Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Dowlada Soomaaliya oo ka Jawaabtay Codsigii Ardayga Baahiyaha Gaarka qabay.
{DAAWO MUQAALKA} Booliska Puntland Oo Digniin Adag Soo Saaray inta ay Socda Cayaaraha Gobolada.
Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Booliska Puntland Oo Digniin Adag Soo Saaray inta ay Socda Cayaaraha Gobolada.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Maxeey yihiin 45 Sargaaal ee sida gaar ah la dalacsiiyay.?
Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa tilmaamay in Ciidanka Illaalinta Deegaanka Xamar ay laf dhabar u yihiin kaabayaasha dhaqaalaha, Bilicda Caasimadda, ka hortaga Maandooriyaha iyo Anshax xumada, asigoona xusay in ay ka go’an tahay dhiiragelinta iyo tayeynta Ciidanka.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {12.09.2024}
isniin 09, DEC 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Shugri Baryare & Mustaf Cali Cadoow
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO
{DAAWO MUQAALKA} Maxaa khasaaro ah oo ka dhashay Dagaalka u dhaxeeyey SCC Khaatumo iyo iyo Soomaliland.?
Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Maxaa khasaaro ah oo ka dhashay Dagaalka u dhaxeeyey SCC Khaatumo iyo iyo Soomaliland.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Shirka Arimaha Banii-aadanimada Soomaaliya oo ka Socda Magaalada Muqdisho.
Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Shirka Arimaha Banii-aadanimada Soomaaliya oo ka Socda Magaalada Muqdisho.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Shirka Arimaha Banii-aadanimada Soomaaliya oo ka Socda Magaalada Muqdisho.
Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Shirka Arimaha Banii-aadanimada Soomaaliya oo ka Socda Magaalada Muqdisho.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Hooyo ku sugan Baladxaawo oo Fariin Adag u dirtay Itoobiya.
Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Hooyo ku sugan Baladxaawo oo Fariin Adag u dirtay Itoobiya.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Ciyaartooyda Xulka 15 jirada Soomaaliya oo maanta u safray Dalka Uganda
Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Ciyaartoyda Da’doodu kayartay 15ka sano ee Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa maanta laga ambabixiyay Magaalada Muqdisho, waxa uu socodkoodu yahay Magaalada Kampala Caasimadda Dalka Uganda si ay uga qaybgalaan Isreeb-reebka Koobka Iskuullada Afrika.
Tartankaan oo si gaar ah u dhaxeeya Dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika waxaa si niyad ah loosoo macsalaameeyay jiilka 15 jirrada ah ee Xulka Qaranka Soomaaliya ku metalaya Tartankaan iyada oo laga rajeeyay guullo wax ku ool ah in ay dib usoo celiyaan.
Mas’uuliyiin katirsan Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, Dadka daneeya Cayaaraha iyo shakhsiyaad kale ayaa ka qaybgalay sagootinta Da’yartaan magaca Xulka Badweynta Hindiya ku metalaya tartamada isreeb-reebka ah ee Kampala ka dhacaya.
Tartankaan ayaa noqonaya kii 3aad, dhammaan kulamada waxa ay ka dhici doonnaan Garoonka Cayaaraha ee St. Marys Stadium ee Magaaladaa Entebbe, waxaa ciyaartoyda Soomaaliya hoggaaminaya Mahad Maxamed Xaaji ‘Maicon.
Puntland oo Isku Diyaarineeyso Dagaal ka Dhan Ah Kooxda………
Isniin 9, Dec 2024 {HMC} Ciidamada difaaca dowlad goboleedka Puntland ayaa ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay howlgal ka dhan ah kooxada Daacish ee ku sugan buuraha gobolka Bari, waxa ayna ciidanka hadda ku jiraan heegan buuxa.
Guutooyin kamid ah ciidamada daraawiishta Puntland oo ay weheliyaan cutubyada sida gaarka ah u tababaran ee qaabilan la-dagaallanka argagixisada, ayaa ku jira diyaar-garowgii u danbeeyay ee hawlgalka buuraha Calmiska si ay halkaasi uga saaraan kooxaha Daacish.
Saraakiisha ciidamada Puntland ayaa diyaariyay ciidankii ugu badnaa ee ka qeyb qaadanaya howlgalkan baaxada weyn ee Puntland ku dooneyso in ay kusoo afjarto kooxaha Daacish, waxa ayna hadda ciidamo badan oo la diyaariyay joogaan deegaanka Kalabeyrka ee gobolka Bari.
Ciidamada Puntland u diyaarisay howlgalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab ayaa loo dhameestiray hubkii ay ku howlgali ,lahaayeen iyo saanadooda, waxa ayna ciidanka kaliya hadda sugayaan in lagu amro in ay bilaabaan howlgalka soo afjarida kooxahasi.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dagaallamayaal katirsan kooxda Daacish ay isaga baxeen buuraha Calmis kahor inta aysan howlgalka bilaabaan, waxa ayna kooxahan hadda sii diyaarsadeen dhankooda dhufeesyo iyo godad ay gabaad uga galaan duullaanka kusoo wajahan.



