doono.

Karoore waxa uu ka dhawaajiyay in Hirshabelle awoodeeda ay isku gaysay daminta falcelin ka dhalata xiisadaasi taasina ay ku guulaysteen.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay ineey Siyaasiyiin udhashay deegaanka ay dhabar jabinayaan dadaalada ay wadaan maamulka hirshabelle, Dowllada dhaxe iyo Nabadoonada ee lagu daminaayo xiisada.

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {04.01.2025}

Sabti 4, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Sahra Gabre Muhumed

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Taliska CXD Oo War Kasoo Saaray ajaabinta AS ka tirsan.

0

Sabti 4′ Jan 2025 {HMC} Taliska CXD Oo War Kasoo Saaray ajaabinta AS ka tirsan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaliya oo Shaacisay Go’aankii ugu dambeeyey in Ciidamada Itoobiya qeeyb ka noqonayaan AUSSOM

0

Sabti 4′ Jan 2025 {HMC} Soomaliya oo Shaacisay Go’aankii ugu dambeeyey in Ciidamada Itoobiya qeeyb ka noqonayaan AUSSOM

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda oo soo gaaray Baladwayne.

Sabti 4, Jan 2025 {HMC} Taliyaha Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka soomaaliyeed Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa aroornimadii hore ee saaka soo gaaray Magaalada Baladwayne.

Taliyaha waxaa safarkiisa qayb ka aha Nabadoono iyo Siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kuwaasii oo lagu wado ineey qayb ka noqdaan Aas loo samaynayo dhalinyaradii lagu laaayaay ceelbaraf.

Sanbaloolshe ayaa magaalada baadwayne usoo gaaray sidii loo Aasi lahaa xalna looga gaari lahaa dhalinyaradii ka tirsanaa ciidanka xooga dalka oo dhawaan lagu dilay deegaanka ceelbaraf ee gobolka shabeelada dhaxe.

Taliyaha ayaa tan iyo markii uu dhacay falkii foosha xumaa ee lagula kacay askartii ka tirsaneed ciidanka xooga dalka waxa uu waday dadaalo lagu daminaayo xiisad horleh oo ka dhalata falkaasi isagoona safar ku maray degaano iyo degmooyin kala duwan oo katirsan hirshabelle ayna kamid yihiin Jowhar, Maxaas, iyo Baladwayne.

26-kii bishii lasoo dhaafay ee december ayeey aheed markii 7 askari oo ka tirsnaa ciidanka xooga lagu dilay deeganka ceelbaraf.