Home Blog Page 1439

U.S. military role in Somalia uncertain as Trump administration reevaluates strategy

Thursday 2,Jan, 2025 {HMC}  The future of U.S. military operations in Somalia hangs in the balance as the Trump administration reconsiders its strategic footprint in the country. With insurgent violence persisting and Somalia’s stability at stake, this decision could reverberate across Africa and beyond.

The Trump administration’s 2020 decision to withdraw nearly all U.S. troops from Somalia marked a turning point in the country’s fragile security efforts. The move left the Somali National Army (SNA) and the elite Danab Brigade—a U.S.-trained unit—struggling to counter al-Shabaab without critical operational support. Critics argued that the move undermined counterterrorism efforts, while supporters highlighted it as part of a broader “America First” policy.

Experts warn that the absence of American forces could embolden the insurgent group, which has maintained its position as one of East Africa’s most resilient threats.
J. Peter Pham, the former U.S. Special Envoy for the Sahel, warned that Somalia remains a flashpoint for instability. “I would expect that President Trump will want to reverse course and restore things to where he intended at the end of 2020,” Pham told the daily American military newspaper Stars and Stripes Sunday.

“Quite frankly, as the corruption of even allegedly elite units like Danab has underscored, we do not have an effective partner in Mogadishu, and there are no U.S. national security interests that justify risking American treasure — much less American blood — in Somalia that cannot be handled offshore or from nearby bases,” Pham added.

Critics like former Defense Secretary Mark Esper have questioned the value of sustained U.S. military interventions in Africa. Esper argued for realigning defence policies to address the continent’s realities, emphasizing a strategic pivot toward the Pacific as a greater priority for U.S. national security.

The U.S. military’s withdrawal from Somalia under the Trump administration may be influenced by broader ideological and geopolitical strategies, including potential support for Somaliland’s independence.

Project 2025, a conservative policy roadmap, has proposed recognizing Somaliland as an independent state, viewing it as a strategic counterbalance to China’s influence in Djibouti. While Trump himself has distanced himself from direct involvement in the project, several of his former advisors and allies have advocated for its foreign policy components.

However, military planners recognize that the challenges extend beyond Somalia’s borders. A weakened Somali state could destabilize neighbouring countries, including Kenya and Ethiopia, which share security concerns over al-Shabaab’s regional activities.

Somali officials have expressed alarm over the potential long-term effects of the U.S. withdrawal, emphasizing that consistent international support remains critical to stabilizing the country. The Somali government has also sought to strengthen ties with regional partners and international stakeholders to address the potential security vacuum if American forces depart.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka

0

Khamiis 2 Jan 2025 {HMC} Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn 02/1/2025.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU WAAWEYNAA 

Islamic State claims responsibility for attack on Somalia’s Puntland military base

Thursday 2,Jan, 2025 {HMC} The Islamic State group on Wednesday claimed responsibility for an attack on a military base in Somalia’s northeastern region of Puntland a day earlier, the group posted on its Telegram channel.

In its statement, Islamic State said the attack was conducted by 12 militants and two booby-trapped vehicles, adding that it killed around 22 military personnel from the Puntland forces and injured dozens of others.

Somali authorities could not immediately be reached for comment.

On Tuesday, security forces in Somalia said they had repulsed an attack by Islamic State suicide bombers on a military base in Puntland, according to the local state broadcaster and a military official.

Captain Yusuf Mohamed, an officer in Puntland’s counter-terrorism forces, told Reuters on Tuesday that nine suicide bombers had been killed and several soldiers had been injured, near the town of Dharjaale in the Bari region.

The group was officially recognised as the Somali province of Islamic State in 2017 and has been based in the mountainous areas of Puntland. For many years, it was considered a minor security threat in the Horn of Africa country compared with al Shabaab, which controls swathes of southern Somalia.

In recent years, however, the Somali franchise has refashioned itself as an important part of the jihadist group’s worldwide network, with its head, Abdulqadir Mumin, being named its global leader by some media outlets.

Security analysts say Islamic State in Somalia has grown in strength because of an influx of foreign fighters and improved revenue through the extortion of local businesses, becoming the group’s “nerve centre” in Africa.

Wafdi ka socda Dowladda Itoobiya oo gaarey Muqdisho

Khamiis 02, Jan 2025 {HMC} Waxaa magaalada Muqdisho soo gaarey mas’uuliyiin ka socda dowladda Itoobiya, kuwaasi oo ay qeyb ka yihiin Wasiirka Difaaca, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Mas’uuliyiin kale.

Xubnahan ayaa Madaxda Dowladda Federaalka kala hadli doona joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya, xilli uu billaawday howlgalka AUSSOM.

Dowladda Itoobiya ayaa ku dadaaleysa in ciidamadeeda ay sii joogaan gudaha Soomaaliya, si ay uga mid noqoto howlgalka AUSSOM.

