Isniin 23, DEC 2024 {HMC} Gudoomiyaha Dgmada Badhaadhe oo Faah Faahiyey Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Kulbiyoow.
{DAAWO MUQAALKA} Maxay ka wada hadlayaan Dowladaha Soomaaliya iyo Masar.?
Isniin 23, DEC 2024 {HMC} Maxay ka wada hadlayaan Dowladaha Soomaaliya iyo Masar.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Ku Dhawaad 60 kalumeysto oo Soomaali ah ayaa lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya”
Isniin 23, DEC 2024 {HMC} Ku Dhawaad 60 kalumeysto oo Soomaali ah ayaa lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Dambeyey ee Dagaalkii ka dhacay Degmada Dooloow.
Isniin 23, DEC 2024 {HMC} Wararkii ugu Dambeyey ee Dagaalkii ka dhacay Degmada Dooloow.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Odagaasha dhaqanka Baardheere oo eedeeymo u jeediyey DFS.
Isniin 23, DEC 2024 {HMC} Odagaasha dhaqanka Baardheere oo eedeeymo u jeediyey DFS.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha Baardhere oo sheegay inuu ka Badbaaday iskuday dil
Isniin 23, DEC 2024 {HMC} Gudoomiyaha Baardhere oo sheegay inuu ka Badbaaday iskuday dil
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Somali Foreign Minister Engages in High-Level Talks with Egyptian Counterpart in Cairo.
Monday 23,Dec,2024 {HMC} His Excellency Ambassador Ahmed Moalim Fiqi, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, arrived in Cairo, the capital of Egypt, for a series of high-level discussions with his counterpart, His Excellency Badr Abdelatty.
The talks aim to enhance the historic and strategic partnership between Somalia and Egypt, with a focus on fostering collaboration in key sectors, including security, political engagement, education, and economic development.
The longstanding relationship between Somalia and Egypt is rooted in mutual respect and shared aspirations, serving as a foundation for cooperation that advances the common interests of both nations.
Source SONNA
Doowladda oo wafdi u dirtay Itoobiya kaddib heshiiskii Xasan iyo Abiy
Isniin 23, DEC 2024 {HMC} Wafdi ka socda Dawladda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Balcad, ayaa maanta gaaraya magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia, si ay u sii ambaqaadaan heshiiskii Ankara ee dhexmaray madaxda labada dal.
War- saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay in ujeedka socdaalka wafdigan uu yahay xoojinta xiriirka ku dhisan is-ixtiraam iyo wada-shaqeyn dhexmarta Soomaaliya iyo Itoobiya.
Socdaalka wafdiga dowladda Soomaaliya i dirtay ayaa imaanaya , xilli dhawaan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga heshiis ku gaareen Madaxweyne Xasan iyo Abiy Axmed, waxa ayna heahiis is-afgarad ah ka gaareen xiisadii ka dhalay heshiiskii Abiy la galay Somaliland.
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay inay xiriir wanaagsan la yeelato dalalka deriska ah, iyadoo xiriirkaas saldhig looga dhigayo ixtiraamka buuxa ee madaxbannaanida, midnimada, iyo wadajirka dal kasta.
Somali Foreign Minister Engages in High-Level Talks with Egyptian Counterpart in Cairo.
Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Hamza Abdi Barre held meeting with National Independent Electoral Commission and listened to a report while sharing with the commission about the Government’s commitment to conducting one person, one vote election in the country.
He urged them to be prepared to holding transparent and fair election as the Federal Parliament of completed the electoral body’s legislations recently.
Source SONNA
{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Lafta Gareen oo Xariga ka Jaray Xarunta Hay’adda Niira.
Isniin 23, DEC 2024 {HMC} Madaxweyne Lafta Gareen oo Xariga ka Jaray Xarunta Hay’adda Niira.



