Home Blog Page 1450

{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Batroolka waxaan qeeyb ka noqon Doonaa Xalinta dhibaatada ka jirta Hiiraan.

0

Talaado 31, Dec 2024 {HMC}  Wasiirka Batroolka waxaan qeeyb ka noqon Doonaa Xalinta dhibaatada ka jirta Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Duubab dhaqan oo kusoo wajahan Baladweyne

0

Talaado 31, Dec 2024 {HMC}  Duubab dhaqan oo kusoo wajahan Baladweyne

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ugaas Yuusuf ”Wafdiga Baladweyne inoogu Yimid waxaan ka Rabnaa Xal”

0

Talaado 31, Dec 2024 {HMC} Ugaas Yuusuf ”Wafdiga Baladweyne inoogu Yimid waxaan ka Rabnaa Xal”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN Dagaal Culus oo ajaanib lagu dilay oo ka dhacay Puntland

0

Talaado 31, Dec 2024 {HMC} FAAH FAAHIN Dagaal Culus oo ajaanib lagu dilay oo ka dhacay Puntland

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA}Maxaa khasaaro ah oo ka dhasahay Dhul Go’ ka dhacay Itoobiya.

0

Talaado 31, Dec 2024 {HMC}Maxaa khasaaro ah oo ka dhasahay Dhul Go’ ka dhacay Itoobiya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {31.12.2024}

Talaado 31, Dec 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Waa sidee xaalada Netanyahu ka dib Qaliinkii uu maray

0

Talaado 31, Dec 2024 {HMC} Qallin lagu sameeyay RW Netanyahu ayaa la sheegay inuu ku dhammaaday si guul ah isagoo aan la kulmin wax dhibaato ah.

Wuxuu ka soo kacay suuxtin uu ku jiray muddada qallinku socday, iyadoo loo wareejiyay qeyb dhulka hoostiisa ah oo uu maalmaha daweynta ku qaadanayo.

Netanyahu ayaa maray doona qalliin looga saaray qanjirka kaadi heysta ee Prostate kaddib markii 75-jirkan oo baaritaan maalintii Arbacada ku maray isbitaalka Hadassah ee magaalada Tel aviv waxaana laga helay caabuqa kaadi mareenka oo ka dhashay qanjirka ‘prostate’ oo ah mid weyn, sida lagu sheegay qoraal uu baahiyay xafiiska Netanyahu.

Netanyahu waxaa la xaqiijiyay illaa bartamaha toddobaadkan inuu ku jirayo isbitaalka isagoo si buuxda shaqada si kumeel-gaar ah ula wareegay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka caddaaladda Israa’iil, Yariv Levin.

Wafdi culus oo iskugu jiro duubab dhaqan iyo siyaasiyiin oo kusoo wajahan Baladwayne.

0

Talaado 31, Dec 2024 {HMC} Waxaa maanta magaalada Beledweyne u baxaya wafdi culus oo ka kala socda beesha Abgaal iyo dowladda federaalka, kuwaas oo ka tagaya Muqdisho, si xal loogu helo xiisadda u dhaxeysa beelaha Abgaal iyio Xawaadle.

Xiisaddan ayaa ka dhalatay kadib markii 7 askari oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, kuwaas oo ka fasax qaatay saldhigii ay ka tirsanaayeen ee deegaanka Xawaadley, ay maleeshiyaad hubeysan jidka u galeen, kuna dileen deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Askarta la dilay ayaa ka soo jeeday beesha Xawaadle, waxaana dilka lagu tuhmayaa maleeshiyo Abgaal ah.

Mid ka mid ah wafdiga ayaa waxaa hoggaaminaya Imaamka Mudulood oo ay wehliyaan dhaqanka beesha Abgaal. Wafdiga labaad ayaa ah xildhibaannada reer Hiiraan.

Sida aan xog ku helnay, wafdigan ayaa waxaa diray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxayna la kulmi doonaan dhaqanka Xawaadle iyo Ugaas Yuusuf.

Sidoo kale, taliyaha hay’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa u safraya degmada Maxaas, waxaana uu la kulmi doonaa dhaqanka beesha oo ay kasoo jeedaan askartii la dilay.

Waxaa socda dadaallo xooggan oo looga hortagayo in dilka askartaas uu isku rogo colaad faraha ka baxda oo ay isku ugaarsadaan labada beel.

Dowladda Soomaaliya ayaa Sabtidii xirtay odayaal, guddoomiyihii Ceel Baraf iyo Haweeney kamid ah dadka degaanka. Eedeysanayaasha ayaa iyaga oo gacmaha ka xiran diyaarad laga soo saaray deegaanka Ceel Baraf waxaana laga soo dajiyay garoonka magaalada Muqdisho.

Odayaasha lasoo xiray ayaa ah odayaashii metalayay eedeysanayaashii ka dambeeyay falkaas oo goobta ka baxsaday, balse weli la baadi goobayo.

Sidoo kale guddoomiyaha oo xilka laga qaaday ayaa loo haystaa tuhun la xiriira dhacdadaasi, waxaana ku socoto baaris, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle oo shaqada ka fariisiyay.

{DAAWO MUQAALKA} Wafdi iskugu jiro Duubab dhaqan iyo Siyaasiyiin oo Maanta kusoo wajahan Baladweyne

0

Talaado 31, Dec 2024 {HMC}  Wafdi iskugu jiro Duubab dhaqan iyo Siyaasiyiin oo Maanta kusoo wajahan Baladweyne

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Chalanges-kii Ugu Halista badnaa oo ay sameeyaa Dhalinyarada Soomaaliyeed

0

Talaado 31, Dec 2024 {HMC} Chalanges-kii Ugu Halista badnaa oo ay sameeyaa Dhalinyarada Soomaaliyeed

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA