Home Blog Page 1500

Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Dagalka Ceerigaabo

0

Isniin 16,Dec,2024 {HMC}  Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshisiinta XFS ayaa sheegtay in ay si dhow ula socoto colaadda labaddii maalmood ee ugu dambeeyey beelaha walaalaha ah ku dhexmartay magaallada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag.

Wasaaraddu waxay ugu baaqday in si shuruud la’aan ah loo joojiyo colaadda sababtay khasaaraha lixaadka leh ee iskugu jira dhimasho, dhawac iyo barakac baahsan.

Sidoo kale Wasaaraddu waxay ugu baaqeyday Maamullada, Odayaasha dhaqanka, Culimada, Haweenka iyo guud ahaan waxgaradka deegaankaas inay u istaagaan joojinta colaadda, kana shaqeeyaan Xasilloonida iyo sidii nabad waarta loo heli lahaa.

Dagaalka oo Labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday Ceerigaabo ayaa u dhexeeyay Somaliland iyo SSC Khaatumo.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY 

{DHAGEEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn {12-16-2024}

Axad 16, DEC 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :Abdiyare & Sahra Gabre

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUQAALKA} Maamulka Hirshabeelle oo war kasoo saaray Fatahaad laga Cabsi qabo.

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Maamulka Hirshabeelle oo war kasoo saaray Fatahaad laga Cabsi qabo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Golaha Ammaanka oo fadhi muhiim ah ka yeelanaya Howlgalka Soomaaliya

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Golaha Ammaanka oo fadhi muhiim ah ka yeelanaya Howlgalka Soomaaliya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ra’iisul Wasaare Xamsa” waa dhamaatay waqtiga baada la siin jiray AS.”

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaare Xamsa” waa dhamaatay waqtiga baada la siin jiray AS.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Masuuliyiin Xilal ka haya Soomaaliland oo Xabsiga la dhigay.

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Masuuliyiin Xilal ka haya Soomaaliland oo Xabsiga la dhigay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa looga hadlay Kulanka lagu Qabtay Degmada Moqokori.

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Maxaa looga hadlay Kulanka lagu Qabtay Degmada Moqokori.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxay SCC-KHAATUMO ku eedeeyeen Somaliland.?

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Maxay SCC-KHAATUMO ku eedeeyeen Somaliland.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweynaha Turkiga Oo Soomaaliya Kusoo wajahan.

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Madaxweynaha Turkiga Oo Soomaaliya Kusoo wajahan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA