Home Blog Page 1525

Isreal oo weerar cir iyo dhul ah ku Qaatay Siiriya

0

Talaado 10, DEC 2024 {HMC} Taangiyada Israa’iil ayaa 30 km u jira Dimishiq, xilli 300 oo weerar ay Israa’iil ka geysatay goob kasta oo saldhig iyo xarun amni ah oo ku yaalla gudaha Suuriya tan iyo markii mucaaradku la wareegeen talada dalkaas.

Israa’iil ayaa illaa ay xaqiijiso inay wada burbureen diyaaradaha iyo saldhigyada hubka ee Suuriya, waxay ku wadaa duqeynteeda joogtada ah.

Duqeymahan ayaa lagu sheegay taariikhdii kuwii ugu sarreeyay ee ay Israa’iil fulinayso.

Nidaamka cusub ee Suuriya ayaa wajahaya xaalad hubantii la’aan ah iyadoo sii socoshada weerarrada Israa’iil ay dhalin karta carada dagaalyahannada xukunka la wareegay ee ku jira is xakameyn sarreysa oo ay uga fogaanayaan xaalad dagaal oo ay dhexda u galaan, iyagoon illaa hadda wax hadal ah ka soo saarin weerarrada aan xadka lahayn ee Israa’iil oo sidoo kale taangiyadeeda keentay meel bartamaha Dimishiq u jirta kaliya 30 km.

Israa’iil waxay ka faa’iideysatay firaaqii dhacay muddadii uu socday kacdoonkii xukunka looga tuuray Assad, iyagoo la wareegay dhulka Suuriya ee buurta Hermon , halkaasoo ay ka dhigayaan aag xadduudeed hor leh.

Arrinta dhulka ay isku ballaarinayo Israa’iil, waa mid ka mid ah xaaladaha uga baahan si dhaqso leh inay go’aamo uga soo saaraan mucaaradka xukunka la wareegay.

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha ciidanka la wareegay xukunka Suuriya ayaa soo saaray go’aan uu ku shaaciyay in caddaaladda la horkeeni doono, kuwii ka dambeeyay dilka, ciqaabta, xad-gudubyada iyo dhibaateynta bulshada Suuriya, meel kasta oo ay joogaan ayuu sheegay in looga dabatagi doono, wax kasta oo ay ku arkeen xabsiyada iyo guryaha dadka Suuriya kuwii geystay haddii ay cafiyaan, wuxuu sheegay inan iyaga cidna cafin doonin.

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {12.10.2024}

Talaado 10, DEC 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Cali & Sahro Gabre

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

Madaxweynaha Soomaaliya oo Magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho

0

Muqdisho, Diseembar 10, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho u magacaabay Mudane Maxamed Axmed Amiir oo ah aqoonyhan ka soo shaqeeyay arrimaha dhaqaalaha, horumarinta bulshada iyo maamulka iyo maaraynta.

Madaxweynaha ayaa faray Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Iyo Duqa Muqdisho in uu sii dhammeystiro qorshayaasha horumarineed ee Caasimadda, isaga oo mudnaanta siinaya horumarinta magaalada, gaarsiinta bulshada Caasimadda doorasho dadweyne, sare u qaadista bilicda caasimadda, baahinta adeegyada aas-aasiga ah iyo adkeynta amniga.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u rajeeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, in uu Eebe u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday, isagoona kula dardaarmay in uu si hufan oo daacadnimo iyo howlkarnimo leh ugu adeeggo bulshada Soomaaliyeed.

Xeerkan Madaxweyne ee lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho ayaa ku dhaqan galay saxiixa Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay Talaado, 10-ka Diseembar, 2024.

DHAMMAAD

Qatar, Saudi Arabia, Iraq condemn Israel’s ‘dangerous’ land grab in Syria

0


Tuesday December 10, 2024

Arab statements come as Israel continues to step up strikes across Syria after ouster of Bashar al-Assad’s government.

Qatar, Iraq and Saudi Arabia have decried Israel’s seizure of land in Syria near the occupied Golan Heights as the Israeli military continues to launch air strikes across the country.

The Qatari Foreign Ministry said on Monday that Doha considers the Israeli incursion “a dangerous development and a blatant attack on Syria’s sovereignty and unity as well as a flagrant violation of international law”.

“The policy of imposing a fait accompli pursued by the Israeli occupation, including its attempts to occupy Syrian territories, will lead the region to further violence and tension,” it added.

Israel started attacking Syria after the armed opposition in the country toppled the government of former President Bashar al-Assad early on Sunday.

Saudi Arabia slammed the Israeli moves on Monday, saying that they confirm “Israel’s continued violation of the rules of international law and its determination to sabotage Syria’s chances of restoring its security, stability and territorial integrity”.

The kingdom’s Foreign Ministry also called on the international community to denounce the Israeli campaign, stressing that the Golan Heights is an occupied Arab territory.

Baghdad echoed the criticism, saying Israel has committed a “grave violation under international law”.

Iraq “stresses the importance of maintaining Syria’s sovereignty and integrity and calls on the UN Security Council to uphold its responsibility and condemn this aggression … and put an end to it,” a statement by the Iraqi Ministry of Foreign Affairs read.

On Sunday, Israel quickly moved in and seized the buffer zone separating the occupied Golan Heights from Syrian-controlled areas. The Israeli military also warned Syrians living in five villages near the strategic area to “stay home”.

Israel occupied most of the Golan Heights in 1967 and illegally annexed the territory in 1981.

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu said he ordered Israeli forces to grab the buffer zone, established in a 1974 ceasefire with Syria, shortly after al-Assad was overthrown.

Speaking to reporters on Monday, Netanyahu said the occupied Golan Heights would remain with Israel “for eternity”.

He also thanked US President-elect Donald Trump for recognising Israel’s claimed sovereignty over the territory during his first term. International law strictly prohibits the acquisition of land by force.

Netanyahu said the fall of al-Assad was “a direct result of the strong blows we have delivered to Hamas, Hezbollah and Iran”, according to the Israeli newspaper Haaretz.

Israel’s recent land grab was also slammed by UN Secretary-General Antonio Guterres’s spokesman Stephane Dujarric, who said the move constitutes “a violation” of the 1974 disengagement agreement between Israel and Syria.

The UN peacekeeping force deployed in the Golan Heights, known as UNDOF, “informed the Israeli counterparts that these actions would constitute a violation of the 1974 disengagement agreement”, Dujarric said. He added that the Israeli forces that entered the zone were still present in three locations.

‘More than 100 strikes’

Meanwhile, Israel’s ambassador to the United Nations told the Security Council that the deployment of soldiers into the area was “limited and temporary”.

“I addressed the Security Council and clarified that in response to the developing security threat on the Syrian-Israeli border and the danger it poses to our citizens, we have taken limited and temporary measures,” Ambassador Danny Danon wrote on X.

Beyond the land incursion, Israeli forces have been bombing targets across Syria since al-Assad’s ouster on Sunday.

The Reuters news agency quoted Syrian security forces as saying Israel bombed three airbases in Syria – sites near Damascus, Homs and Qamishli – on Monday.

Israel also launched attacks on military assets in the coastal city of Latakia, Reuters reported.

The Israeli military usually does not claim responsibility for attacks in Syria.

Israel conducted three air strikes in Damascus a day earlier against a security complex and a government research centre, two security sources said.

The Syrian Observatory for Human Rights, a UK-based war monitor, said Israel launched more than 100 air strikes on military sites across the country on Monday.

Rami Abdel Rahman, the head of the monitor, said the intensifying Israeli strikes aim “to destroy the former regime’s military capabilities”.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC}Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY 

{DAAWO MUQAALKA} Xoriyada ugu weyn ee qofka waa inuu codkiisa ku dorta madaxda Dalkaan”R- ku xigeenka 2aad ee XFS.

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC} Xoriyada ugu weyn ee qofka waa inuu codkiisa ku dorta madaxda Dalkaan”R- ku xigeenka 2aad ee XFS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Axmed Madoobe wuxuu u cararay Itoobiya……..

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC}Axmed Madoobe wuxuu u cararay Itoobiya……..

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliland hal arin ku noqotay Hogaanka Africa

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC} Soomaaliland hal arin ku noqotay Hogaanka Africa

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ma aqbalayno in lagu xadgudbo xaquuqda muwaadinkasta oo Soomaaliyeed.”Wasiir Bashiir Goobe

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC} Ma aqbalayno in lagu xadgudbo xaquuqda muwaadinkasta oo Soomaaliyeed.”Wasiir Bashiir Goobe

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Yaa ku guuleystay tartanka kubadda cagta degmooyinka maamulka KMG SSC Khaatumo.?

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC}Yaa ku guuleystay tartanka kubadda cagta degmooyinka maamulka KMG SSC Khaatumo.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA