Home Blog Page 1440

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya oo nus Qarni kadib fadhiisan doonta fadhiga Golaha amaanka Qarama Midoobey

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} Soomaaliya oo nus Qarni kadib fadhiisan doonta fadhiga Golaha amaanka Qarama Midoobey

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} “Waxaa isla qaadanay Odayaasha in horta meydka Askarta la aaso” Nabaddoon Muxudiin Xasan Afrax.

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} “Waxaa isla qaadanay Odayaasha in horta meydka Askarta la aaso” Nabaddoon Muxudiin Xasan Afrax.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wafdi ka Socda DFS oo Baladweyne kusoo wajahan.

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} Wafdi ka Socda DFS oo Baladweyne kusoo wajahan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wafdi ka socda dowlada cusub ee Suuriya oo gaaray Sacuudiga iyo qorsha ay wadaan.

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} Wafdi ka socda dowlada cusub ee Suuriya oo gaaray Sacuudiga iyo qorsha ay wadaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dad baabuur la Jiirsiiyay iyo khasaare culus oo ka dhashay.

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} Dad baabuur la Jiirsiiyay iyo khasaare culus oo ka dhashay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowlad Degaanka Soomaalida oo shacabka uga digay xeeladaha cusub ee AS.

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} Dowlad Degaanka Soomaalida oo shacabka uga digay xeeladaha cusub ee AS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {02.01.2025}

Khamiis 02, Jan 2025 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Ali Ahmed

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeellada Hoose oo xila la wareegay.

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} Guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeellada Hoose oo xila la wareegay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Wararki ugu dambeeyay kulan dhaxmaray Taliyaha NISA iyo odayaasha dhaqanka.

Khamiis 02, Jan 2025 {HMC} Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa saaka safar dhulka ah kusoo gaaray magaalada Beledweyne, isaga oo kasoo baxay degmada Maxaaas.

Taliyaha ayaa maalmahan gobolka Hiiraan u joogay arrimo ku aadan xal u helista xiisadda ka dhalatay askartii dhowaan lagu laayay deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Sanbaloolshe ayaa lagu soo warramayaa in haatan kulan uu la leeyahay Ugaaska Beesha Xawaade Ugaas Yuusf Ugaas Xasan iyo odayaal ka baxay Muqdisho oo uu hoggaaminayo Imaamka Mudulood Imaam Daahir Imaam Maxamuud Imaar Cumar, waxayna ka wada-hadlayaan dhacdadii Ceel Baraf.

Wararka ayaa sheegaya in labada dhinac ay go’aan ku gaareen in marka hor la aaso maydadka askarta oo weli yaalla, kadibna la guda galo howlaha kale.

Sidoo kale wada-hadallada oo sii socda ayaa lasoo warinayaa in lagu ballamay in laga war suga dadaallada ay waddo dowladda dhexe, maadaama askarta la dilay ay ka tirsanaayeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Kiiska askarta la dilay ayaa dhaliyay xasaasiyad wayn, waxaana ka carooday beesha Xawaadle, iyada oo sidoo kale keentay in qaar kamid ah ciidamada dowladda oo gadood sameeyay ay kasoo baxaan furimaha dagaalka, walow mar dambe dib loogu celiyay.

Askarta la dilay waxay gaareysaa 7 askari oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, kuwaas oo ka fasax qaatay saldhigii ay ka tirsanaayeen ee deegaanka Xawaadley, maleeshiyaad hubeysan oo jidka u galay ayaa ciidankaas ku laayey deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Sh/Dhexe.

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiir ku xigeenka Amniga Koonfur Galbeed oo Xariga Ka jarey Saldhiga Booliiska Degmada Baraawe.

0

Khamiis 2, Jan 2025 {HMC} Wasiir ku xigeenka Amniga Koonfur Galbeed oo Xariga Ka jarey Saldhiga Booliiska Degmada Baraawe.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA