Khamiis 12, Dec 2024 {HMC} DFS Oo Guul Taariikhi ah ku timaantay is Afgaradka Lagu Xaliyay Xiisad Itoobiya.
{DAAWO MUQAALKA} Muxuu ka dhigan yahay baaqa Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
Khamiis 12, Dec 2024 {HMC} Muxuu ka dhigan yahay baaqa Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Fifa oo xaqiijisay in Sacuudi Carabiya uu martigelin doono Koobka Adduunka 2034
Khamiis, 12, Dec, 2024 {HMC} Koobka Adduunka ee ragga ee 2034 ayaa lagu qaban doonaa Sacuudi Carabiya, halka Spain, Portugal iyo Morocco ay si wadajir ah u martigelin doonaan tartanka 2030, sida ay xaqiijisay xiriirka adduunka ee Fifa.
Saddex kulan oo oo la qaban doono 2030 ayaa sidoo kale ka dhici doona Argentina, Paraguay iyo Uruguay si loo xuso 100-sano guurada tartanka.
Dalalka martigelinaya labada koob ee adduunka ayaa lagu xaqiijiyay shir aan caadi ahayn oo ay Fifa, maanta yeelatay kadib codbixin loo qaaday.
Dhammaan 211-ka xubnood ee Fifa ayaa lagu matalayay kulanka oo muuqaal ahaan loo qabtay.
Martigeliyeyaasha labada kulan, iyo dabaaldegyada 2030 ayaa labadoodaba lagu xaqiijiyay labo cod oo kala duwan oo loo qaaday.
Sacuudiga ayaa lagu eedeeyay in dhowaanahan uu isku qarinayo cayaaraha, isagoo kharash badan ku bixiya cayaaraha si uu sare ugu qaado sumcadda dalkan shidaalka soo saara ee la xiriira diwaankiisa xuquuqda aadanaha iyo saameynta deegaanka.
15-ka garoon ee loo calaamadeeyay in lagu qabto kulamada koobka aduunka ee 2034, afar ka mid ah ayaa ilaa iyo haatan la dhisay.
Somalia revive title hopes in Zonal CAF African Schools Football Championship.
Council for East and Central Africa Football Associations
Thursday 12,Dec 2024 {HMC} The Somalia team has revived their title hopes in the Boys category at the on-going Zonal CAF African Schools Football Championship in Uganda.
After kick starting their campaign with a 1-0 defeat to Uganda and a draw against Tanzania on Tuesday, the Somalia team defeated Rwanda 2-1 in a tough match played today at the St. Mary’s Stadium, Kitende.
Zakariya Osman gave the Somalia team the lead, and Olivier Nshimiyimana leveled matters. But the Somalia team did not give up and piled lots of pressure to earn a penalty that skipper Bashir Hassan converted.
The win takes Somalia to second place with 4 points, behind Uganda (6 points) who only managed goalless draws against Tanzania and Burundi in matches played on Wednesday.
“We are hungry and will be determined to beat Burundi on Thursday so that we win the Cup,” said Somalia’s Captain Bashir Hassan. The two matches in the Boys category between Somalia and Burundi, and Tanzania against Rwanda will decide which team wins the Cup. Uganda who top the log have played all their 4 matches and can only keep their fingers crossed.
In the Girls category Uganda and Tanzania settled for a goalless draw, while Burundi humbled Rwanda 3-0. Erica Iradukunda netted a brace, while Emelyne Shurwenylmana Emelyne was also on target for the third placed Burundi team that has collected 3 points. Tanzania and Uganda each have 4 points going into the final day on Thursday.
Rwanda will face Uganda, while table leaders Tanzania battle Burundi in the final Girls’ matches to be played on Thursday.
The winners in each category will qualify to represent the Zone at the continental Championship next year. The winner will also bag US$100,000, the runner-up US$75,000, and the third placed US$50,000. The Championship is also supported by the Motsepe Foundation.
{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Danbeeyay 12-12-2024.
Jimco 12 Dec 2024-{HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararkii Ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY.
In ka badan hal milyan oo Doolar oo Laga Xayiray Akoonada AS iyo War laga soo saaray.
Jimco 12 Dec 2024-{HMC} Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ayaa ku guuleystay in uu burburiyo shabakado maaliyadeed oo ay kooxaha argagixisadu ku dhici jireen hantida shacab weynaha Soomaaliyeed.
Sidoo kale, Xafiisku waxa uu xaqiijiyay in ka badan hal milyan oo doollar oo laga helay koontooyin maaliyadeed oo ay adeegsan jireen argagixisadu in si sharci ah loogu wareejiyay Dowladda Soomaaliyeed, kadib markii Maxkamaddu soo saartay xukun kama dambeys ah.
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ayaa xayiray, baaritaana ku wada koontooyin kale oo lacag malaayiin doollar ah ku kaydsan tahay, kuwaas oo looga shakisan yahay in argagixisadu u adeegsan jireen uruurinta dhaqaalaha ay shacabka ku waxyeeleeyaan.
Koontooyinkan ayaa marka baaristoodu soo dhammaato, natiijada waxaa loo gudbin doonaa Maxkamadda.
Xafliska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxa uu bogaadinayaa shacabka Soomaaliyeed doorka naf-hurnimada leh ee ay ka qaadanayaan dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada ah.
Ugu dambayntii, Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku waxa uu farayaa ganacsatada Soomaaliyeed iyo hay’adaha maaliyadeed ee ka howlgala dalka in ay si buuxda ugu hoggaansamaan shuruucda ka hortagga lacag-dhaqista iyo maalgelinta argagixisada iyo dhammaan xeerarka kale ee dalka.

Mustaf Duhulow appointed director general of Somalia’s immigration agency amid calls for reform
Thursday 12,Dec, 2024 {HMC} Veteran Somali lawmaker Mustaf Ali Duhulow has been appointed Director General of the Immigration and Naturalization Agency. The decision was announced Thursday during a cabinet meeting chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre.
The Council of Ministers, acting on a recommendation from the Ministry of Internal Security, unanimously approved Duhulow’s nomination. “The Council of Ministers of the Federal Republic of Somalia has endorsed the Ministry of Internal Security’s proposal to appoint Mustaf Sheikh Ali Duhulow as the Director General of the Immigration and Naturalization Agency,” the official statement read.
Duhulow has been a member of parliament since the Mbagathi peace talks in the early 2000s. He has held key ministerial roles in both transitional and official Somali governments, including Minister of Information from January 2014 to January 2015 under Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed.
His predecessor, Ahmed Saeed Mohamed, recently met with agency staff, urging them to improve passport issuance services and prioritize citizens’ needs, particularly those of vulnerable groups.
The Immigration and Naturalization Agency is central to Somalia’s administrative framework, managing passport issuance and citizenship documentation. The department has faced scrutiny from the Attorney General’s office after he uncovered a multi-million dollar embezzlement scheme. These challenges are compounded by persistent issues such as prolonged processing times and limited access to services for marginalized communities, underscoring the urgent need for reform.
The leadership change comes as Somalia seeks to rebuild trust in its institutions and deliver on promises of improved governance.
Duhulow’s appointment could signal a push for reforms to streamline services, curb corruption and address inefficiencies. His immediate priorities include reducing bureaucratic hurdles, enhancing customer service, and modernizing operations to meet the growing demand for travel documentation.
Source Hiiraan online
{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Cusub Somaliland oo qaabiley Safiirka Dalka Maraykanka.
Jimco 12 Dec 2024-{HMC}-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa qaabilay safiirka dalka Mareykanka Amb. Richard H. Riley .
Safiirka Mareykanka ayaa ugu horeyn madaxweynaha cusub ugu Hanbalyey xilka madaxweynaha Somaliland oo maanta si rasmi ah loogu dhaariyey .
Sidoo kale safiirka Mareykanka ayaa waxaa uu madaxweynaha cusub u soo bandhigay sida uu Mareykanku ahmiyad gaar ah u siinaayo inuu sii xoojiyo xidhiidhka Somaliland .
Amb. Richard H. Riley waxaa uu si gaar ah hoosta uga xariiqey in Mareykanku qorsheynaayo in iskaashi dhanka amaanka ah la sameysto Somaliland .
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa isaguna dhankiisa cadeeyey inuu diyaar u yahay sidii uu u sii xoojin lahaa xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland iyo Mareykanka .

Madaxweeynaha Cusub ee Soomaaliland oo la Dhaariyay
Khamiis, 12, Dec, 2024 {HMC} Madaxweynaha cusub ee ay dhawaan doorteen shacabka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), iyo ku-xigeenkiisa, Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta xilkii si rasmi ah ula wareegay, waxana ay mareen dhaarta Dastuuriga ah.
Munaasibadda xil-wareejinta iyo dhaarinta madaxweynaha iyo ku-xigeenka cusub oo lagu qabtay qasriga madaxtooyada, ayey ka qaybgaleen shirguddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, madaxweynihii Saddexaad ee jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, guddoomiyaha maxkamadda sare, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, xeer ilaaliyaha guud, Mudane Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan, Madaxweynihii hore ee dalka Ethiopia, Danjireyaal ka socda waddamada Maraykanka, ingiriiska, Denmark, Turkey, Thaiwan Ethiopia iyo madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida, madax-dhaqameed, siyaasiyiin iyo marti-sharaf ka, waxana halkaas laga jeediyey hadallo lagu sagootinayo madaxweynaha hore iyo ku-xigeenkiisa, laguna soo dhaweynayo madaxweynaha cusub iyo ku-xigeenka la doortay.
Ugu horrayn safiirka dalka Maraykanka ee Somalia, Amb. Richard H. Riley oo ku hadlay Afka wufuudda dibadda ee dalka u timid ka qaybgalka xilwareejinta iyo caleemo saarka madaxweynaha cusub iyo ku xigeenkiisa, ayaa bogaadiyey doorashooyinkii Dimuqraaddiga ahaa ee dhawaan dalka ka qabsoomay iyo sida quruxda badan ee labada madaxweyne xilka isugu wareejiyeen, waxana uu Somaliland ku ammaanay dawladnimada iyo Dimuqraaddiyadda ka hana qaatay.
Guddoomiye-yaasha guurtida iyo wakiillada, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo munaasibadda ka hadlay, ayaa bogaadiyey Doorashooyinkii hufnaa hufnaa ee ay dalka ka hirgelisay xukuumaddii uu hoggaaminayey madaxweynaha maanta xilka wareejiyey, mudane Muuse Biixi Cabdi, waxana ay soo dhaweeyeen madaxweynaha cusub, iyaga oo bulshadana ugu baaqay in lala shaqeeyo.
Madaxweynihii saddexaad ee Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka hadlay munaasibadda xilwareejinta, waxana uu shacabka ugu baaqay inay u midoobaan horumarka dalkooda iyo wada-jirkoodaba, isaga oo madaxda dalkana ugu baaqay inay ka dheeraadaan wax kasta oo bulshada dhexdeeda khilaaf ka dhalinaya.
Madaxweynaha xilka wareejiyey, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad dheer oo dhinacyo kala duwan taabanaysa halkaas ka jeediyey, ayaa soo dhaweeyey madaxweynaha la doortay iyo ku-xigeenkiisa, waxana uu si qoto dheer u sharraxay waxqabadkii ay dalka ka hirgelisay xukuumaddii uu gadh-wadeenka ka ahaa.
Madaxweynaha cusub ee Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa munaasibadda ka jeediyey khudbad ballaadhan oo salka ku haysa qorshihiisa siyaasadeed ee ku saabsan midaynta bulshada iyo horumarinta dalka, qorshihiisa ku aaddan siyaasadda arrimaha dibadda iyo ka go’anaanshihiisa dhinaca hawlaha la xidhiidha sinnnaanta iyo caddaaladda bulshada dhexdeeda.
Somalia accuses Jubbaland of AS collaboration in Raas Kambooni attack
Thursday 12,Dec, 2024 {HMC} Somalia’s Federal Government has accused Jubbaland’s administration of collaborating with AS militants in a recent attack on government forces in Raas Kambooni, a strategic coastal area in Lower Jubba. The incident, which forced Somali National Army (SNA) troops to withdraw, has further strained Mogadishu’s relations with the semi-autonomous region.
Speaking at a press conference in Mogadishu, Deputy Minister of Information Abdirahman Yusuf Al-Adala alleged that Jubbaland troops coordinated with AS militants in carrying out the operation. According to government intelligence, Jubbaland military vehicles and forces passed through areas controlled by Al-Shabaab before launching the assault.
“There is clear evidence that Al-Shabaab played a consequential role in the attack on government forces. This demonstrates the close relationship between Ahmed Madobe and AS ,” Al-Adala said, referring to the leader of the Jubbaland administration.
The Federal Government also revealed the establishment of a national investigative committee to probe the incident further. “The committee will conduct a comprehensive investigation into this matter and submit an official report to the government,” Al-Adala added.
The Ministry of Defense accused Ahmed Madobe’s administration of provoking the conflict. It alleges that government forces stationed in Raas Kambooni were attacked by troops loyal to Ahmed Madobe despite not having orders to engage in combat at the time.
“This decision followed provocations by Ahmed Madobe, who irresponsibly sought to pit Somali soldiers against one another, disregarding the value of their lives,” the Ministry said in a statement.
It added that Somali National Army (SNA) troops were initially deployed to secure areas vacated by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), particularly locations previously controlled by Kenyan forces. It emphasized that the SNA’s mandate in the region was strictly limited to combating extremist groups like AS.
“The Somali National Army had no orders to engage in combat with Jubbaland forces or anyone other than the Khawarij [Al-Shabaab],” the ministry said in a statement. “Our commitment is safeguarding Somalia’s sovereignty, people, and faith.”
Jubbaland has confirmed that an undisclosed number of federal troops have surrendered to their state forces.
The government’s accusations have further strained its relations with the Jubbaland administration, which has previously faced allegations of collaboration with AS. The Ministry of Defense had earlier claimed that the group provided logistical and tactical support to Jubbaland forces during the Raas Kambooni attack, an assertion viewed as evidence of a deeper alignment between the two entities.
As of Thursday afternoon, the Jubbaland administration had not responded to the accusations. However, analysts anticipate that a formal statement may be issued in the coming hours to address the Federal Government’s claims.



