Sabti 14,Dec 2024 {HMC} Kenya oo DFS ka gacansiineysa dib usoo celinta ciidankii isaga baxay Deegaanka Raaskambooni
{DAAWO MUQAALKA} RW Soomaaliya” Lacagta As la siiyo Waxa ay qatar ku tahay Diinta iyo Amniga Dalka.”
Sabti 14,Dec 2024 {HMC} RW Soomaaliya” Lacagta As la siiyo Waxa ay qatar ku tahay Diinta iyo Amniga Dalka.”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Shirweynaha la dagaalanka Maalgalinta As Oo Muqisho Lagu qabtay.
Sabti 14,Dec 2024 {HMC} Shirweynaha la dagaalanka Maalgalinta As Oo Muqisho Lagu qabtay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Muqtaar Roobow “hadii AS Lacag baad ah ku weydiistaan laamaha Amniga la xariir.”
Sabti 14,Dec 2024 {HMC} Wasiirka Muqtaar Roobow “hadii AS Lacag baad ah ku weydiistaan laamaha Amniga la xariir.”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyihii Koonfurta Kuuriya oo xilka laga xayuubiyay
Sabti 14,Dec 2024 {HMC} Madaxweyihii Koonfurta Kuuriya oo xilka laga xayuubiyay
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Fartaag “Ma jirto maanta cabsi AS Lacag baad loo siiyo,
Sabti 14,Dec 2024 {HMC} Wasiir Fartaag “Ma jirto maanta cabsi AS Lacag baad loo siiyo,
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Gollaha Wasiirada Soomaaliland oo Lagu dhawaaqay.
Sabti 14,Dec 2024 {HMC} Gollaha Wasiirada Soomaaliland oo Lagu dhawaaqay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Dowlada Soomaaliya oo Amaro dul dhigtay Ganacsatada AS Lacagaha Siiyo.
Sabti 14,Dec 2024 {HMC} Dowlada Soomaaliya oo Amaro dul dhigtay Ganacsatada AS Lacagaha Siiyo.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
RW Xamse oo Si Adag uga Hadlay Dadka Maalgiliyo Kooxad AS
Sabti, 14, Dec, 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in lacagta la siiyo AS ay khatar ku tahay, diinta, amniga, bulshada iyo dowladnimada, isla markaana lagu dhiirigelinayo daadinta dhiigga shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayey shirweynaha Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada iyo Bulshada ee Qorshaha ka hortagga iyo ladagaallanka Maalgelinta AS, ayaa hoosta ka xarriiqay in si kasta oo loogu lug-yeelan karo maalgelinta kooxada AS , ay tahay danbi weyn oo lagu muddan karo in caddaaladda lala tiigsado ciddii lagu helo.
“ Waxaa la soo gaaray xilligii damiirkeennu shaqeyn lahaa, xilligii aan dullinimada ka bixi lahayn, Khawaarijta waa in aan iska celinaa, shacabkana waxaa laga rabaa in bannaanka loo soo baxo oo si dhab ah uga xorowno cadowga“.
Mudane Xamsa, ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in dowladda lagu taageero ciribtirka AS iyo kuwa maalgeliya, isaga oo uga digay ganacsatada in cadowga ay ku taageeraan dhibaateynta dadka Soomaaliyeed.
Cabdirxamaan Cirro oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada
Sabti, 14, Dec, 2024 {HMC} Madaxweynaha Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirrada, waxaa liiska kasoo muuqday xubno u badan Xisbigiisa Waddani oo waqti adag kula soo qaatay xiligii uu ku howlanaa Ololaha Doorashadii uu ku guuleystay.
Cabdiraxmaan Cirro magacaabista Golahaan Wasiirrada ku saleeyay aqoonta ay shaqsiyaadkaas uu xushay u kala leeyihiin Wasaaradaha loo magacaabay, waxaana uu ka rajeeyay in ay saldhigaan qorshaha Xukuumaddiisa ay ku duulleyso.
Wasiirrada uu Cirro magacaabay waxaa kamid ah:
Cabdallaha Sandheere, Wasiirka Amniga.
Fu’aad Axmed Nuux, Wasiirka Duulista.
Cabdillaahi Geeljirka, Wasiirka Wasaaradda Deegaanka.
Ismaaciil Ducaale Yuusuf, Wasiirka Waxbarashad.
Yuusuf Kayse Cabdillaahi, Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada.
Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle, wasiirka Warfaafinta.
Xuseen Axmed Caydiid, Wasiirka Hawlaha Guud.
Marwo Kaltuun Sheekh Xasan Wasiirka Qorsheynta.
Marwo Milgo Wasiirka Qoyska.
Yoonis Axmed Yoonis, Wasiirka Cadaaladda.
Khadar Xuseen Cabdi, Wasiirka Madaxtooyada.
Cabdilahi Baashe Wasiirka Diinta iyo Awqaafta.
Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro waxaa horyaalla wax ka qabashada waxyaabihii ay ku dhaliileen Madaxweyne hore Muuse Biixi Cabdi iyo Xisbigii Kulmiye ee waqtiga dheer siyaasadda Maamulkaas Maamulayay.



