Home Blog Page 1499

Strengthening Somalia-China Relations: Deputy Minister Hosts Special Envoy of China to the Horn of Africa.

0

Monday 16,Dec 2024 {HMC} The Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Hon. Isaak Mohamud Mursal , warmly received the Special Envoy of China to the Horn of Africa, H.E. Ambassador Xue Bing, during his official visit to Somalia.

 

The Deputy Minister commended the government of China for its continued efforts in strengthening the partnership between Somalia and China, fostering peace in the Horn of Africa, and sustaining a long-standing relationship built on mutual respect and cooperation.

 

Somalia reaffirmed its full support for the “One China” principle and expressed appreciation for China’s unwavering commitment to Somalia’s sovereignty and territorial integrity.

 

H.E. Ambassador Xue Bing conveyed his gratitude for the warm reception and highlighted that this visit marks his third trip to Somalia.

 

He reiterated his dedication to enhancing bilateral ties, advancing agreements made between the leaders of Somalia and China during the China-Somalia Cooperation Summit, and collaborating on key areas such as security in Somalia and the wider Horn of Africa region.

 

The welcoming reception was attended by key officials, including the Chinese Ambassador to Somalia, H.E. Wang Yu; the Director of the Department of Asia and Australia, Mr. Said Jama Mire; and the Director of the Department of National Protocol, Mr. Hussein Sheikh Abdisalam, who all underscored the importance of the Somalia-China partnership and reaffirmed their commitment to strengthening diplomatic ties.

Federal government urges end to deadly fighting in Erigavo town

0

Monday 16,Dec 2024 {HMC} The Somali Ministry of Interior, Federal Affairs, and Reconciliation has called for an immediate cessation of hostilities between Somaliland army forces and SSC-Khatumo forces in Erigavo, Sanag region.

In a statement released on Monday, the Ministry urged local administrations, traditional elders, scholars, women, and intellectuals to advocate for an end to the conflict and work collectively towards peace and stability.

The fighting, which began on Friday, has resulted in significant casualties, with over ten people reported killed. Residents of the town confirmed the ongoing clashes have left both sides with heavy losses.

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, in his first cabinet meeting since unveiling his new administration, reiterated his commitment to peace and dialogue. “The government is ready to engage in dialogue with all parties to foster unity and address grievances,” he stated, emphasizing the need for reconciliation in his region.

Erigavo has been a recurring hotspot for conflict. In August 2024, violent clashes erupted near the Goof settlement, approximately 40 kilometres from the city, resulting in nine deaths. Residents linked the incident to a revenge killing that occurred earlier in Erigavo.

 

 

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda Soomaaliya oo Shir Muhiim ah ka Furtay Muqdisho.

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Dowladda Soomaaliya oo Shir Muhiim ah ka Furtay Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} DG Puntland oo diyaarisay Ciidan duullaan ku qaada Daacishta ku sugan Gobolka Bari

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} DG Puntland oo diyaarisay Ciidan duullaan ku qaada Daacishta ku sugan Gobolka Bari

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Tababar loo soo xeray saraakiil ka tirsan Puntland.

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Tababar loo soo xeray saraakiil ka tirsan Puntland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Raisul Wasaare Saalax”Wasaarada Arimaha Dibada waxaa ku amaanaa Difaacada Wadanka”

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Raisul Wasaare Saalax”Wasaarada Arimaha Dibada waxaa ku amaanaa Difaacada Wadanka”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Fiqi oo Faah faahiyey Shaqooyinkii ay wasaarada Qabatay.

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Wasiir Fiqi oo Faah faahiyey Shaqooyinkii ay wasaarada Qabatay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dowladda oo war kasoo Saartay Dagaalka ka soconaya Magaalada Ceerigaabo.

0

Isniin, 16, Dec, 2024 {HMC} Dowladda oo war kasoo Saartay Dagaalka ka soconaya Magaalada Ceerigaabo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Kumanaan Qof oo Ku Dhintayt Duufaan Ku Dhufatay Jasiirada Mayotte

0

Isniin 16,Dec,2024 {HMC}  Xaalad adag ayaa ka taagan jasiirada Mayotte uu maamulo Faransiiska, kaddib markii jasiiradaasi uu ku dhufatay duufaanta daran ee loo yaqaan Chido, taa oo dhalisay dhimashada dad aad u badan iyo sidoo kale bur bur xooggan.

Kumanaan qof ayaana loo maleenayaa in ay ku dhinteen duufaanta ku dhufatay jasiirada Mayotte, waxaana hadda socda gurmad ay ka qeyb qaadanayaan ciidamada Faransiiska oo lagu raadinayo dad ka badbaaday duufaanta xooggan.

Sargaal u hadlay maamulka jasiirada Mayotte , ayaa sheegay in cabsi badan ka qabaan in ay sii kordhaan khasaaraha dhimasho ee ka dhashay duufaanta ku dhufatay jasiiradda, waxa uuna xusay in hadda socdaan dedaalada samatobbixin ah.

Ciidamo dowladda Faransiiska u dirtay jasiiradan maamul ahaan iyada hoostaga iyo shaqaale kale ayaa ka shaqeenaya in bur burka ka raadinayaan dad wali nool, waxa ayna kooxahan samatabbixinta ka shaqeenaya ku guuleesteen in ay helaan dad nool iyo kuwa dhintay.

Jasiirada Mayotte ee maamul ahaan Faransiiska hoostagta, waxaa dhawaanahan tahriib ku tagayay Soomaali badan oo dooneysa in Yurub kasii galaan, Soomaalida kunool jasiiradaasi ayaana kunool kaamam cooshado iyo baco ka sameysan, laman oga in khasaaro kasoo gaaray duufaanta ku dhufatay halkaasi.

Dad badan oo Soomaaliyeed oo dhawaan tahriib ugu socdaalay jasiirada Mayotte ayaana ku dhintay badda jasiirada Madigaskar, waxaana horey jasiiradaasi u galay uguna sugnaa Soomaali kale oo kunool qeybo kamid ah jasiiradaasi hadda musiibadu ka dhacday,.

Maxaa Ka Jiro in Xaafado Katirsan Muqdisho lagu Soo Rogay lacago Amnigooda lagu Sugayo?

0

Isniin 16,Dec,2024 {HMC}  Xaafado kamid ah magaalada Muqdisho ayaa bilaabay in ay sameestaan ciidamo lagu sheegay madani, kaddib markii xaafadahaasi kusoo bateen falalka la xariira amni darada iyo dhibaatooyinka kale ay geestaan ciyaalka weerada loo yaqaan.

Maamulka degmada Dayniile ayaana bilaabay in dadka degan waaxyaha Ciise Cabdi iyo Barwaaqo ee deegaanka Gubta ku amraan in ay bixiyaan bishii lacag, si loo ilaaliyo amniga guryaha iyo dadka degan xaafadaha kuyaalla waaxyahaasi.

Sida aan xogta ku helnay guri kasta oo kuyaalla Gubta, ayaa lagu soo rogay bixinta lacag dhan 4 dollar bishii, gurigii aan bixin lacagtaasi ayaana lagu wargalinayaa in aan la damaanad qaadi doonin amnigiisa uuna halis ugu jiro in burcada beegsadaan.

Dadka degan xaafadaha lacagana sharcidarada ah lagu soo rogay qaarkood ayaa diiday bixinta lacagta, halka kuwa kalana ay bixiyeen, iyaga oo ka cabsi qaba in ay dhibaato kala kulmaan dhallinyarada lagu sheegay madaniga oo iyada naftooda suurto gal tahay in guryaha aan lacagta dhiibin beegsadaan.

Dayniile waxaa kuyaalla saldhig booliis, waxaana ka howlgalla ciidamo badan oo isugu jira booliis, nabbad sugid iyo booliisa milataari, waxaana dad badan isweediinayaan waxa ay qabanaan ciidanka madaniga ah, dadka qaar ayaana rumeysan in madaniga uu yahay qorshe la doonayo in lacag badan lagu aruursado.