Itoobiya ayaa ku andacooneysa in joogitaanka Soomaaliya ay xaduudka ka difaacdo weeraro uga yimaada AS.

Safarka Wafdigaan ay magaalada Muqdisho ku yimaadeen ayaa ku soo aadaya xilli hore dowladda Soomaaliya ay Itoobiya kaga reebtay howlgalka AUSSOM.

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Gudoomiyaha Cusub ee Hey’adda Qaxootiga

Khamiis 02, Jan 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee ku aaddan magacaabista Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed.

Golaha ayaa ogolaaday oo ansixiyay in Axmed Xuseen Cilmi oo noqdo Gudoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliya waxaana uu badelayaa Marwo Safiya Xasan Maxamed.

Marwo Safiya Shaqadii ugu dambeeyay ay qabatay waxay ahayd 24kii Bishii lasoo dhaafay oo Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ku soo dhaweysay 109 qof oo muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaas oo dalkooda dib loogu soo celiyay, kadib waqti dheer oo ay dalka Yemen Qaxooti ku ahaayeen.

Sidoo kale, Golaha Wasiirrada, ayaa ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee ah in Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, ay xubin ka noqoto Guddiga Sare ee Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Marwo Xanifa Maxamed Ibrahim Xaabsade ayaa horey usoo noqotay xildhibaan federaal iyo Wasiirka Haweenka ee Dowaladii hore ee Madaxweyne Farmaajo, waxaana ay uga mahadcelisay Golaha Wasiiradda ansixinta soojeedinta Wasaaradda Maaliyadda ee inay xubin ka noqoto Guddiga sare ee Bangiga dhexe.

Shirka Golaha oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha dalka, Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira, qiimeynta wax-qabadka Wasaaradaha Dowladda sharciga nidaamka Xukuumadda iyo abaabulka iyo wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashooyinka qof iyo codka ah ee la doonayo in dalkeenna laga hirgaliyo.

Kulamo lagu Xalinayo Askartii Lagu dilay Ceelbaraf oo Baladweyne ka biloowday.

Khamiis 02, Jan 2025 {HMC}  Kulan xasaasi ahaa oo goordhaw gudaha magaalada Baledweyne ku dhexmaray Waxgaradka beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo ay hormuud ahayeen Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo Imaam Daahir Imaam Cumar ayaa is faham looga gaaray in la aaso meydadka askartii dhawaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Kulanka waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa masuuliyiin ka tirsan dowladda Fedaraalka oo ay ka mid yihiin Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Daahir Shire, qaar ka mid ah Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya ku matala beesha Xawaadle iyo Taliyaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Sambaloolshe oo saakay soo gaaray Baledweyne.

Muxudiin Xasan Afrax oo ka mid ah Nabadoonada beesha Abgaal ee Baledweyne u yimid xal u helista xiisada ka dhalatay askartii lagu laayay Ceel baraf oo si kooban ula hadlay Warbaahinta ayaa xaqiijiyay in la isku afgartay aasida meydadka askartii la dilay.

“Kulan saakay aan la yeelanay Ugaaska Xawaadle, Waxgaradka iyo siyaasiyiinta waxaa isla garanay oo isku fahamnay inaan marka hore aasano meydadka, wixii kale oo jirana aan dib uga fariisano” ayuu yiri Nabadoon Muxidiin Xasan Afrax oo ka mid ah Nabadooda beesha Abgaal.

Isfahamka in meydadka askarta la aaso ayaa kusoo aadaya, iyadoo labadii maalmood ee lasoo dhaafay kulamo arintaan la xariira ay si xoog leh uga socdeen Magaalooyinka Baledweyne iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan.

{DAAWO MUUQAALKA} Dilkii Askarta ee Ceel-Baraf iyo Amarka Maxkamadda Ciidamada

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} Dilkii Askarta ee Ceel-Baraf iyo Amarka Maxkamadda Ciidamada

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAAKA} Abwaan Cabdi Dhuux ‘Waa ceeb annagoo ciidan awooda badan haysana in dadkeenu is dilaan”.

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} Abwaan Cabdi Dhuux ‘Waa ceeb annagoo ciidan awooda badan haysana in dadkeenu is dilaan”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAAKA} Yabooh” Dhismaha wadooyinku waxa ay ka qeyb qaadanayaan horumarka iyo bilicda degmada Kaaraan”.

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} Yabooh” Dhismaha wadooyinku waxa ay ka qeyb qaadanayaan horumarka iyo bilicda degmada Kaaraan”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Faah faahin qarax ka dhacay bannaanka hoteel uu leeyahay madaxweyne caan ah.

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} Faah faahin qarax ka dhacay bannaanka hoteel uu leeyahay madaxweyne caan ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA