Home Blog Page 1526

Foreign Minister Fiqi accuses Ethiopia of arms smuggling, calls for international accountability.

0

Tuesday 10, Dec, 2024  {HMC} Somalia’s Foreign Minister Ahmed Mohamud Fiqi has accused Ethiopia of undermining regional stability through alleged illegal arms shipments into Jubbaland, escalating tensions between the two neighbouring countries. The Somali government warned that such actions violate international laws and jeopardize peace talks facilitated by Turkey in Ankara.

“These actions are blatant violations of Somalia’s sovereignty and threaten to destabilize the region further,” Minister Fiqi said. He added that Ethiopia’s activities contravene the principles of good neighbourliness and disregard international norms.

The Somali government reported that two Ethiopian Airlines aircraft, identified as C12 models with registration number ET-ATF, landed in Jubbaland’s capital, Kismayo, on December 7. Officials alleged the planes carried unauthorized weapons in direct violation of Somali and international laws.

Over recent months, Somalia has accused Ethiopia of systematically smuggling arms into other regions, including Puntland and Galmudug, exacerbating tensions between Mogadishu and regional administrations. Minister Fiqi criticized Ethiopia’s actions as part of a broader strategy to exert undue influence in Somali affairs.

Ethiopia’s activities are part of a wider historical pattern of expansionism. “The situation has been further complicated by Ethiopia’s earlier attempts to claim maritime resources off the northern coast of Somalia,” Fiqi noted.

These developments have sparked concerns over the fragility of ongoing negotiations between Somalia and Ethiopia. Somalia said that talks in Ankara, aimed at resolving bilateral issues, have reportedly been derailed by Ethiopia’s military activities.

The Somali government warned that Ethiopia’s actions risk undermining the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), tasked with stabilizing the region. “Such provocations weaken trust between neighbours and threaten to derail years of progress towards peace,” Fiqi said.

Somalia has called on international partners to hold Ethiopia accountable for its actions and to pressure Addis Ababa into ceasing military operations in Somali territories. “The path to peace requires respect for sovereignty and adherence to international law,” Fiqi stated.

Source Hiiraan online

Mareeykanka oo Balan qaad usameeyay Ciidamada Booliska Soomaaliyed.

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC} Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya iyo Safiirka Dowlada Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya ayaa kawada hadlay dadaalada loogu jiro sidii dalka looga Saari lahaa AS iyo dib u dhiska ciidanka Boliiska, sida lagu sheegay war qoraal ah oo kasoo baxay taliska Booliska Soomaaliyeed.

Qoraalka kasoo baxay taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in taliyaha ciidanka booliska Asad Cismaan Cabdullaahi iyo Safiirka Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, Richard H. Riley oo yeeshay kulan miro dhal ah waxey si gaar ah uga wada hadleen dadaalada xoogan ee Dowladda Soomaaliya ugu jirto sidii Al shabaab looga xoreeyn lahaa meelaha ay wali kaga harsan yihiin Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa sidoo kale ka hadlay dib u dhiska Boliiska iyo qorshaha socda ee bixitaanka Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS iyo sidii ciidan Boliis ah goobahaasi loogu wareejin lahaa.

Degaanada qaar ee lagala wareegay AS ayaa dhowr jeer waxaa dhacday inay dib u qabsadaan iyadoo ay jirto baahida loo qabo inay Booliska la wareegaan goobaha Kooxda Al shabaab laga xoreeyo.

Dowladda Maraykanku waxa ay ka mid tahay saaxiibada Soomaaliya ka taageera dhanka ciidamada iyo dagaalka lagula jiro kooxda AS.

{DAAWO MUQAALKA} Bulshada Soomaaliyeed waxay u baahantahay xog tifaftiran oo akhlaaqiyan oo diiniyan laga fikiray.

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC} Bulshada Soomaaliyeed waxay u baahantahay xog tifaftiran oo akhlaaqiyan oo diiniyan laga fikiray.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} 𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 iyo x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 dalka oo laga shiray.

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC}  𝐃𝐚𝐬𝐭𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 iyo x𝐨𝐨𝐣𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 dalka oo laga shiray.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxaad kala socotaa xogta kulanka Mw Xasan iyo Rw Itoobiya?

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC} Maxaad kala socotaa xogta kulanka Mw Xasan iyo Rw Itoobiya?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dardaaran gaar ah oo lasiiyay Ciidanka ilaalada xarunta gobolka Banaadir.

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC} Dardaaran gaar ah oo lasiiyay Ciidanka ilaalada xarunta gobolka Banaadir.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay eedeeynta ay SCC-KHAATUMO ay u jeediyeen Maamulka Puntland.?

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC} Maxay tahay eedeeynta ay SCC-KHAATUMO ay u jeediyeen Maamulka Puntland.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Maxaa xilka looga qaaday talihii Dahab ee Jabaland Carab dheeg?

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC} Maxaa xilka looga qaaday talihii Dahab ee Jabaland Carab dheeg?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Madaale oo xarigga ka jaray 10 Waddo interlock ah.

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC} Gudoomiye Madaale oo xarigga ka jaray 10 Waddo interlock ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} “Jawaankii aniga leyga xaday ayuu ganacsigaan ka bilowday” Xildhibaan Odawaa

0

Talaado 10, Dec 2024 {HMC} “Jawaankii aniga leyga xaday ayuu ganacsigaan ka bilowday” Xildhibaan Odawaa

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA